SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días
https://chat.whatsapp.com/J0kkQAz4BvpCEuWy2pC3Ts
Halkan waa whatsapp group aan soo galiyo arimo siraysan cidii xiisaynaysa hasoo gasho
Shuruuuduu leeyahay qofka soo gala ma bixi karo hadaba hasoo galin hadii arima akhriskoodu ku dhibo aad aragto
WhatsApp.com
Group (°O°)
WhatsApp Group Invite
https://t.me/addlist/B8ZVumRMtroxMDFk
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?
?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad2
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab
Telegram
KORDHIS
Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.
Dumarku hadii waxyar oo daanyeerayn iyo inaad ku dhadhabtay kaa dareemaan, brother they will punish you for that shit.
Prof xaliyaa mar sidaa yiri alla run badnaaye?
Labada dheggood qofku kama qaato fahan isku mid ah. Sidaa darteed waxa la yidhi, marka wiil ama gabadh aad ku leedahay ereyada haasawaha iyo kalgacal leh waxa habboon in aad kaga dhahdo dhegta bidix. Dhegta bidix (right hemisphere) waa ka maqal ogtahay, kana shucuur badan dhegta midig. Haddaba, haddii aad doonayso in ereyadaadu qofka ku duxaan dhegta bidix afka u saar; haddaad taleefon ku wahadlaysaana u sheeg in dhegta bidix taleefonka la saaro.?
10 wax oo haddii aad samayso qofka aad rabtaa ku jeclaanayo.
Kow waa inaad segegernimada iska daysaa runtana ku noolaataa, ma jirto 10 wax oo la caddeyey oo haddii aad samayso cid ku jeclaanayso dadku maaha robot aad boorogaraaminayso.
Mahadsanid akhristaha sharafta lahoow.??
Sida ay qabaan khuburrada guurka iyo xidhiidhka ka faallooda, sida David H. Olson, PhD, figta sare ka gaadhay arrimaha qoyska, waxna ka dhiga Jaamacadaha USA; Hablaha la guursado waxa loo qaybiyay 10 qaybood:
Xaaska kowaad waa naagaha raggooda la dagaallama. Waxa la yidhi haweenka noocaan ah waxa ay saacad walba diyaar u yihiin in ay ninka la dagaallamaan, gaar ahaan goobaha caamka/public ah si ay buuq u abuuraan. Haddaad aragto qof ninkeeda ama saaxiibkeed kula murmaysa si ula kac ah ama kula dagaasha goobaha public ah waa naagaha/xaasaska raggooda la dagaallama - ka carar.
Xaaska labaad waa hablaha ka mushaharka fiican ninkooda, oo lacagta fiican ka qaata shaqadooda ama ganacsigooda. Waxa la yidhi hablahan waxa ay ixtiraam darro weyn kula kacaan ragga qaba, waxa ayna u dhigaan hoos, maadaama ay ka dhaqaale badan yihiin.
Xaaska saddexaad waa nooc aad u badan. Kuwan waa dumarka nimankooda baadha sida boliiskii meel kasta oo ay tagaan. Marka uu ninku galo musqusha waxay ka soo qaataan telefoonkiisa si ay si degdeg ah u hubiyaan farrimihiisii. Haddii ninka la soo waco waxay ku dhuuntaan albaabka gadaashiisa si ay u dhegaystaan sheeko kasta... Haddii ninku dibadda u baxo waxay hubiyaan in la raacay; Isku soo xooriyoo waxa ay isha ku hayaan dhaqdhaqaaqyada ninka.
Xaaska afraad waxa loo yaqaan "xaaska qaamuuska. Waa dumarka aan dhegaysan talada ninkooda balse ka door bida inay maqlaan hooyadood ama walaashood ama saaxiibkood. Mar kasta oo ninkoodu wax u sheego, waxay si degdeg ah ula tagaan si ay uga hubiyaan hooyadeed, walaasheed, saaxiibbadeed iwm. Waxa xidha-fure u ah dadka kale, go'aan walbana, iyo in ay qaadato waxa ninkeedu faray iyo in kalena waxa ay ku qiimaysaa sida hooyadeed, walaasheed ama saaxiibbadeed u arkaan.
Xaaska shanaad waa qofta iska jecel in ay iibsato shandad ama maro kasta oo la heli karo si ay uga qaybgasho xaflad kasta. Waxa la yidhi xaaska noocaan ah ma kala jecla qoyskeeda xataa haddii aanay lahayn muruq dhaqaale oo ninkeedu ugu iibiyo waxyaabahan. Waa dumar diyaar u ah in ay u dayacaan carruurtooda, ninkooda iyo gurigooda.
