Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

πŸ“šπŠπ¨π›πœπ’π€πͺ𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 π‚π‘πšπ§π§πžπ₯πŸ“š

Description
π™Ίπš˜πš‹πšŒπš’π™°πššπš˜πš˜πš—πšπšŠπšŠπšπšŠ πš†πšŠπšŠ π™Άπš˜πš˜πš‹ 𝚊𝚊𝚍 πš”πšŠ πš‘πšŽπš•πš’ πš”πšŠπš›πšπš’πš
β˜žοΈŽοΈŽοΈŽπšƒπšŠπš‘πšŠπš—πšŠπš’πšŠπšŠπš• π™³πš’πš’πš—πš’ π™°πš‘
β˜žοΈŽοΈŽοΈŽπšƒπšŠπš‘πšŠπš—πšŠπš’πšŠπšŠπš• π™ΉπšŠπšŒπšŠπš’πš• π™°πš‘
β˜žοΈŽοΈŽοΈŽπšƒπšŠπš‘πšŠπš—πšŠπš’πšŠπšŠπš• πšƒπšŠπšŠπš›πš’πš’πš”πš‘πš’ π™°πš‘
β˜žοΈŽοΈŽοΈŽπ™±πšžπšžπšπšŠπšŠπš π™Ώπšπš
Advertising
We recommend to visit

Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
Β© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-‡️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4Β months, 3Β weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2Β weeks, 3Β days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1Β month, 1Β week ago

1Β week, 4Β days ago

Suurada 69aad Al-Xaaqqah

Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Xaaqqah, Maadama ay wax badan ka Tilmaanto Xaaladaha Maalinta Qiyaame Dadka u kala Bixi Doonaan kuwa Liibanaya iyo ku ay Nasiib Xumo ku Dhaceyso. Suuradan waa makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 52 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mulki ka dib, Juz ahaana Msxafka waxy kaga Beegan tahay bartamaha Qeybta Koowaad ee Juzka 28aad.

Macnaha Guud ee Suurada Al-Xaaqqah:

Suuradan waxay wax ka Sheegtaa Arimo Dhowr ah sida: Xaaladaha Maalinta Qiyaamaha ka jira, Dhibaatooyinka dhici Doona Marka sacaada Qimaayaha Dhaceyso la gaaro, Mustaqbal Xumidii ku Dhacday kuwii Beeniyay Rusushii Alle (Cw) sida Qoomamkii Caad, Thamuud, Qoomkii Luudh, Fircoon iyo Qoomkii Nabi Nuux, arintaas oo Digniin u ah waxa ku dhici Doona kuwa Beeniya Risaalada Nabi Muxamad (Scw).

Suurada waxey kaloo soo Hadal qaadaa waxa ay kala Muteysan Doonaan kuwa Mumniinta ah iyo kuwa Mujrimiinta ah Abaal marin ahaan, Suuradana waxaa la Dhihi karaa hadii aan soo koobo waxey u taagan tahay in ay Cadeyso Qur’aanka inuu Dhab ahaan yahay hadalkii Alle (Cw) iyo inuu Rasuulka yahay mid Run ah Xumaana lagu Tuhunsan karin.
Waxaana Xasuusin mudan in waayahan ay bateen Dad Aflagaado iyo Xumaan la beegsada Diinka Islaamka Guud ahaan Gaar ahaan Quraanka Kariimka ah iyo Nabigeena Suuban ayadoo ay taasna ka dhalatay Qoraalo Cadaalad daro ku dhisan oo la qoaray qarniyadii Dhexe xiliyadii ay jireen dagaaladii waa weynaa ee saliibiyiinta iyo Muslimiinta u dhaxeeyay waxaana Maanta soo Cusbooneysiiyay Aflagaadadaas kuwa Dhaxal ahaan u helay Xiqdigii ay ka Dhaxleen Awoowayaashood ayagoo ka Dhigaya wax Cusub ama Maanta Biloowday.
Waxaa taariikhda ku cad Aflagaadada Quraanka iyo Nabiga waxay soo jirtay laga soo Bilaabo waagii Nabiga Suuban la soo saaray waxayna sii korortay xilayadii qarniyada dhex waxna uma dhimin mana u dhumi doonto mana aha huru mar iyo Ilbaxnimo ama Xoriyatul Qowl aflagaadada Diinta Islaamka laakiin waa in Aduunkan awalba la haleeyay dabkana ka hursan yahay banziin lagusii shubo dhibaatadana lasii kordhiyo.

hadii ay Qolo Maanta u istaagto dayaxa ama Qoraxda in ay Aflagaadeeyaan si Iftiinkooda loo waayo suura gal ma ahan in Qoaraxda iyo dayaxa Iftiin beelaan dacaayad darteed sidaasoo kalana suuragal ma aha in aflagaado Iftiinka iyo Nuurka Islaamka lagu damiyo horaana looga dalay laakiin dad badan ayaa ku Aduun iyo Aakhiro seegi doona!

2Β weeks, 1Β day ago

β­•οΈπŸ”» Community ++ ❗️❕
━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ•‹ π——π—œπ—œπ—‘π—œ πŸ•‹
β”Œ @Diinteenna_Macaan
β”œ @Al_xakiim
β”œ @Quruxdaislaamka
β”œ @Hidaayatu_Rabi
β”œ @hogaan_Dumar
β”” @Dhaqan_wanaag
━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ† π——π—›π—œπ—œπ—₯π—œπ—šπ—œπ—Ÿπ—œπ—‘ π—œπ—¬π—’ π—«π—œπ—šπ— π—”π——π—’ πŸ†
━━━━━━━━━━━━━━━━
β”Œ @XikmadoSom
β”œ @Dhiiragaliye
β”œ @Mucaashaq_Jacayl
β”œ @AishaAhmed99
β”œ @QalbiDhaye143
β”œ @kalimakariim
β”œ @xaqiiqadanolosha
β”œ @Albaanichannel252
β”” @Ruuxda

━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
━━━━━━━━━━━━━━━━
β”œ @Dareen_side
β”œ @Hasancaashaq)
β”œ @daren_jaceyl
β”œ @Mohametahmed
β”œ @Noqoxiddig
β”œ @FAAIDOCHANEEL
β”” @DunnidaSuugaanta

━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸŽ“ 𝗔𝗀𝗒𝗒𝗑+π—™π—”π—¦π—”π—Ÿπ—’ πŸŽ“
━━━━━━━━━━━━━━━━
β”Œ @maanhage
β”œ @farsamada
β”œ @haqabtire1
β”” @KobciAqoontaada2
━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ“š π—•π—¨π—¨π—šπ—”π—”π—š πŸ“š
━━━━━━━━━━━━━━━━
β”Œ @somalibooks
β”œ @Somalilibrary
β”” @kobciyebooks

β”β”β”β”β”β”β”πŸ”Ίβ”β”β”β”β”β”β”β”β”
πŸ’ŽPresented by @zomalibot
β”β”β”β”β”β”β”πŸ”»β”β”β”β”β”β”β”β”β”

2Β weeks, 2Β days ago

Dadka qaarkii ma rabaan inay runta maqlaan sababtoo ah ma doonayaan in dhalanteedkooda la burburiyo
Dunidan waad ka tagaysaa waxa aad hada hayso uun baad noqon aday kuu taalaa khayr iyo shar midka aad haysid

2Β months, 2Β weeks ago

Suurada 54aad Al-Qamar

Suuradan waxaa loogu madaray Al-qamar si ay u waartto Mucjizadii Alle (Cw) uu siiyay Nabigiissa Muxamad ah (Scw). Suurada waa Makiyah Aayadaheeduna waa 55 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Adhaariq ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Dhamaadka Qeybta hore ee Juzka 27aad.

Macnaha Guud ee Suurada Al-Qamar:

Suuradan waxa ay ka Hadashaa Asalada Caqiidada islaamka Biloowgeeda ilaa Dhamaadkeeda, waxa ayna Duulaan weyn ku tahay kuwa Quraanka Beeniyay, Suuradana waxay ku Socotaa Nidaam ah Handaado, Goodiyo iyo Digniino ku socda Mucaanidiinta Quraanka diidan ayadoo soo bandhigta Cadaabka sugaya Nooca uu yahay iyo sida Xaalada Aduunka noqon Doonto mara la gaaro xiliga Saacada Qiyaamaha Dhaceyso

2Β months, 2Β weeks ago

πŸŒ€ FREE COURSES
πŸ†” JOIN πŸ”» @Farsamada
πŸ†” JOIN πŸ”» @maanhage
πŸ†” JOIN πŸ”» @KobciAqoontaada2
πŸ†” JOIN πŸ”» @haqabtire1

πŸŒ€DIINTEENA ISLAAMKA
πŸ†” JOIN ▫️ @Al_xakiim
πŸ†” JOIN ▫️ @Quruxdaislaamka
πŸ†” JOIN ▫️ @Dhaqan_wanaag
πŸ†” JOIN ▫️ @Hidaayatu_Rabi
πŸ†” JOIN ▫️ @hogaan_Dumar

πŸŒ€ DHIIRIGALIN
πŸ†” JOIN ♦️ @XikmadoSom
πŸ†” JOIN ♦️ @nuxurchaneel
πŸ†” JOIN ♦️ @Albaanichannel252
πŸ†” JOIN ♦️ @xaqiiqadanolosha
πŸ†” JOIN ♦️ @kalimakariim

