SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Luqada turkiga hadii aad jeceshahay inaad si fudud ku barato Aladaha aad isticmasho oo dhan ee aad wax ka dawanayso haku noqdan turkish oo kalia yacni vidio walba oo aad dhageysanaysid ku dhagayso luqada turkiga
I.a wxana jeclan laha inaad taqano luqad labaad sida english ama carabi si ay kugu fududato inaad luqad cusub ku fhmi karto Kuna baran karto mahadsanidin☺
Allha unaxaristo inta dhimatay?
Welcome
https://t.me/ibnu_ahmed_22
Waan lunay !!
Waqtiga la joogo io sida aan nahay isma laha aad ayaan usii foganayna
Waxan taganahay heer aan ukala baxno gobal gobal aan sameysano Calano io inaan anaga isliidno
Xita dhalanyaradii baa xeranaysa calamada oo kuliyod waxa gacanta ugu jiro calamo ka tarjumayo inay reer hebel yihiin
Wax baad baratay family dhan baad jamici utahay ama aad wax ubaratay
Hadana naftada waxad ku so kobtay inaad qabilkaga ku fanto inaad waqtigaga ku lumiso dawasho aan dhamaad lahyn .
Maxaad baratay miyanu caqli ku kordhin miyadan qof weyn ahyn miyadan mustaqbal wadankina ka Rabin hadaa adiga qabyaleyzi tahay oo aad udhaqmeysid wax mustaqbalkaga bari burburin dono maxaa wadan unoqon dono ilmahaga, maxaad ugu shekeyn carurtada ,aqiradaydana maxaa udanbeyn.
Wadankina iska qariba hadhow dawarsada dhul shisheye.
Intaa koox koox isku dilaysan ,intay calamo dhowr jiraan ha sugina inaad rajo ka yelato dalkaan dhalayaridisa lumen
Waxa nool dhalinyaro oo Wali wadankan rajo ka leh rabaane inay qabyalada ciribtiran lkn waxa dhagaysto kuwa qustay?!!
Ku fikirayana nolol aan tan ahayn ?
Hadal bdn Haan ba buxsho aan wax qabsano??
Qalbigayga wuxu ileyahay ;
Wax qabso
Fadhiga ka kac
Noloshada hormari
Wax is bar
Waqtigaga ka faidayso
Malayacnigan iska daa
Lkn naftadayda markay u dhaqaqdo
Howshaa , waxan daremaa cajis ,daal io tacbanimo .
Inta ila mida aan isku ducayno
Inta ka gudubtayna hano duceyan
Allaha noo aqblee??
Eid Mubarak hppiyal?❣
Day 5
Ramadan jumca ??
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago