Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

CILMI NAFSI🧠🙀

Description
__OGOW WAXAANAD OGAYN😇 madashan waxaan kusoo gudbin doona wax alaale iyo wixii aan is dhihi karo way anfacayaan wixii afsoomaali ku hadla i.allah
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 12 hours ago

1 month, 1 week ago

https://t.me/addlist/mjsUP8SoMYNmYmE0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

1 month, 2 weeks ago

🔞🚫🚫Buugan brainwashing ka dhan buu idin soo koobayaa akhris wacan

1 month, 2 weeks ago
4 months, 1 week ago

Haddii wiil uu gabadh aan rabin ama ka xiiso dhacday dabacararo waxay u badantahay inuu jacayl run ah u qabo. Haddii se gabadh ay wiil aan rabin ama ka xiiso dhacay dabacararto waxay u badantahay inaysan jeclayn, keliya waxay aqbali la'dahay in la nici karo oo waxay rabtaa inay ogaato sababta uu uga dhacayo.

... marlabaad ku cesho si aad u fahanto

~abdinasir

4 months, 2 weeks ago

ka warran hadaan kuu sheego inaad soomi karto 126 maalmood oo sanadka ah ama si kale hadii aan u dhiugo 3 meelood meel 1/3 adiga oo aan wax culeys ah ku dareemin? let's do a simple math.

kaba soo qaad isbuuci waxaad ka soontay isniin iyo khamiis qudha; bishii waxaa ku jirta 4 isbuuc taaso ka dhigeysa 8maalmood; 8 maaalmood bilkasta wxy keeneysaa 88 maalmood oo ramadanta laga reebay; waa 88 maalmood ooo lagu daray 30ka ramadanta ah; waxay isku noqoneysa 118 maalmood; mana aadan sameynin wax aad isugu xixgiga oo dhib badan keeneysa.

marka laga yimado in soonku ajar xad-dhaaf ah leeyahy oo aad ilaahay ugu dhawaneyso; sidoo kalena wuxu leeyahay faaidoyin caafimaad oo aad u badan; wxa ka mid ah inuu jidhka insulintiisa xadido taaso yareneysa blood sugarka;
sido kale wuxuu kor u qaada hormoneska qaabilsan koriinka jidhka; waxuu kaloo caawiya soonku inuu jidhka fatka dheeradka ah ka gubo; wuxuna soo daaya hormone la dhaho HGH oo jidhka si weyn ugu sahla inuu lean ahaado. sidoo kale inaadan gaboowin si fudud ayuu cawiya soonku.

dhalinyaro hadaad tahay oo aadan weli guursana; shahwadaada iyo dareemada badan eed haysto ayaa kaa ba'ayo; ilaa macalaa wuxu kaa caawinaya inaad arraga laabto. ee soonka badsada, aduun iyo aakhiroba faaidadisu waa wax aan la soo koobi karin.

4 months, 3 weeks ago
5 months, 3 weeks ago

BARO DADKA DABEECADAHOODA CILIMU-NAFSI AHAAN ADIGA OO EEGAYA HAB DHAQAN KOODA!

1: Altruist: qofka jecel caawinta dad ka kale, isaga oo aan ka doonayn wax beddel ah (abaal-celin).
2: introvert: waa qofka aadka u xishoodka badan marka uu dad ka kale la joogo.
3: extrovert: dadka aad ka u hadla, jecel in ay dadka ka qosliyaan , lana farxaan aadkana u fur-furan.
4. choleric: waa dad ka aadka u jecel in ay xaalad kasta hoggaanka u hayyaan, Meesha ay jooganna saamayn ku yeeshaan.
5. optimist: waa dadka wax kasta ka eega dhanka wanaagga.
6. pessimist: waa dadka wax kasta ka eega dhanka wanaagga.
7. loner: dadka jecel kelinimada, iyo in aysan ku milmin dadka kale.

W/T: Al Ruumi

6 months ago

Hablaha mid baan leeyahay. Ha guursan nin ku jecel. Ha guursan nin aad jeceshahay. Ha ku guursan nin ku neceb. Ha guursan nin lacag leh. Ha guursan nin faqri ah. Ha guursan nin qurux badan. Ha guursan nin foolxun. Ha guursan nin jaahil ah. Ha guursan nin aqoon leh. Ha guursan nin ku jecel in ka badan inta aad isaga jeceshahay. Ha guursan nin edeb badan. Ha guursan nin akhlaaqxun. Haddii aad rabto farxadguur oo aan dhammaad lahayn iyo raynrayn joogto ah (aan afka la isu buurayn ama la kala xiiso dhacayn), guurso nin aadan ka xishoon sinnaba, iska gadgadin, ereyada qaar kala xishoon ama aad ixtiraam u hayso, agtiisa sida aad rabto u dhaqmi karin ama u hadli karin. Nin marka aad la joogto ku dareensiiya saaxiibkaga ugu qaalisan dunida, laakiin iidaan u wada dhaqmin sidii nin iyo xaaski.

Dadka is ixtiraama, iska xishxishooda, is qaddariya, kala cabsada, marka ay isla joogaan si asluubaysan iyo ereyo faan ama ammaan ku jirto u wada hadla, waa dadka isugu fog, nolosha guurkana waa ku fashilmaan. Waa naadir in la helo qof aad ilaa xad sidaa isu dhexgashaan ama isugu laabxaadhan tihiin; se haddaad haysato ama hesho nin noocaa ah ku yaac, waa hubaal kama shallayn doontid. Dabcan, waa uu noqon karaa nin qurxoon, lacag leh ama ku jecel, se mar walba inta aad isu jirtaan (intimacy), iyo sida aad agtiisa dareemayso, ha ahaato waxa joongooya xidhiidhkiinna. "qaydare

6 months, 1 week ago
Laba qofba la noolaanshahoodu waa dhibaato; …

Laba qofba la noolaanshahoodu waa dhibaato; Qof aad "option" u tahay iyo qof aad isku qasbayso.

6 months, 1 week ago

Dumarku waxay u baahan yihiin 15 maalmood in jacayl ku dhaco, halka raggu in jacayl ku dhaco u baahan yihiin 8 ilbiriqsi. Sidaa ma u ogtihiin?

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 12 hours ago