Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Idil cali

Description
Inaa ilaahey la sheekeysto ayan ka doorbiday ina ibnu adam la sheekesto๐Ÿ˜
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month, 2ย weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5ย days, 7ย hours ago

1ย month ago

Geeri kama bad baadeyside isku day inaa naar ka bad baado๐Ÿฅบ

1ย month ago

๐Ÿ’ซKOOOXDA HORSEED๐Ÿ’ซ

๐Ÿฆ‹Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho ๐Ÿชซ

๐ŸŽmid ka aad ka hesho ku bir๐Ÿ†

@NolosheydiHore๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฐ
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Kaligariyow ๐Ÿง 
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Nafisa021๐ŸŒน
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Abdullahidhaqane๐Ÿ’”๐Ÿ’‰๐Ÿฆ‹
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@SULTHANTYPINGXIKMAD0 ๐ŸŽ
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Maan_maal1
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Hamigena
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Jacaylkiiqarsoonaa
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Samiirbook
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Hogaanka_nolasha1
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Ilaah_kaliya_lahadal
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@DRSFARDOWSA
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@iftiinka_nolosha1 ๐Ÿ˜œ
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@dhiirgelintaNolosha๐Ÿ˜˜
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@Dhiirigalinmaaline12
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

@DhirigalintaNafta ๐Ÿซ‚๐Ÿซ€
๐Ÿ“ŽHada ku bir๐Ÿ‚

๐ŸŽŠ-----------๐Ÿ†---------๐ŸŽŠ
๐Ÿ’ซ Powered By : @DhirigalintaNafta ๐Ÿ’ซ

๐Ÿ”---------๐Ÿ’Ž---------๐Ÿ”

๐Ÿ…Vip channel @DhirigalintaNafta ๐Ÿ•Š

๐Ÿ” KOOXDA HORSEED ๐Ÿ”Ž

https://t.me/DhirigalintaNafta/1389

Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah โœ@AbdullahiDhaqane9 ๐Ÿ—ณ

Telegram

Dhirigalinta Nafta

Majiro wax ka qurux badan Adiga mana jiro qof ka Nazario badan adiga mana Jiro qof ka dulqaad bdn Adiga***๐Ÿคด๐Ÿป******๐Ÿฅบ******โค๏ธ******๐Ÿ’***

***๐Ÿ’ซ***KOOOXDA HORSEED***๐Ÿ’ซ***
1ย month ago

WAA  MAALIN JIMCE

`Ha ilaawin inaad akhrido Suuratul Kahf```

ุนู† ุฃุจูŠ ุณุนูŠุฏ ุงู„ุฎุฏุฑูŠ ู‚ุงู„ุŒ ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ "ู…ู† ู‚ุฑุฃ ุณูˆุฑุฉ ุงู„ูƒู‡ู ููŠ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ุฃุถุงุก ู„ู‡ ู…ู† ุงู„ู†ูˆุฑ ู…ุง ุจูŠู† ุงู„ุฌู…ุนุชูŠู†. "

โ’ Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:

"Qofka akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."

๐Ÿ“š ุฑูˆุงู‡ ุงู„ุญุงูƒู… ( 2 / 399 ) ูˆุงู„ุจูŠู‡ู‚ูŠ ( 3 / 249 )
ูˆุตุญุญู‡ ุงู„ุดูŠุฎ ุงู„ุฃู„ุจุงู†ูŠ ููŠ " ุตุญูŠุญ ุงู„ุฌุงู…ุน " (6470)๐Ÿ“š

โ€ขโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ€ขโ€ปโ€ขโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ€ข
*โšช ุฃูƒุซูุฑูˆุง ู…ู† ุงู„ุตูŽู‘ู„ุงุฉ ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠ ๏ทบ โšช๏ธ*

โ’ ู‚ูŽุงู„ูŽ ุฑูŽุณููˆู„ู ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ ๏ทบ :-
(( ุฃูƒุซูุฑูˆุง ุงู„ุตูŽู‘ู„ุงุฉูŽ ุนู„ูŠูŽู‘ ูŠูˆู…ูŽ ุงู„ุฌู…ูุนุฉู ูˆ ู„ูŠู„ุฉูŽ ุงู„ุฌู…ูุนุฉู ุŒ ูู…ูŽู† ุตู„ูŽู‘ู‰ ุนู„ูŠูŽู‘ ุตู„ุงุฉู‹ ุตู„ูŽู‘ู‰ ุงู„ู„ู‡ู ุนู„ูŠู‡ู ุนูŽุดุฑู‹ุง ))

๐Ÿ“š ุตุญูŠุญ ุงู„ุฌุงู…ุน - ุฑู‚ู…: (1209). ๐Ÿ“š

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ููŒ ุนูŽู„ูŽู‰ ู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏู ูˆูŽู‘ ุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ู ู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏู ูƒูŽู…ูŽุง ุตูŽู„ูŽู‘ูŠู’ุชูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽ ูˆูŽุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ู ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู… ุฅูู†ูŽู‘ูƒูŽ ุญูŽู…ููŠุฏูŒ ู…ูŽุฌููŠุฏูŒ

