News and announcements of the library. No books here.
??Official Chinese channel: t.me/zlib_china_official
? https://z-library.sk
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
? https://twitter.com/Z_Lib_official
? https://mastodon.social/@Z_Lib_official
Last updated 7 months ago
Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.
For paid promotions and feedback contact us at: @CEOofBelarus
Last updated 3 weeks, 5 days ago
💫Welcome to the best book channel of Telegram.
✨Buy ads: https://telega.io/c/BooksHub25
✨Contact admin ➠ @Bookshub_contact_bot
✨ Copyright Disclaimer➠ https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18
Koorsada 𝐁𝐀𝐑𝐁𝐀𝐀𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀
𝐐𝐀𝐑𝐍𝐈𝐆𝐀 𝟐𝟏𝐍𝐀𝐀𝐃 (21𝒔𝒕 𝑪𝒆𝒏𝒕𝒖𝒓𝒚 𝑷𝒂𝒓𝒆𝒏𝒕𝒊𝒏𝒈)
Waa koorso uu dhawaan bixin doono Ustaad Mubarak Hadi waliba hab fogaan arag ah. (Zoom)
Koorsadani oo sannadkiiba mar uu qabto Barbaariyaha, ayaa socon doonta muddo 4 toddobaad ah, haddii Alle idmo.
Waa fursad korriimo, aqoon-dhis & xirfad-kobcin oo aan ku wada gali doonno safar innoo horseeda isbeddal wayn Idam alle.
FG:
Tiradu waa mid xadidan.
Faahfaahin & diiwaangalin
https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1
+41 76 426 43 41

Ka harsan 1 Maalmood idam alle
YAAN LAGAA BUUXIN
𝑭𝒂𝒅𝒍𝒂𝒏 𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒅𝒊𝒊𝒘𝒂𝒂𝒏𝒈𝒂𝒍𝒊:
https://wa.link/ddpzoz
+41 76 544 61 56
Nala soo xidhiidh, oo hel ????? ?????? ????????? oo ah 50% laaga billaabo 28/11/2024 ilaa 07/12/2024*
La xidhiidh ??✍️
Si aad uga qayb qaadato Horudhaca Maandhis Book Club fadlan soo raac:
https://chat.whatsapp.com/IP1ASATT9050nDQz0Exc8i
Diiwaan galin:
https://wa.link/aituqy
Waxyaabaha ugu wanaagsan ee xidhiidhka labada qof cimriya waxa ka mid ah, is-moogaysiinta. Dad fara badan oo xidhiidh waanagsan lahaa oo lammaane leh, oo saaxiibbo leh, oo shaqo wadaag leh, baa xidhiidhkoodii ku burburay kaliya in midkood uu midka kale u fiirsaday iimaha yaryar ee uu leeyahay iyo khaladaadka ka dhaca.
Haddii aad uun u fiirsato wax wal oo uu samaynayo qofka aad wada nooshihiin ama aad jaalka tihiin ama ay wada-shaqayntu idinka dhexeyso, waxaa adkaanaysa in aad u dul-qaadato inaad xidhiidh sii wada yeelataan. Malahayga waa halka ay daaran tahaay maahmaahda tidhaahda Caqligaagoo bataa (u fiirsashadaada) macrifadaaduu yareeyaa.
Waa run. Haddii aad iimaha qofka uun ku fooganaato ama khaladkii yaree ka dhacaba aad tidhaahdo maxay waxaasi u dheceen, adigaa qofkaa u dul-qaadan kari waayaya ama isagaa eedayntaada u dul-qaadan kari waayaya, sidaas na waxaa ku dumaya damal hadh-waynaa oo aad wada hoos hadhsan jirteen. Qof aan wax lagu dhibsado lahayni ma jiro, is-moogaysiin bay se u baahan tahay iyo dulqaad. Xasan Al-Basri, raximahullaah, baa laga sheegaa in uu yidhi: Is-moogaysiintu, waa hab-dhaqanka dadka ahlul karam ka ah. Imaam Axmed ibn Xambalna waxaa isna laga sheegaa in uu ba yidhi: Tobankii ba, sagaal ka mid ah hab-dhaqanka wanaagsani waa is-moogaysiin.
Is-moogaysii khaladaadka ka dhaca dadka noloshaada ku wayn sida: seygaaga, xaaskaaga, saaxiibbadaada, walaalahaa iyo dadka ay wada-shaqayntu idinka dhexeyso. Waa hubaal khaladdo fara badan way ka dhacayaan, waxyaabo badan oo aad ku dhibsatana waad kala kulmaysaa, laakiin ogsoonow, khaladaadkaa ka dhacaya waxa ka badan, wanaagyada ay leeyihiin iyo weliba dheefta aad ku qabto.
Gabyaagii carbeed wuxu yidhi:
وَمَن ذا الَّذي تُرضى سَجاياهُ كُلُّها ... كَفى المَرءَ نُبلاً أَن تُعَدَّ مَعايِبُهْ
إذا أنتَ لَمْ تَشرَبْ مِرارا على القَذى ... ظمئت وأيُّ الناسِ تَصفو مَشارِبُه
— Mubarak Hadi