SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Channelkaa kubiira inaad wax kafaidan moye kuma qasaareysiin i.a
Mararka qaar dad aynu jeclayn baa nolosheena ka baxa weliba bixitaan aan soo noqosho lahayn,taas macneheedu maaha inuu qofkaasi dhintay, ee dabeecadihii iyo waxyaabihii aynu ku jeclaanay ayaa dhintay.?
كَالْغَيْثِ ذِكْركَ يَا حُبَيْبِيٌّ لَمْ يَزَلْ
يَسْقِي اَلْقُلُوبَ مَحَبَّةَ وَنَعِيمًا
يَا سَيِّدْ اَلثِّقْلَيْنِ حَزَّتْ مَكَانَةَ
وَمَقَامَ عِزٍّ فِي اَلنُّفُوسِ عَظِيمًا
يَامِنْ سَلَكْتُمْ نَهْجُهُ وَسَبِيلُهُ
صِلُو عَلَيْهِ وَسْلِمُو تَسْلِيمًا ﷺ...♥️
Suaal baan wata mnta jawabtaadana waa ii muhiiim rag&dumarba
Mxaa sababa dumarka badankoda marki lagursada kadib iney waxbarashada kaharan
Jawabta waa imuhim qeybta commentiga iigu reeb
Nin 100 jir ah ayaa la weydiiyay sirta Caafimaad-ka ee uu ku gaaray da'da 100 sano?
Waxa uu yiri: 75-sano ka hor ayaan guursaday, Aniga iyo xaaskeyga waxa aan ku heshiinnay inaan muranno maalin-kasta, qofkii muranka looga badiyana lagu ganaaxo iney Oroddo illaa 5KM.
Waxa uu yiri: illeen wey iga muran badneyde, 75-sano ayaan maalin kasta 5KM Ordaayay sidaas baan Alle ka sokow ku gaaray da'daan.
Iyadu 100sano sidee ku gaartay baa la weydiiyay?
Waxa uu yiri: subax kasta wey iga soo daba Ordi jirtay si ay u hubiso inaan 5KM orday iyo in kale.
Muhiimaddu waa inaan Orodka Joogteyna
??
Aad bay uxanun badantahay adigo akhiro is leh boos wanagsan baad janada kaheleysa oo lagu yiri waxagi waxba kama jiran??
?'' Hadan ku soo raadin waayo micnaheedu maaha inan ku nacay Ama aan ku hilmaamay balse waxan rabbaa inan ogaado aniga oo kaliya miya ku xiiso mise adiga xita waa ii xiistaa ... ❤️?
..
❤️?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago