๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™ฃ๐™ค๐™ก๐™–๐™จ๐™๐™–

Description
ASC WALALAYAAL HALKAAN WAXAAN KU SOO DUGBIN DONAA HADII ALLAAH RAALI KA NOQDO

WAXYAABO SAACIDI DOONO NOLASHA INSAANIGA AH IYO SUNADA NABIGA IYO QOLKA ALAAH XIKMADO CAJIIB AH


WAXAAN RAJEYNAA INAA NALA SHEQEY DONTAAN INSHAA ALLAAAH

SOODHAWA
We recommend to visit

Official Telegram Channel of Koorowsh?๏ธ

Last updated 9ย months, 2ย weeks ago

Last updated 1ย year, 3ย months ago

Last updated 2ย months, 3ย weeks ago

3ย months, 2ย weeks ago
3ย months, 4ย weeks ago

Fursadii Qarniga๐ŸŽฏ

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 12aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
โ™จ๏ธ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

9) public health (caafimaadka bulshada)

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

4ย months ago
5ย months ago
5ย months, 1ย week ago

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

QORO CV QURXOON
FURSAD MUHIIMA .

MA RABTAA INAAD DIYAARISO CV QURXOON OO AAD MARKIIBA SHAQO KU HESHO.
ALFURQAN ONLINE SCHOOL TABABARKAN MUHIIMKA AH AYAY KUU HAYSAA .
Kaliya afar cisho ayuu soconaya
Kunabeegan maanta.
AYUU BILAABMAYAA.
DIWAAN GALINTUNA MAANTA AYAY SI RASMI AH UBLAABANTAY.
COURSkU WAA FREE AMA LACAG LA'AAN .
KALIYA DIWAAN GALINTA AYAA AH
2$.

YAANAY KAA BUUXSAMIN EE HALKAN ISKA DIWAAN GALI.
KALIYA 50 ARDAY AYAANU SIINAYNAA TABABARKAN.
???
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq.

Si yar oo fudud ku hel shaqo kasta oo aad doonato adoo sita cv qurxoon.

5ย months, 2ย weeks ago
8ย months ago
8ย months, 1ย week ago
We recommend to visit

Official Telegram Channel of Koorowsh?๏ธ

Last updated 9ย months, 2ย weeks ago

Last updated 1ย year, 3ย months ago

Last updated 2ย months, 3ย weeks ago