SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Kuyaaca
1:- Markasta oo ay dadka wanaagsani xumaan rabaan way guul daraystaan Sababtoo ah gudahooda waxaa ku jira Iniin yar oo la yidhaahdo damiir...Dib ayay u celisaa.
2:- Qofkii noolaada bilaa hadaf(hadaf la,aan) Wuxuu dhintaa isagoon sharaf lahayn
3:- Samayso dad kugu dhiiri galiya inaad wax noqoto oo han iyo himiloba leh ”
4:- “Saaxiibada qaarkood waa sidii lacagta faalisadaa oo kale lama garto ilaa marka ay baahi timaado ”
5:- Baro inaad tidhaahdo maya, maxaa yeelay laguuma keenin dunidan inaad qof waliba ka farxiso.
6:- "Haddii aad toosiso xidhiidhka idinka dhexeeya adiga iyo rabbiga dhammaan way hagaagi doonaan wax waliba oo aad tosnaan la jeceshahay sida hadafyadaada.
7:- Berri waxay inaga rajaynaysaa in aynu shalay Nolosha wax ka soo barannay. Sababtoo ah, Berri waxaan ku noolaan doonnaa khibraddii, Aqoontii iyo dulqaadkii aan shalay soo helnay.
8:- Waxaa xaqiiqo aH goortii uu daciifo xiriirka aad alle la leedahay, dhib kasta oo yar waxaad u arkeysaa mid weyn waxaana kuGu cuslaanaya sidii aad u xaliN laheyd.
9:- Ha murugoonin, Murugadii shalay waa ay tagtay! Maanta adigaa iska leh oo gacantaada ayey ku jirtaa, ee sameey sidaad jeceshahay. ..
10:- Sii naftaada fursado aad ku gasho waaya-aragnimo iyo tijaabo cusub, mana aha muhiim inaad ku guuleysato tijaabadan, waxaa kugu filan inaad sharaf u yeelato iskudayga. ..!
11:- Haddii aad jeceshahay in aad noqoto qof gaara guusha nolasha balwad ka dhigo cawinta dadka.
12:- Hal wadoo qudha ayaad uga fogaan kartaa in lagu dhaliilo waa inaad waxba qaban, waxba samayn, kabacdina aanad waxba Noqon.
13:- Qalbiga marka uu ugu Dagenaan Badanyahay Waa marka Uu ku qoran Yhy Xuska AllaH ( Swc ).
14:- Weligaa ha ka tegin saaxiibkaa duruuf kasta oo Aad ku jirtaan, ragannimadu waa dhalan, Geeriduna waa qaddar xagga Eebbe ka timid.
15:- Wax kasta oo aad soo martay, way qoran tahay. Wax kasta oo aad ogtahay, way qoran tahay. Wax kastoo aad sameyso, waa qoran tahay. Isaga isku hallee. isaga oo ah allah.
16:- Guurku waa midowga laba qof oo wajaha dhibaatooyin badan oo soo food saara, inta banaanka ka jirtaa way ka sheekeeyaan oo qudha ,inta ku sugana way ku aamusan yihiin.
17:- Qof kuu carooday dhibna aan kuu geysan, U dooro jaalle , caradu waxay soo saartaa Qofka macdanka uu yahaye wanaag & xumaan ...
☪☪☪☪☪☪☪☪☪☪☪
SHARE
“Maxaynu u garan weynaa qiimaha iyo weynaanta qof nolosheena ku jira?
“Qof ka mid ah qaybaha ugu quruxda badan nolosheenna?
“Maxaynu u maamuusi weynaa oo u weynayn weynaa wakhtiga uu qofkaasi nolosheenna joogtada ku yahay?
“Marka uu qofkaasi wax walba diyaarka i noola yahay maxaynu u tusi weynaa baahida aynnu u qabno iyo wanaagga aynnu u hayno?
“Maxaynu u tebnaa oo isugu daynaa in aynu waxaas oo dhan qabanno goor ay xeedho iyo fandhaal kala dhaceen? “Maxaa aynu mararka qaar ugu dhaqanna sidii dad aan kala saari karin midabka madawga ah iyo midabka cadaanka?
“Maxaynu se mar walba habsaan u nahay?
“Maxaynu wax qiimo leh wax aan qiimo lahayn ugu doorsannaa?
“Maxaynu wax yar wax weyn ugu baabi'naa?
“Maxaa aynu dano iyo sababo isugu jeclaanaa, marka aynu iska dhex weyno dantaa iyo sababtaana isugu nacnaa? Qof aynaan ahayn maxaynu u matalnaa?
Jawaab la’aanta su’aalahani waa kuwo dhawaanahan iga dhigaya qof doorbidaya in aan cidna sinnaba ugu lahaan saamayn nolosheeda.#XIKMADO
Walagayaba inad qof jeclato sawabtad ujeclatana aad war uheynin balse mar hadu daren jaceyl kugalo lagamayabo inaad inkirto awooodna umalihid?*?❤️*
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago