Somali community 3 Chanel

Description
ChanneLkaN Waxaa Loo Furey Asxaabta u baahan in ay Channelskooda Ku Darsadaan TOP SOMALI TELEGRAM channels .
Hadii aad Rabtid In Laguugu Daro Hubi In aad Sharuudahan Buuxisay.✌️
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

1 month, 2 weeks ago

Sharciyada Team Somali Admins

  1. Qofkii doonaya inuu kusoo biiro Team-ka waa inuu soo maraa Xeer-ilaaliyaha ama Guddoomiyaha.
  2. Qofka doonaya inuu ka mid noqdo Team-ka waa inuu haystaa Channel leh ugu yaraan 10k Subscribers, islamarkaana uu soo gudbiyo channelkiisa Wax fiican, iyadoo aanay wax dhibaato ah u keenaynin diinta iyo dhaqanka.

Markuu Qofka ka mid noqdo Team-ka, waxaa laga rabaa.

  1. Inuu admin ka dhigo channelkiisa kooxda u xilsaaran share-gareynta spamka.
  2. Hadii Fariinta Spamka la dhigo ilaa 12 saacadood ilaa ay kasoo wareegto post lagama daba keeni karo.
  3. Inuu si joogto ah uga soo qayb galo kulamada kooxda.
  4. Inuu si joogto ah update uga ahaado groupka.
  5. Inuu si hufan u qabto shaqooyinka loo diro.
    6.Inuu ixtiraamo qof kasta oo kooxda ka tirsan.

Qofka jabiya xeerarka:

1.Qofkii admin ka dhigi waayo channelkiisa kooxda ee qaabilsan share-gareynta spamka, waxaa loo diri doonaa digniin, waxaana xubinimada laga qaadi doonaa haddii uusan todobaad gudaheed jawaab ka bixin.
2. Hadii Spam la dhigay post ka daba keeno ilaa 3 digniin ayaa la siin doonaa digniinta 3aad kadib ogaysiis la’aan ayuu xubinimada ku wayn doonaa, qodobkaana marmarsiiyo kama jiri doonto.
3. Qofkii ka maqnaado hal kulan/shir, channelkiisa waa laga reebi doonaa spamka hal toddobaad, sidoo kale waxaa loo diri doonaa digniin.
4. Qofkii laba kulan xiriir ah maqnaado, wuxuu si toos ah u waayi doonaa xubinimada Team-ka. F.G: Qofkii cudur-daar rasmi ah soo gudbiya ka hor kulanka, waxaa laga aqbali doonaa.
5. Qofkii muddo bil ah fariin ama update ka soo dhigi waayo group-ka, xubinimada waa uu wayn doonaa.
6. Qofkii shaqo loo diro, isla markaana diida cudur-daar sax ah isagoo wadan, xubinimada waa laga qaadi doonaa.

Xeer-ilaaliye : @hagad

2 months ago
La S[o](https://teletype.in/@somalibooks/sV87xEmsHDD)cda Update Cusub Dhalinyaro

La Socda Update Cusub Dhalinyaro

8 months, 3 weeks ago

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
? Community ++ ?
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join ? @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
*?Somali Free Books ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Somali Librarians ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Xikmado iyo murti ↩️***
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Kobciye Books ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Mucaashaq Jacayl↩️***
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Dhiirigaliye nolol ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Hoyga Farsamda ↩️***
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Aqoon Kobciye ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Hidaayatu Rabbi ↩️***
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Quruxda islaamka ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? jacaylside channel ↩️***
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? alxakiim channel ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?xaqiiqada Nolosha ↩️***
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Dareen Side channel↩️***
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Hassan Caashaq ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Qalbi Dhaye ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Qalbiyadeena ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Guulaayso bet ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Kalimat Kariim ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Aisha bin Ahmed ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Faiido Channel ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*?Hogaan Dumar ↩️❯❯❯ █░JOIN NOW░█
*? albaani channel ↩️**❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Dhaqan Wanaag ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Dinteena suuban ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Qoraalo kooban ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Nuxur Side FXV ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? Kaydka Qormo ↩️*❯❯❯ █░JOIN NOW░█

*? MaanHage School ↩️***❯❯❯ █░JOIN NOW░

*? Ruuxda channel ↩️*
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
?Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
anti-delete ?12hrs in channel

10 months ago

*?*➰Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━
?**━━━━━━━━

111k+ ?Somali Free Books ?
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
53k+ ?Somali Librarians ?
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
32k+ Xikmado iyo murti?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*31k+
?Kobciye Books?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*23+
? Mucaashaq Jacayl?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*21+k
?Dhiirigaliye nolol?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*19+k
⚙️Hoyga Farsamda?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*18k+
? Aqoon Kobciye ?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*17k+
?‍? Hidaayatu Rabbi ?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*16k+
? Dunida suugaanta?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*16k+
?Quruxda islaamka?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*15k+
⛺️ jacaylside channel❤️*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*14k+
? alxakiim channel ?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*14k+
xaqiiqada Nolosha?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*14k+
?Dareen Side channel?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k+
? Som Motivation?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k
? Hassan Caashaq ❇️*▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k
?Qalbi Dhaye ?*▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k
♨️ Qalbiyadeena*?▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k
? Guulaayso bet ?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k
♒️ Kalimat Kariim ♉️*▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k
? Aisha bin Ahmed?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k
? Faiido Channel?*▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*13k
? Hogaan Dumar*?▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*12k
? albaani channel*?▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*12k
? Dhaqan Wanaag ⚖️*▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*12k
?‍♂️ Dinteena suuban?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*11k
? Qoraalo kooban ?*▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*10k
? Nuxur Side*?▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*10k
✍️ Kaydka Qormo ?*▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*10k
?**Haqabtire Online⚡️*▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂ *06k ? Ruuxda channel ?*
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂
*06k
? MaanHage School ?****
▂▄▅▆▇█ ???? █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
*⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL
━━━━━━━━━━━━
anti-delete
?***12hrs in channel

3 years, 1 month ago

Tiradii aan rabnay inaan qaadano ee 8 xubin ahayd waan dhamaystirnay sidaas waxaan ku joojinay Qabashada dadka cusub

Fursad kale hadii ay soo baxdo idinkuso wargalin doona Insha'Allah

3 years, 6 months ago

??? ?????? ????????

