APDIFATAH-MoHAMED

Description
Saliga nebiga,weedho,waano,waraaqo,wacdi, warsan,bugaag,xikmado,ducooyin,hadallo falsafadaysan Iyo gabayo kuwaasi oo aan adiga ku soo qorayo saamayn togana ku yeellan doona noloshaada Idam Alle."

ᵒʷⁿᵉʳ|apdulfatahシ︎


رحم الله والدا اعان ولده  على برة

🤍
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 2 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 day, 17 hours ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 1 week ago

1 year, 3 months ago
Erayada naxariista leh ee wakhti aan …

Erayada naxariista leh ee wakhti aan kala sooc lahayn, dhoola cadeynta wadada ciriiriga ah, martiqaadka dhabarka dambe ee aan la arki karin ... Dhammaan waxyaalahan wax kharash ah ma bixiyaan, laakiin waxay abuuraan farxad weyn oo qalbiyada. ??

1 year, 3 months ago

**Qur'aanka Kariimka
-----------------------------------------------
1. Anbiyada waxaa ugu fadli badan Rasuulkeena muxumad scw, waxaana lagu soo dajiyay Qur'aanka Kariimka.
2. Malaa'ikta waxaa ugu fadli badan malakul jibriil
Waxaana loo soo dhiibay Qur'aanka Kariimka

  1. Bilaha waxaa ugu fadli badan bisha ramadaan
    Waxaana lasoo dajiyay Qur'aanka Kariimka.
  2. Habeenada waxaa ugu fadli badan habeenka lelatul qadriga (hbnka nabiga Scw ladheelmiye)
    Waxaana lasoo dajiyay Qur'aanka Kariimka

  3. Ummaddaha waxaa ugu fadli badan umada nabi maxamed (salalahu caleyhi wasalam)
    Waxaana loo soo dajiyay quraanka Kariimka

Cuthmaan ibnu Caffaan (A.K.R) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) Wuxuu yiri:
  ‏"‏خيركم من تعلم القرآن وعلمه‏"‏ ‏

Waxaa idiinku khayr badan kuwiinna bartay Qur’aanka oo barana dadka kale.
( waxa wariyay Bukhaari).**

1 year, 3 months ago

Sheeko iyo cashar

Nin milix iibiye ah waxa uu lahaa dameer uu maalin walba suuqa u qaadi jiray jawaanno milix ah. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa ninkii wax iibinayay iyo dameerkii ay ku qasbanaadeen in ay ka gudbaan wabi yar si ay suuqa u gaadhaan, balse dameerkii ayaa si lama filaan ah u turunturooday oo ku dhex dhacay biyihii, markaasay milixdii daadatay, bacdiina ay khafiif noqotay, taas oo aad uga farxisay dameerkii. Maalintaas wixii ka dambeeyay, dameerku wuxuu bilaabay inuu ku celceliyo isla khiyaanada maalin kasta. iibiyahana waxa uu ogaaday khiyaamada dameerka, markaasuu go’aansaday in uu cashar u dhigo. Maalintii dambe ayuu bacihii ka buuxiyey cudbi oo uu dameerkii dhabarka saaray. Markan sidoo kale dameerkii ayaa isla khiyaanadii sameeyay, wuxuuna ku dhacay biyihii, balse si ka duwan waayihii hore, cudbiga miisaankiidu aad buu u kordhay, dameerkana waxa ku adkaatay inuu biyaha ka soo baxo. Dabadeed casharkii ayuu bartay, iibiyihiina wuu ku farxay.

Casharkii laga bartay

Dhalada ma dhiibi doontid mar walba, waxaana laga yaabaa in nasiibku uusan mar walba saaxiib kuu noqon, oo dadka kale ha yeelin, sida aad maskaxda u haysatid, qof kastaa wuxuu leeyahay maskax laga yaabo inay waxyeello kale kuu keento.

@camuuu4 ❤️?