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุจูŽุงุฑููƒู’ ุนูŽู„ูŽู‰ ู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏ ูˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ู ู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏู ูƒูŽู…ูŽุง ุจูŽุงุฑูŽูƒู’ุชูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽ ูˆูŽุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽ ุฅูู†ูŽู‘ูƒูŽ ุญูŽู…ููŠุฏูŒ ู…ูŽุฌููŠุฏ

Jimco kariim ๐ŸคŽ

1ย month, 1ย week ago
ุงู„ู„ู‡ู… ุตูŠุจุง ู†ุงูุนุง ***๐Ÿคฒ******โค***

ุงู„ู„ู‡ู… ุตูŠุจุง ู†ุงูุนุง ๐Ÿคฒโค

Habeenadu kala qurux badan alla caawa jawiga macana ๐Ÿ˜
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ุณูŠุฏู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ูˆุณู„ู…

Cawa waa jimco yaanan iska ilaawin inan nabiga ku salino intana seexan culimo โค

1ย month, 1ย week ago

Guurka ka hor hishiis kan wada gala ama intan isla fahma ๐Ÿ’‘

1=Wakhtigaad murugada dareento ii sheeg wax kasta oo kuso wajaha ,waayo ma ogaan karo waxa gudahada ku jira hadanad afka iiga shegin .

2= Xiliga carada ilaahay i xasuusi sidoo kalana idaji lkn ha noqon qof ila dooda carada iyo xiisada sii kiciya.

3=Markaan hinaaso waxan kuu muujiye intaan ku jeclahay ee maaha nacayb aan kuu hayo,isku day inaa ifahanto

4=Markaan khalad galo ii cudur daar lkn hanoqon qof madax adag ,lkn ha umuuqan sida qof jaanis igu sugaayey.

Ugu danbeyn waxaad ogaataa inay mushkiladuhu yimaadan lkn xalkooda yahy wax lagaari karo , lkn yaanu wax saameyn ah ku yeelan xiriirkena iyo wada nolashiyahena โค

1ย month, 1ย week ago

Dunida Way Dhamaanaysaa Farxadeeda Iyo Murugadeeda, Cumrigana Wuu Dhamaaan Doona Kiisa Dheer Iyo Kiisa Gaaban, Qof Walbana Waxuu La Kulmi Doona Rabbigiisa Markaas Maal Iyo Caruur Toona Waxba Tari Mayso Marka Laga Reebo Kuwa Alle Ula Yimaada Qalbi Fayow.
ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู…ู† ูŠุฃุชูˆู†ูƒ ูŠูˆู… ุงู„ู‚ูŠุงู…ุฉ ุจู‚ู„ุจ ุณู„ูŠู…๐Ÿคฒ๐Ÿ˜ข.

Galabnimo cuduun jaalayaalโค

1ย month, 1ย week ago
-Tolow roobka da'aya***๐ŸŒง***

-Tolow roobka da'aya๐ŸŒง
-Rarankii qalbiga shiday ๐Ÿ”ฅ
-Ma rusheyni doona๐Ÿ˜ฉ๐Ÿฅบ
-Rajadan sugayiyo ๐Ÿ’ฅ
-Muda dher waxan rabay โฐ
-Ma rumobi donan radeynta
-Nololed riyadan qorsheyn jirayโœˆโค
-Ma rafiiqi donan .
-IS rii riixa wayahu ๐ŸŒโ˜บ
-Meshi halki an rabay
-Ma igu riixi doonaa
-Waxan raadintiisi rafaad๐Ÿ˜ช๐Ÿฅต
-Iyo dhib so maray raaxo
-Ma u tagaysa dhulka reyska yaaliyo
-Harka mesha loo raray ma u raaci donna ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ฉ

Ma uraaci doonaa๐Ÿฅบ๐Ÿ˜ฉ

1ย month, 1ย week ago

si aad dadka kugu hareeraysan u wanaajiso
marka hore naftaada iyo dhaqankaaga wanaajiโค๏ธโ˜บ๏ธ

1ย month, 1ย week ago
"They will only care when you โ€ฆ

"They will only care when you gone (die)"๐Ÿฅบ

1ย month, 1ย week ago

Qofka  mu'minka  haduu  kasoo daaho  farajka, uu  quusto  duco iyo  khushuuc badan  kadib, oo welina  aysan u soo muuqan  raadka duca aqbalka, naftiisuu ku laabanayaa  isaga oo dhaliilaayo wuxuuna  ku dhahayaa" xagaaga ay la  iga heystaa, hadaad  kheyer  ku sugnaan laheyd  nafyahay  waa la iga  ajiibi lahaa ducada, dhaliishaas uu naftii dhaliilaayo ayaa ilaahay  xagii looga jaceyl badanyahay cibaado  badan, maxaa yeelay dhaliishaas uu insaanka naftiisa uu dhaliilaayo wuxuu u keenayaa  inuu Rabbigii  u khushuuco isuna duleeyo,  uuna garto inuu  isaga ehel  uyahay waxa  ku dhacey oo imtixaan ah, ehelna  u aheyn in ducadii  laga aqbalo.......Waqtigaas waxaa  usoo dagdagaayo ducadiis in laga aqbalo, kurbadana laga feedo.....๐Ÿฉต

ุฃุจู† ุฑุฌุจ ุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month, 2ย weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5ย days, 7ย hours ago