πŸŒ€ DHIIRIGALIN
πŸ†” JOIN ◾️ @Dhiiragaliye
πŸ†” JOIN ◾️ @QalbiDhaye143
πŸ†” JOIN ◾️ @Som_Motivation
πŸ†” JOIN ◾️ @AishaAhmed99

πŸŒ€ORAAHYO
πŸ†” JOIN πŸ”Ί @DunnidaSuugaanta
πŸ†” JOIN πŸ”Ί @FAAIDOCHANEEL
πŸ†” JOIN πŸ”Ί @Noqoxiddig
πŸ†” JOIN πŸ”Ί @RUNTA_NOLOSHA
πŸ†” JOIN πŸ”Ί @Kaydkaqormooyinka

πŸŒ€ JACAYLKA 
πŸ†” JOIN πŸ”Ή @daren_jaceyl
πŸ†” JOIN πŸ”Ή @Hasancaashaq
πŸ†” JOIN πŸ”Ή @Dareen_side
πŸ†” JOIN πŸ”Ή @Qalbiyadeena

πŸŒ€BUGAAG
πŸ†” JOIN πŸ”Έ @somalibooks
πŸ†” JOIN πŸ”Έ @kobciyebooks
πŸ†” JOIN πŸ”Έ @Somalilibrary

β–ͺ️ Powered By :  @Somalibooks

2Β months, 2Β weeks ago

Suurada 53aad An-Najmi

Suuradan An-Najmi waa Makiyah, Aayadaheeduna waa 62 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suura AL-Ikhlaas ka Dib, Musxafkana waxa ay kaga Beegan tahay Biloowga dambe ee Juxuzka 27aad.

Macnaha Guud ee Suurada An-Najmi:

Suuradan waxa ay aad Xooga u Saartaa Mowduuc ahaan Caqiiqadada Gaar ahaana Risaalada Nabi Muxamad Dhab ahaan shaheeda iyo Soo Bixinta Qiyaamaha Marka la gaaro si Qof walba looga Abaal mariyo Camalkiisii.

4Β months, 2Β weeks ago
4Β months, 2Β weeks ago

πŸ”€πŸ”€πŸ”€πŸ”€πŸ”€πŸ”€πŸ”€πŸ”€

Waxa farxad noo ah channell keenii @somalibooks in uu gaadhay 100k

Alfa mabruuk

4Β months, 2Β weeks ago
6Β months, 1Β week ago

Suurada 39aad Az-Zumar

Suuradan waxaa lagu Magcaabaa AZ-Zumar, oo waxa ay xasuusin u tahay Laba Koox oo mid walba Jiho gaara loo Kaxeyn Doono, Koox waa kuwa Liibaanay waa Ahlu Janada waxaa ay Janada lagusoo dhaweeyaa Aayagoo Koox ah markaas ayaa waxay Tagaan janadii oo u Diyaarsan oo Albaabaheedii usii Furan yihiin, Kooxna waa kuwa Nasiib Xumo ku Dhacday Waa Ahlu Naarka waxaana loo Kaxeeeyaa Dhanka Naarta ayadoo loo furo Marka ay yimaadaan Albaabkeeda si Kuleylkeeda loogu Ciqaabo ayadoo usuu Daboolneyd.

Suuradan waa Makiyah, marka laga reebo Aayadaha kala ah 52, 53, 54, Tiro ahaana Aayadaheedu waa 75 Aayadood, waxa ayna Soo dagatay Suurada Saba ka dib. Juz ahaana Musxafka waxa ay kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 23aad iyo Biloowga Juzka 24aad.

Macnaha Guud ee Suurada Az-Zumar:

Waxa ay Suurada aad u Naqdisaa kuwa Cibaadada Alle marka ay doonaan usii mara meelo kale oo ay isleeyihiin Allaah ayaa jecel ama A;llaah ayaya idiin dhaweynayaan taasoo sabab u noqotay in ay Shirki galaan ayagoo hadana Allaah inay Caabudaan doonaya

Sidaa darted ayay Suuradan waxa ay Xooga Saartaa Caqiidada Toowxiidka weliba waxaa la dhihi karaa Suuradan waxey kala gaar tahay Suuradaha kale in Gabi ahaan ay ku Kooban tahay Toowxiidka ka Hadlidiisa si loo fahmo Muhimada Caqiidada saxiixa ah, Maxaa yeeelay Toowxiidka Waa Asalka Iimaanka, waa Aasaaska caqiidada Saxiixa ah, Camalka Ruuxana lama Aqbalo Haduusan ikhlaas (Mid Allaah kaliya loo Sameeyay) aheyn.

We recommend to visit

Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
Β© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-‡️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4Β months, 3Β weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2Β weeks, 3Β days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1Β month, 1Β week ago