AQOONYAHAN

Description
Kusoo dhawoow AQOONYAHAN!
Degelkan waa goob kuu fududaynaysa inaad noqoto Akhriste xeel-dheer, iyo shakhsi xog dheeraad ah ka haya xaashadaha aqoonta.
Inaad nala joogto ayaan jeclaan lahaa.
Mahadsanid!
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 4 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

1 year, 7 months ago
Waxaa hubaal ah inaad tiraba dhawr …

Waxaa hubaal ah inaad tiraba dhawr jeer guuldaraysan doontid, inaad maal-maha qaar niyad-jab awgii aad is garan waydo waxaad ka fakarayso.
Intaa iyo inkabadan-ba qofka noloshu u diyaarinayso martabad sare wuu maraa, wuxuu wadadaa dheer ee aanu garanayn natiijadeeda ku hilaadiyaa hammi sare iyo niyad samaan.
Xadhiga Alle hayso, dadaal oo waxaa aad doonayso marnaba haka caajisin, markaad heshid waxaad u halgamaysayna is-dhul dhigga badi.

1 year, 7 months ago
Waxaynu gaadhnay 900 oo akhriste, kuwaas …

Waxaynu gaadhnay 900 oo akhriste, kuwaas oo xog dheeraad ah ka haya xaashadaha aqoonta!

1 year, 7 months ago
Muuqaal-kan waxaad kasoo daawataa:

Muuqaal-kan waxaad kasoo daawataa: https://youtu.be/pB9XeCRh0Xo

1 year, 8 months ago
Soomaali badan baa moodaysa inay dad-ka …

Soomaali badan baa moodaysa inay dad-ka kale account-yadooda iska gali karayaan, markii maamulaha shirkadda Meta uu xalay qoraalkan soo dhigay bartiisa Facebook. War bal ha fududaaninee af-gaalka si wacan u macnaysta.
Horta ma jirto qof qof-kale account-kiisa gali karayya isagoo aan wax fasax ah ka haysan qofkii xaqlaha ahaa, mana aha wax caqliga gali karayya, macneheeduna waxa weeye in shirkaddu ay ku fashilmayso ilaalinta xogaha macaamiisheeda. (Privacy encryption)
Aynu muhiimadda u dhaadhacno e, wuxuu soo kordhiyay uun inaad account-kaaga ka gali karayso meelo badan oo tiraba 4 gaadhayya.
Hadii aad isku daydo inaad WhatsApp qof kale leeyahay gashana waxaa ku xidhayya waxa la dhaho SmS verification codes.
Bal nala isticmaal aanu ku aragnee wakaa numberkaygiiye. 659217325

1 year, 8 months ago
1 year, 8 months ago

Goor fiid ku dhawaad ah oo ay ammintu tahay 7:10 ayaa waxaa isoo garaacday inan aan la sheekaysan jiray oo habeen-kaa aanu balansanayn, waxaanu iska waraysanay halkaanu ku kulmi lahayn iyo ciddii kharashaad-ka kulanka bixin lahayd!
Waan iskasoo labistay, kadib suuqaan usoo baxay anigoo is xariifinaya.
Cabbaaro 8:00 habeenimo ayaan is idhi inantii ku war celi oo u sheeg inaad goobtii aad ku balanteen joogtid.
Mobile-kii ayaan jeeb-ka kalasoo baxay, waxaanan ku dhuftay number-kii ugu horeeyay, anigoo aan eegin oo aaminsan inay yadu ahayd qofkii ugu danbeeyay ee isoo wacay.
Dhuuuuudh, dhuuuudh, dhuuudh!
Hello! Habibi iwrn? Oo kumee?
Intaas ayaan isku mar isu-raaciyay, kadib waxaa ii xigtay arrin aanan marnaba filayn:
Yaaaa? Yaaa? War Suhaib-ow yaad Hibibi ku leedahay? Naa inankii miyuu waashay?
Kaan imi number-kii aan garaacay ayaan hoos u eegay anigoo aad mooddo in layga soo saaray talaagad, saw number-kuba waa kii Hooyo!
Af-kalaqaad. Maskaxdaan dib u celiyoo waxaan iswaydiiyay sidu number-ka Hooyo xagga sare ee mobile-ka ku yimid, kadib waxaan xasuustay in mar bas-ka aan saarnaa Hooyo isoo wacday oo i waydiisay furihii qolkayga halkaan dhigay.
Hmm....Haaa! Hooyo xadhig jaajarkaygii ma aragtay? Maskaxda dhakhsaha go'aan-ka u gaadha ayaa intaa igusoo riday, anna tabteeda ayaan u afuufay oo mabaan shaandhayn.
Waar yaad Habibi ku lahayd? Oo yaad imooday?
Waxaan ugu jawaabay dee adiga Hooyo, ma cidkalaan Hibibi ku odhan lahaa! Miyaanad ahayn Hooyaday, jacayl-ka qudheen leeyahay!!
Halkaas ayaan kaga baxay qadhab-tii ugu waynayd ee dhinaca shukaansiga igasoo marta. Waar hooy number-ada layska garaacayyo halays-ka hubiyo.

1 year, 8 months ago

Muuqaal-kan oo dhamaystiran waxaad ka heli karaysaa kanaal-kayga.

1 year, 8 months ago
Ramadan iyo Qur'an-ka!

Ramadan iyo Qur'an-ka!
Halkan kasoo dhagayso:
https://youtu.be/1ygHWA4xNUY

1 year, 8 months ago

Thinking fast and slow!

1 year, 8 months ago
Ramadan iyo Kubad-da halkan ayaad ka …

Ramadan iyo Kubad-da halkan ayaad ka daawan kartaa!
https://youtu.be/H9ZrBU-tbMk

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 4 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago