252 Forex Academy

Description
Wanna be the best you gotta learn and listen to the best ?
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 месяц назад

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 месяц назад

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 дней, 1 час назад

2 months, 3 weeks ago
Wadamada G7: Waxay muujiyeen walaac qoto …

Wadamada G7: Waxay muujiyeen walaac qoto dheer oo ku saabsan heerka xiisadda bariga dhexe taasoo halis gelineysa hurinta colaad ballaaran.

BTC waxay saaka taabatay $50k, Dahabku boqollaal pip ayuu kor iyo hoos u samaynayaa, USDJPY na 142 ayay taabatay.

Isniin cajiib ah!

3 months, 1 week ago
Fursadii ugu balaarneed Academy ay sameysay …

Fursadii ugu balaarneed Academy ay sameysay kadib markee ila soo xariireen Ardeyda nagu xiran
Maal.mahan safar ayaan ku jirnay alx hada wax walba waa halkeed Qiima dhimistaan ka fa'ideysta
Wixii faahfahin kala xiriir link

Wa.me/+252614126411

3 months, 3 weeks ago

NFP NEWS TO DAY

GOLD : BUY
EURUSD : BUY
GBPUSD : BUY

USDJPY : SELL
DXY :SELL
USDCAD : SELL

NB: RISKMANAGMENT

SO GOOD LUCKY ALL OF THEM OUR FAMILY 252FX.COM

5 months, 1 week ago
Dhamaan ardeyda waxaan ogeysiineynaa in aan …

Dhamaan ardeyda waxaan ogeysiineynaa in aan sameynay qiimo dhimis
Sawabtoo ah maanta waa malinti la aas aasay Academy 252 forex Academy
Sidaas darteed ardeyda sharafta leh waxaan ogeysiineynaa in ay kafa ideystaan qiima dhimistaas

Kala xiriir link hoose
Wa.me/+252614126411

5 months, 1 week ago
252 Forex Academy
5 months, 1 week ago
252 Forex Academy
5 months, 1 week ago
Waa sedax sawir kaas oo ku …

Waa sedax sawir kaas oo ku cad in suuqan uu yahy mid fudud waliba markaad thy mid ku trade gareya price action
Saacadu hada waa 5:50
Trada waqtiga aa qatay waad ujedaan guys wax walba wadaal iyo cilmi

Hadaba hadii aad jeceshahay mudo yar in aad ku barato xirfadaan forex waliba adigo gurigaaga joga ama goobtada shaqo waad baran kartaa waxaaan kuu diyaarinay system cusub waliba fudud sidoo kle waxaa lagu siin doono Account 25k oo ah mid pratical kuu sahlayo in dhaqsi suuqan ad ku fahanto lacagna aad kala soo baxdo waana free

Kala xiriir link profile saran
Wa.me/+252614126411

5 months, 2 weeks ago
252 Forex Academy
5 months, 3 weeks ago

Waa ardey kamid ah academy 252fx wuxuu nala jogaa mudo 40 cisho ah
Wuxuu qabtay waad ujedaan alx
Taasi waxey ku timaday dadaal iyo gacan qabasho
Hadii aad daneeneso in ad mudo yar ku barato xirfadaan

Waxaa jiro class cusub kafa'ideyso
Kala xiriir link hoose??

Wa.me/+252614126411

5 months, 3 weeks ago
fikir, dadkaan soo dadaalay ee forexka …

fikir, dadkaan soo dadaalay ee forexka sameynaayo lacagta badan, maalin waxaa jirtay ay faro marnaayeen, qolkaaga hoosta ka soo xiro 20 maalmood kaliya hal xirfad xoog saar kadibna ilaahay u mahad celi xataa aniga kuma aqaan idheh, hadaa go'aan leedahay waa guuleysan kartaa, hadii kale shukaansiga lee sii wad, shaxaad ayaa waqtiga kaaga dhamaan doonaa.

Shaqaa sharaf leh dhallinyaro hadaa ka yar tahay 28 wali waxaa leedahay jaanis.

Waxaa socdo master class online oo aad ku baran donto si fudud waliba mudo yar
Wixii faahfahin kala xiriir

Wa.me/+252614126411

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 месяц назад

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 месяц назад

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 дней, 1 час назад