1 year, 4 months ago

Qiyamkaaga shakhsiyeed haka balaadho in qof walba aad u bogto ood daba cararto aad ayay uqurux badan tahay inaad yeelato shaqsiyad ku qabata si aanad uga marin habaabin Dawgaaga. @aqoonta_kaamaqan ???? ???? ????? ???????? ?****

1 year, 4 months ago

Illahay wuxuu abuuray malaa,ikta shahwo la,aaN,
sidoo Kale wuxuu abuuray xayawaanka aqli la,aaN,
Balze bini’aadamka labadaba wuu iskugu daray,
lKn xikmada meesha ku jirta ayaa ah,
xakamee dareenkaaga oo noqo malaa,ikta oo Kale,
ama raac dareenkaaga oo Noqo
Xayawaanka oo Kale
?*?***@Camuuu4

1 year, 4 months ago
**Hadii aanay kusoo wicin adkayso oo …

Hadii aanay kusoo wicin adkayso oo ka maaran. Hadii aanay qoraal kuusoo qorin adkayso. Hadii aanay ku tusin in aad tahay qof ka maqan adkayso. Balse maalinkii qof kale ay kugu arkaan iyaga ayaan adkaysan doonin......?*?***

1 year, 4 months ago

Kan is bad-badala lama aamini karo,
Kan kaa sheego xumaan adigoo maqan lama aamini karo?
Kan aan hayn karin sirtaada lama aamini karo,
Kan kaa faafinayo hadalo xun xun isna lama aamini karo ?

Yaa la aaminaa waa su,aaLe?

Subax wngsaN dhamaantiiN ❤️?

1 year, 4 months ago
**Dadkeenu badigood ma jeclo dadka qalbiga …

Dadkeenu badigood ma jeclo dadka qalbiga jilicsan, daneynta, dhimrinta, iyo daacadnimada badan, naxariistoodu badantahay, aamusan,
degen oo laga nabad galaayo. Waxa ay dadkaas u yaqaanan dad liito oo aan karti laheen, jilcan oo daciif ah.
Mararka qaar waxa aad maqleysaa qof la leeyahay; "jileeca iskaddaa ma dumar baad tahay" malaha dhaqanka bulshada ku yar ayay dumarka ku tilmaamanyihiin, dadkana dhaqankaas ayay liidnaan iyo wax laga roon yahay u garanayaan. Taas baddelkeed waxa ay door bidayaan in qofka noqdo qof ad-adag, o0 qallafsan.
Fiicnaan laheedaa in ay dadkeena ogaadaan, in dhaqamada aan liidnaan u naqaan ay yihiin kuwa bulshooyinka qurxiyo oo dadka isu soo dhaweeyo.
@aqoonta_kaamaqan ʷᵉʰᵉˡᵏᵃᵃᵍᵃ ᵏᵃ ᵈʰⁱᵍᵒ ?*?***

1 year, 4 months ago
**Wajiga Qurxoon Quruxdiisa Indhaha ma Dhaafaan …

Wajiga Qurxoon Quruxdiisa Indhaha ma Dhaafaan Balse Hadalka Wanagsan Macaankiisa Wuxuu Gaaraa Qalbiga?*❤️ @aqoonta_kaamaqan ?
ʷᵉʰᵉˡᵏᵃᵃᵍᵃ ᵏᵃ ᵈʰⁱᵍᵒ
?***

1 year, 4 months ago
**"??????????? ??? ?????? ??? ????? ????? …

"??????????? ??? ?????? ??? ????? ????? ?????? ?????????,
????? ???????? ????? ????? ???? ??????? ?? ?????? ????? ????????
??? ??????? ????? ?????? ????? ????? ?????, ?????? ??? ????? ????? ????? ?????? ????? ??????? ???????? ?????"
?**

? @camuuu4 ?**

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 2 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 day, 17 hours ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 1 week ago