Xaaska lixaad waxaa loo yaqaan "innanta yar ee aabbe". Waa nooca aabbahood wax yar oo muran ah ama wada hadal ahba u sheega. Haddaad aragto oday har iyo habeen Alle kugu salliday iska fahan in ay kuu dhaxdo innata yar ee Aabbe. Aad bay khatar u yihiin gaar ahaan marka ninku jeeb madhan yahay.
Xaaska toddobaad waxa loo yaqaan xaaska Qashinka ah (DUSTBIN WIVE). Waxa laga yaabaa in magacu u eg yahay mid adag laakiin way jiraan. Xaajiyadani waa nooca aannu u naqaan AREEBO. Waa qof gurigeedu had iyo goor is dhexyaal, waxaadna arkaysaa iyadoo guriga nadiifinaysa oo keliya marka uu qof soo booqdo.
Nooca siddeedaad waa xaas Alle ka cabsi badan. Waxa ka buuxa daryeel iyo jacayl. Waxay leeyihiin baahi shucuureed (dheddignimo), waxa ayna guriga ka dhigaan goob xasilloon nafsi ahaan, waxa ayna ula dhaqmaan ninka si xushmad leh.
Xaaska sagaalaad waa dumarka baraha bulshada. Had iyo jeer waxay ku mashquulsan tahay internetka, oo xitaa waxay illowdaa inay sameyso waxyaabaha aasaasiga ah sababtoo ah waxay rabtaa inay ogaato waxa baraha bulshada ka dhacaya.
Xaaska tobnaad waxa loo yaqaan xaaska aan la mahadin (Unappreciated Wive). Waa gabadha guriga joogta oo wax walba iyo dadka oo dhan daryeesha, laakiin loola dhaqmo sida carruur. Weligeed qoftaa hadalkeeda lama maqlo, lamana arko, hawl walbana guriga iyadaa kala wada.
Haddaba, guud ahaan dumarka XAASKA noqdaa waa tobonkaa nooc, oo waa sandulle in 10-kaa mid ka mid ah kuu dhaxdo ama aad imminka la socoto, habluhuna waa is ogyihiin ee isu calool warrama.
War farxad leh:
Shirkadda Openai ayaa soo saartay Qeyb cusub oo bilaash ah chatgpt kamid ah oo u dhaxaysa GPT3.5 oo ah tan free-ga ah iyo GPT4 oo ah kan lacagta, qeybtaan waxaa la dhahaa (GPT-4o) waxyaabaha ugu wanaagsan ee aad ka faaiideysan karto waxaa kamid ah:
Horta marka hore waa bilaash.
Afsoomaaliga way kaga wanaagsantahay 3.5
Waxaad awood u leedahay inaad si bilaash ah u isticmaasho
custom GPT
Waxay ka dhaqso badantahay 3.5 inkabadan laba laab.
Waxaad isticmaali kartaa qeybta la hadalka oo aad xitaa luuqada ku tababaran karto.
Waxaad isticmaali kartaa kaamaradaada si realtime ah inaad u tusto muuqaalo ay kuu sharaxdo
iyo waxyaabo kale oo cajiib ah.
Yareysi: wax walba oo aad adigu wax weyn u aragtid, oo aad qofkan kala hadashid, waxa uu u bareerayaa in ka dhigo wax aan macno laheyn. Tusaale, isaga oo ku xumeeyay ayaad weydiinaysaa sababta uu kuu xumeeyay, markaas ayaa uu ku dhayaa eray yareysi ah sida: “Waxaas miyaa macno leh.”
Dhaliil-jeedin: haddii aad ku dhaliishid in uu si xun kuula dhaqmay, waxa uu qofkani u bareerayaa in uu dhaliisha ficilkiisa adiga dusha kaa saaro, waxaana uu si toos ah kuu oranayaa erayo u dhigma: “Wax walba adiga ayaa iigu wacan.”
Is khaafin: wax walba oo khaldan oo aad ka hadashid, ama wax walba oo muhiim ah oo aad soo jeedisid, waxaa looga jawaabayaa in la is dhaafiyo, iyada oo mararka qaar dhawr jeer hal khalad ha lagu soo celcelinayo. Marka aad khaladaadyada badan xustidna, waxaa laguugu jawaabayaa wax u dhigma: “Adigu khaladaadyadeyda maxaad u tirineysaa,” “Awel ima aadan cafin miyaa.”
Middi midi ku taag: haddii aad u sheegtid wax badan, oo aan sax aheyn oo uu sameeyay, waxa uu qofkani bilaabayaa in uu adigana ku xasuusiyo mar aad khaladaadyo kale sameysay. Waxaana uu jawaab kaaga dhigayaa: “Adba soo taad waxaas sameysay, ee aan ku cafiyay.”
Tuhun sameyn: adiga oo wax muhiim idiin ahaa ka hadlay, ayaa waxaas oo dhan waxaa laga dhigayaa waxa aad adigu iska sawiratay, oo aan jirin. Waxaan lagu oranayaa: “Ma fahmin waxa aad ka hadleysid.”
Kaftan: xaqiiqo kharaar ama dhaawac leh ayaa uu qof kani si bareer ah kuu oranayaa. Marka aad soo hadal qaaddidna waxaa laguugu jawaabayaa: “Waan kaftamayay.”
Masuuliyad sheegasho: qof kani intuu wax walba dayaco, oo si ciyaalnimo ah u dhaqmo, ayaa marka aad kala hadashid wax uu dayacay waxa uu kuu sheegayaa in uu ilaalinayo waxa idinka dhexeeya, ee aad adigu wareer waddid. Waxaana uu ku dhahayaa: “Waxa naga dhexeeya ayaan ilaalinayaaye, rabash miiran baad tahay.”
Walow ay badan yihiin sifooyinka dadkani adeegsadaan, haddana intaani waa inta ugu caansan, qofka ay maskax ahaan ku ciyaareen, ee dareemmadiisa dhaawaceenna waxa noqdaa:
Shaki Gelin | Gaslighting
- - - - -
Dhaqannada taban ee ay dadku adeegsadaan marka ay cid kale xiriir la leeyihiin waxaa ka mid ah arrin loogu yeero Gaslighting, oo ah in uu qofi u bareero in uu qof ka kale ee noloshiisa ku jira uu buuq maskaxda uga furo, isaga oo ku sameynaya aragti-beddel (manipulation).
Qofka wax shaki gelinayaa, waxa uu rabaa in ay wax walbaa u shaqeeyaan sida uu rabo, isaga oo aan arrintaas wax juhdi ah ku bixin, waxaana uu ku dedaalayaa in uu heysto maskaxdaada, qalbigaaga, diiradaada (attention), daacadnimadaada, wakhtigaaga, iyo go’aankaagaba, isaga oo aan maskax ahaan, macne ahaan, maamuus ahaan, iyo dabeecad ahaan u heysan karin. Sidaas darteed waxa uu isku deyayaa in uu adiga wareer maskaxeed kugu rido, qalbigaagana uu u geysto xaktimo shucuureed dhaawac badan, si aad u noqotid qof aan naftiisa xakameyn karin, oo weliba si daran u tuhma (second-guess) xasuustiisa, caqligiisa, dareenkiisa, hadalkiisa, iyo wax walba oo uu marka hore hubay in ay caadi yihiin.
Qofka dhaqankaan adeegsanayaa, waxa uu u bareerayaa in uu been ka sheego wax walba oo isaga ku saabsan, isaga oo haddana shaki gelinaya wax walba oo adiga kugu saabsan, si uu maskaxdaada uga biixiyo xogo khaldan, miirqabkaagana u dhaawaco.
Inkastoo ay dadkani leeyihiin astaamo badan, haddana dabeecadaha caan ka ah ee lagu garto waxaa ka mid ah:
Inkirid: wax aad caadi u ogtahay, oo uu sameeyay ama yiri, ayaa uu u bareerayaa in uu inkiro, isaga oo weliba isla adiga kaa dhigaya qof khaldanna wax uu kugu jawaabayaa: “Ma hubtaa waxaas,” “Si khaldan baad wax u fahantay,” “Waligey waxaas ma sameyn/oran.”
Been: waxa uu ka been sheegayaa wax badan oo idin dhex maray. Waxaana uu isaga oo been sheegaya si bareer ah kuugu oranayaa: “Arrintaas horay baan kuu sheegay.”
Bahdil: si u yaxyax kuu dareensiiyo waxa uu u bareerayaa in uu hadallo taban kugu dhaho sida: “Bilaa dulqaad baad tahay,” “Caadi iska dhig,” “Waan ku fahmi la’ahay,” “Waad ka dartey beryahaan.”
Naxariis: mar walba oo aad qofkan u sheegtid ficillo khadlan oo uu kugu sameeyay, waxa uu isaga oo is bihinhibinaya, oo dareenkaaga ka ganacsanaya, kuu sheegayaa in uusan waxaas ku talo gal u sameyn, jaceyl iyo dareen wanaagsanna uu kuu hayo. Si uu qalbigaaga u godliyo ayaana uu ku dhahayaa: “Waan ku jeclahay, oo khalad kuuma quuro,” “Mar walba in aan ku wanaajiyo ayaan ka fekeraa.”
Ceebeyn: mar walba oo aad damacdid in aad u sheegtid khalad uu qofkani galay, adiga ayaa ceeb iyo yaxyax lagu dareensiinaya. Waxaan lagu oranayaa,”Caaddifad miiran baad tahay (You’re overreacting).”
???
https://t.me/addlist/mjsUP8SoMYNmYmE0
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?
?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab
Telegram
KORDHIS
You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días