? Dɪɪɴɪ ?
❆: @Daarul_hidaya
❆: @Kalimakariim
❆: @Quruxdaislaamka
❆: @Daarulkheyr
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
? Bᴜᴜɢᴀᴀɢ ?
❆: @Somalibooks
❆: @Somalilibrary
◎━━━━━━◎━━━━━━◎

?  Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ    ?
❆: @Liibaanpro
❆: @Somali_tech
❆: @Somsoft
❆: @Freepreset13
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
? Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ ?
❆: @Som_Motivation
❆: @Al_xakiim
❆: @Albaanichannel252
❆: @AishaAhmed99
❆: @Xigmadoiyoxaqiiqo
❆: @Dareen2021
❆: @Dareen_side
❆: @daren_jaceyl
❆: @DhamBaal123
❆: @xaqiiqadanolosha
❆: @Maskaxmaal1
❆: @Xikmadosom
❆: @ZamzamSooyaal
❆: @Nololifeysa
❆: @KobciAqoontaada2
❆: @dhaqan_wanaag
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
?‍? Qɪsᴏᴏʏɪɴ ?‍?
❆: @qalbiyadeena
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
? Aғʟᴀᴀᴍ ?
❆: @Som_Flims
❆: @Musalsalo1
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
? Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ     ?
❆: @Ilaqosal
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
? Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ?
❆: @Cilmiraadis
❆: @Dhiiragaliye
❆: @Hogaan_Dumar
❆: @Hagaha_Nolosha
❆: @xafso143
❆: @Jiilka_wacyiga1
❆: @Hogaan_bulsho
❆: @Waayahanolosha
❆: @bqgrsh
❆: @Noqoxiddig
❆: @Rajadenna
❆: @QalbiDhaye143
❆: @Hidaayatu_Rabi
❆: @Fajru_Somali
❆: @Ruuxda
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
? Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ  ?
❆: @Hasancaashaq
❆: @dareen_dahson
❆: @Farsamada
❆: @baroafkaga
❆: @TilmameCafimad
❆: @DunnidaSuugaanta
❆: @haqabtire1
◎━━━━━━◎━━━━━━◎

?⌚️?
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
                  ❢    Midowga    ༎

❢   Telegramerska Soomaalida
               1 Team Somali Admins.
_❂_

╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
    ◎━━━━━━◎━━━━━━◎

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
      ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
•━━━ ◍ ⎉?⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
@Somalibooks
@Cilmraadis
@Xikmadosom
@Hidaayatu_Rabi
@somalilibrary
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫

3 years, 6 months ago

? TOP SOMALI TELEGRAM CHANNELS ?****

╔══════════════════╗
Waa Channels Telegram Oo ay Ku Mideen Saaxiibo Soomaaliyeed Hadafkooduna Yahay in Ay Saaxiibada Ku Xiran U soo Gudbiyaan Mowduucyo Faaiido Uleh , Sida :-
- Koorsooyin bilaash ah , Buugaag PDF Bilaash ah , Xikmado , Mowduucyo Diini ah iyo Kuwo Maadi ah , Filimaan Musalsalo , iyo Waxyaalo badan oo aan 1 iyo 2 Ku soo Koobi Karin
.

Sidoo Kale Waxaa Jira Dhalinyar Kale oo Khibrad iyo Aqoon Leh Jecel in ay Dadka u Faaiideeyaan Cilmiga Uu Allah Ku Manaystay.
Hadaba Hadii aad Leedahay Telegram Channel Jeceshahayna in aad Kamid NoqoTo TOP @SOMALI_CHANNEL fadlan Hubi in aad Sharuudahan Hoose Buuxisay ?*
═══════════════════════
*#1 = In Marka Hore ay Kaa Go'an Tahay In Aad Bulsho Wax Gaarsiiso
.

#2 = In Horey Aad Dadaal badan U Soo Sameeysay Si aad Dad Kugu Xiran U heshid Channelkaagana Uu Gaaray 1000 qoF (1k)

#3 = In Channelkaaga Uu yahay Mid Soo Gudbiya Mowduucyo Wax Ku ooL Ah Oo MacquuL ah

#4 = Waxaan Qabanaa Shirar Aan Oga wada HadalNo Arimaha Xasaasiga Ee markaa Channelska Ka Taagaan In Aad Nagala soo Qayb Gasho Shirkaas.

#5 = In Channelkaaga Marka Aad Linkiska Ku Share garayso Mudo 12 saacadood Ah Aadan Wax Post Ah Kada Keenin.

#6 = in Telegram Channelkaagu Uu Samaysan Yahay Ilaa 3bilood.

#7 = In Spam Linkiska Uu Channelkaga Yaali doono ilaa 3 Maalmood

══════════════════════════

NOTE :- Hadii aad Fulisay Xeerarka La Xariir Gudiga iyO Masuuliyiinta Hoos Kaaga Muuqda Adoo Tusinaya In Aad Xeerarka Soo Fulisay Si ay Kuugu Soo Daraan "ALL_ADMIN_GROUP"

═════════════════════════════════

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago