SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Cafinta waxay ka fiicantahay aar-goosashada, shaqadana waxay ka raaxo badan tahay firaqada,qanacadana waxay kaweyn tahay Maalka, Caafimaad kana wuxuu ka wanaagsan yahay maalka ?
Asxaabta waxaa ugu wanaagsan kan aad ku kalsoon tahay culaysyada kusoo fodsaarana kula qaata, kulana qaybsada dhibta iyo dheefta, aanan faafinayn sirahaaga.
I_AM_BACK My friends ❤️
Adkayso xitaa haddii aad timaaddo adigoo kala go'ay, farxadda imaatinka ayaa dib kuu soo celin doonta. ️?
Xaqiiqoyin kusaabsan Omar bin-khataab رضي الله عنه
Walaashiis iyo Walaalkiis/seedigiis ayaa Shareecada islaamka ka hor qaatay.
Waxaa diinta inoo qaato sababtay Suuratul Ta’ha - wuxuuna bartaa ku aqbalay diinta Islaamka inoo qaato ( Wuxuu ku socday jidkii uu ku dili lahaa Nabi Muxammad (NNKH) laakiin isla jidkii isagoo kusocda ayuu islaamka qaatay.)
Omer (رضي الله عنه ) wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyey ee ku dhiiri galiyay Nebigena suuban Muxamed (NNKH) inuu Salaad kutujiyo magaalada Makka.
Wuxuu ahaa khaliifkii labaad ee islaamka.
Naaneystiisa waa Al-Faaruuq waxaa ubixiyey Nabi Mohamed (NNKH)
Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyey ee sameeystay soona bandhigay Qasnada Guud (Waxaa sidoo kale loo yaqaanay Bait-ul-Maal).
Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyey ee had iyo jeer la taagnaa lana joogay nabi Muxamed (NNKH) waqti walbo
Intii uu xukunka hayey, muslimiinta waxee ka adkaaden reer faaris 14kii hijriga
Waxo ahaa qofkii ugu horreyay abid oo aasaasay nidaamka garsoorka Intaas waxaa sii dheer, waxoo sameeyey Kanaallo, waddooyin, iyo Xarunta Dhexe ee Ciidanka .
Sidoo kale, wuxuu aasaasay taariikhda Islaamka ee hijriga.
Wuxuu ku shahiiday gacanta Abu Lulu asoo Salaad kujira.
Waxaa lagu aasay Nebi Muxammed (NNKH) agtiisa.
Qofku wuxu qof ku yahay waa shaqsiyadiisa.
Shaqsiyadaadu yeysan noqon sida dhulka oo kale oo dadkoo dhami ku istaagaan laakiin ha noqoto sida dayaxa oo kale oo dadkoo dhami daawadaan ?
Subax wanaagsan ?❤️
يوم الجمعة لاتنسى ثلاث : ١- الإكثار من الصلاه على النبي ﷺ . ٢- قراءة سورة الكهف . ٣-دعوه مستجابة قبل غروب الشمس
Malinta jumcada ha hilmaamin 3daan arimood
1 Inaa badisid saliga nabiga scw
2 Inaa aqrisatis suratu Al-kahfi
3 Inaa duceesatid inta aysan qoraxda dhicin wa sacadu ijaaba
الدال على الخير كفاعله
Wa jumcadi u dambeeday ee ramadan
Allow wxa ku waydiisanena
inaa acmashena hagaajisid
Qulubteena aad wanaga ku hanuunisid
naga aqbashid ducadeena iyo riyooyinkena
Noo xifdisid ehelkeena iyo kuwa jecelnahay
Nagu qortid kuwa ka raali noqotoo naarta aad ka xoreeday
Allhuma aamin
???'????? ❤️
?Jibriil CS Qur'aanka aya lagu soo dajiyey oo nabiga صلى الله عليه وسلم ayuu ukeeni jiray wuxuu noqday sayyidka malaa'igta waxaana lagu magacaabay ruuxul amiin.
?Muxamed صلى الله عليه وسلم Qur'aanka aya dushiisa lagu soo dajiyey wuxuu noqday kan ugu fadliga badan nabiyada iyo rususha.
?Ummada nebi muxamed صلى الله عليه وسلم Qur'aanka ayaa lagu soodajiyey waxey noqodeen ummada ugu kheyrka badan.
?Leylatul qadri Habenkas dhexdiisa waxaa lasoo dajiyey Qur'aanka waxuu noqoday habeenka ugu kheyrka badan habeenada.
?Bisha Ramadaan dhexdeeda Qur'aanka ayaa lasoo dajiyey waxey noqotay bisha ugu fadliga badan bilaha.?
?Nabiga صلى الله عليه وسلم Wuxuu dhahay waxaa idiin kugu kheyr badan kan barta ur'aanka dadkana sii bara.
?Maalmahaada waxaa ugu kheyr badan midii aad ahaato qur'aanka lajirkiisa Qur'aanka aad aqrido ku camal fasho dadkana sii barto.
أللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا وغمومنا ?♥️ آميين ?
intadan noloshada malinlaha bilaabin qur'an akhri ??
RAMADAN MUBARAK
Quraanku waa Quudka Qalbiga, buug ka qiimo badan oo aan akhri laheyn ma jiro.
Akhrintiisa hadduu Alle kuugu daro inaad fahanto, ku dul fikirto, ku tadaburto wax loo dhigaa ma jirto, waayo raaxo nafsi ah oo xag Alle ka timid ayaad dareemaysaa.
Noloshan aduunkana agtaada way ka qiimo beelaysaa waayo markaste meeshaan u socono iyo hoygeena abadiga ah ayuu marba dhinac Kaa tusinayaa.
Bani aadam hadaan nahay laba dhinac inaan ka dhisnaano ayaan u baahanay si aan qof miisaaman u noqono(1) Garaadka iyo (2)Ruuxda, Quraanku waa kitaabka kaliya ee labadaasba Kaa dhisi karo waa hadaad macnahiisa fahanto ama barato.
Ilaahoow akhrinta hadalkaaga noo fududee, na fahansii, kuwii ku dhaqmana naga dhig.?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago