Baro xadiiskan

Description
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Kanaalkan waxaad ka helaysaa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

1 month, 3 weeks ago

Qof aya wuxuu yiri 🤍🕊

- «سُبْحَانَ اللهِ»
- «الحَمْدُ للهِ»
- «لَا إلَهَ إلَّا اللهُ»
- «اللهُ أكْبَرُ»
- «سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ»
- «سُبْحَانَ اللهِ العَظِيمِ»
- «لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا بِاللهِ»
- «أسْتَغْفِرُ اللهَ وَأتُوبُ إلَيْهِ»
- «لَا إلَهَ إلَّا أَنْتَ سُبْحَانَكَ إنِّي كُنْتُ مِنَ الظَّالِمِينَ»

Wuxu shaqeyste ajar aad ufara badan rabbigiisna wuu raaligeliyey oo wuu xusay ♥️🥰

🕊Qofkaas mataqaana waa adi haa waa adi 🤍🤟

Allah ka ajar siiyo hadadin dhihin dheh waqti kugu qadanmeyso wll🤍🕊

1 month, 3 weeks ago

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Kii jeclaysta in janno la geliyo naarna laga fogeeyo geeridiisu ha u timaado (ha dhinto) isagoo rumaynaya ilaahay iyo maalinta aakhiro, dadkana ha ula yimaado (ha kula dhaqmo) waxa uu jecelyahay dadkuna inay isaga kula dhaqmaan.»

1 month, 3 weeks ago

Caawa haddii Alle idmo waxa ay ku beegantay habeenkii khayrka badnaa ee 15 bisha Shacbaan.

habeenka 15 Shacbaan waxa uu Alle u danbi dhaafayaa Adoomadiisa oo dhan marka laga reebo labadan qof.

1- Qof gaal ah oo Alle u shariik yeelay.
2- Qof nacayb iyo calool xumo caloosha ugu haya walaalkiisa muslimka ah.

FG: Waxaa muhiima Inaan is wada cafino oo qalbigeena Saafi ka dhigno, xuska ilaahay iyo istiqfaartana aynu badino, Salaatul-leyl iyo qur'aan akhris badana Samayno.

ilaahay ha inagu daro liiska Adoomadiisa uu habeenka khayrka badan u dambi dhaafo.❤️🤲

4 months ago

Wxuu Yiri Nabiga Scw: " Weys Qaadka Waa Iimanka Barkiisa، والحمد لله Inad Dhahdo Wxy Buuxisaa Miizanka, سبحان الله والحمد لله inaad Dhahdnaa Wxy Buuxisa Samaawatka Iyo Dhulka Inta U Dhaxeysa, Salaada Waa Nuur, Sadaqadu Waa Gar/Xujo, Sabarku Waa Iftiin, Qur'aanka Xujo ayuu Ku Yahay Ama Adigo Xujo Kaa Noqon/ Kugu Dacwona, Dadkoo Dhan Wey Kalahaan/ Shaqeeyan 1. Mid Naftiisu Iibiye Oo Cadabka Alle Naftiisa Ka xoreeyi, 2. Midne Waa Halaage Naftiisa.

4 months ago

Jumco Barakaysan...?

قال رسول الله صلَّى اللهُ عليه وسلَّم:«مَن قَرَأَ سورةَ الكَهفِ يومَ الجُمُعةِ أضاءَ له من النورِ ما بَينَ الجُمُعتينِ.»

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Qofka akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce.»

4 months ago

Nabiga Scw Wxaa Laga Wariyey Inuu Dhhy " Ilaahey SWT Wuu Fidiyaa Gacantiisa Habeenkii Suu Utowbo Keeno Kii Xumanta Sameeyi Maalinkii,  Wuu Gacantiisa Maalinkii Suu Utowbo Keeno Kii Xumanta Sameeyi Habeenkii Arintas nh wxy Socon Ilaa Qoraxda Ay Kasoo Baxdo Dhanka Galbeedka /meesha ay U dhici Jirtay.

4 months, 1 week ago

Nabiga Scw Wxaa Laga Wariyey Inuu Dhhy " Ilaahey SWT Wuu Fidiyaa Gacantiisa Habeenkii Suu Utowbo Keeno Kii Xumanta Sameeyi Maalinkii,  Wuu Gacantiisa Maalinkii Suu Utowbo Keeno Kii Xumanta Sameeyi Habeenkii Arintas nh wxy Socon Ilaa Qoraxda Ay Kasoo Baxdo Dhanka Galbeedka /meesha ay U dhici Jirtay.

4 months, 1 week ago

Ibnu Cabaas Nabiga Scw Wxuu Ka wariyey Inuu Dhhy:  "Hduu U ahaan Lahaa Ibnu Aadamka Tog Oo Dahab Ah Wxuu Jeclaan Lahaa Inuu Lahaado Mid 2 Togod Oo Dahab Ah Afkiisa Ma Buuxiyo Ilaa Caro Alle SWT Wuu Ka Towbo Aqbalaa Midkii U Towbo Keeno.

4 months, 1 week ago

عن سهل بن سعد رضي الله عن النبي (ﷺ) قال: «من يضمن لي ما بين لَحْيَيْهِ وما بين رجليه أضمن له الجنة». 
[صحيح] - [رواه البخاري]

Sahal Binu Sacad Allaha ka raali ahaade wuxuu ka wariyey Rasuulka (ﷺ) inuu yiri:

'' Yaa ii balan qaadaya inuu ilaalinayo waxa u dhaxeeya  labadiisa qal (Daan) oo ah carabka iyo waxa u dhexeeya labadiisa lugood oo ah Farjiga.  waxaan u balan qaadayaa janadee '' .

Nabigu (ﷺ) wuxuu sheegay labo arimood oo hadii qofka muslimka ahi uu iska ilaaliyo uu janada galayo.

Tan 1aad: carabka oo laga ilaaliyo inuu ku hadlo wax Ilaahay ka caraysiinaya.

Tan 2aad: waa Farjiga oo laga Ilaaliyo inuu ku dhoco macsi sida zinada oo kale.
Waayo waxaa badan in labadaa xubnood lagu sameeyo macaasi.

4 months, 2 weeks ago

Abii hurera abdiraxman ibnu saqri alle haka raali noqde waxaa laga wariye inuu yiri rasuulkena sallhu caleyhi wasalm:

Nabigena mahan mid dhibsado cunto loo keney weligis
Hadu jeclesto wuu cuni jirey
Hadu kiraheysto wuuka tagi jirey
(Mutafaqun caleyhi)

Yacnii nabigena cunto lokeney waxba kama sheegi jirin iney macan tahy iyo ineysan macanen Hadu kahelo wuu cuni jirey Hadu arkana iney wax kaqaldanyihin asagoo kuqeylin xasaskiisa ama usan waxba ka shegin ayuu katagi jirey naxaris I&nawad galyo korkisa ha aahatey

?????

Wabillahi towfiiq

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago