Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Baro xadiiskan

Description
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Kanaalkan waxaad ka helaysaa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

3 weeks, 1 day ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

3 weeks, 1 day ago
3 weeks, 1 day ago

🍃 Rasuulka ﷺ waxuu yiri : "Ma jiro Qof igu Salliya ilaa Ilaahey ayaa Ruuxdeyda igu soo Celiyo si aan uga Jawaabo Salaanta".

اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد ❤️❤️❤️❤️ ❤️

2 months, 3 weeks ago

Bushqadaan waxaa kujiro
Qaar kamida kanaalda ugu
wanaagsan waxbadane aad
Ka faa'iideysid nagu soo biir
Oo naga mid noqo.👏

⬇️Riix halkaan si aad ugu biirto ⬇️

https://t.me/addlist/ppAgcw46cBhmZmY0

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 78 chats.

2 months, 3 weeks ago

عَنْ أَبِي يَعْلَى شَدَّادِ بْنِ أَوْسٍ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ عَنْ رَسُولِ اللَّهِ صلى الله عليه و سلم قَالَ; إنَّ اللَّهَ كَتَبَ الْإِحْسَانَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ، فَإِذَا قَتَلْتُمْ فَأَحْسِنُوا الْقِتْلَةَ، وَإِذَا ذَبَحْتُمْ فَأَحْسِنُوا الذِّبْحَةَ; وَلْيُحِدَّ أَحَدُكُمْ شَفْرَتَهُ، وَلْيُرِحْ ذَبِيحَتَهُ.

[رَوَاهُ مُسْلِمٌ].

Waxaa laga weriyay Abii Yaclaa Shaddaad ibn Aws (Allah haka raalli noqdee),”Inuu yiri Rasuulkii Ilaahay (s.c.w):

Wax walba waxaa llaahay u waajibiyay samafal, haddii aad wax dileysaan si wanaagsan wax u dila,
haddii aad wax gowraceysaan si wanaagsan u gowraca,

qofka wax gowracaya waa inuu middida soofeeyo uu neefka u raaxeeyo.”

Waxa wariye Muslim.

https://t.me/Baro_xadiiskan

2 months, 3 weeks ago

عَنْ أَبِي مَسْعُودٍ عُقْبَةَ بْنِ عَمْرٍو الْأَنْصَارِيِّ الْبَدْرِيِّ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه و سلم; إنَّ مِمَّا أَدْرَكَ النَّاسُ مِنْ كَلَامِ النُّبُوَّةِ الْأُولَى: إذَا لَمْ تَسْتَحِ فَاصْنَعْ مَا شِئْت

.[رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ].

Waxaa laga weriyay Abuu Mascuud Cuqba ibn Camar al-Ansaari Al-Badri (Allaha ka raalli noqdee) inuu yiri:

Rasuulkii Ilaahay (s.c.w) wuxuu yiri:
Waxaa ka mid ahaa hadalladii laga soo gaaray Nebiyadii hore:

Haddii aadan xishooneyn samee waxaad doontid.”

Waxa wariye Bukhaari

https://t.me/Baro_xadiiskan

5 months ago

Abu hureyra Rc wuxu ka weriyay Nabiga ﷺ inu yiri:

"Insaanka haduu dhinto wu ka go'aa camalkiisa ilaa sedex mooyane: sadaqo jaariya, ama cilmi oo dad baro oo lagu anfacayo, ama Walid saalix ah oo u duceeyo."

Muslim

عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:(إذا مات الإنسان انقطع عمله الا من ثلاث: إلا من صدقة جارية،  أو علم ينتفع به، إو ولد صالح يدعوله). رواه مسلم

5 months ago
5 months ago
5 months ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part3

https://t.me/addlist/Kthk05xB_RY4YzU0

Telegram

Kulmis 3aad

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “Kulmis 3aad”, which includes 56 chats.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago