Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Garnaqsi channel

Description
Channelkan ugu imow dhiirigalin, ka hadalka waaqaca soomaalida, Xikmado jaceyl, Niyad Jabtay samirsiinteedna😊 ugu kaalay🥰
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 month ago
1 month ago
1 month ago
1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago
3 months, 1 week ago

*Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan ku qancay dhaqankaaga, muuqaaga, dabeecaddaada, shakhsiyaddaada iyo  summad kasta oo aad leedahay gaarna kuu ah.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan kugu aaminay naftayda, mustaqbalkayga, sharaftayda, sirtayda iyo wax Allaale waxaan hammi nololeed leeyahay ee u baahan rafiiq ila hinjiya.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan aaminsanahay inaad nolosha inta iga dhiman buuxin karto, aynu is kaabi karno, isku tiirsan karno, dhibta iska weheshan karno, farxad isku abuuri karno iyo inaynu lammaane ku ahaano wixii wanaagsan, wixii xunna aynu iska reebno.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaa jirta sabab aan kaaga soo doortay malaayiinta dhiggaa ah ee dunida kale ku dhaqan. Waxaan kugu soo xushay dookh, waxaad dawo u tahay indho adiga uun kugu farxa, qalbi kuu daacada iyo niyad gayaankaa kaaga eexatay.

Markaa, kolka uu qof si dhaba kuugu yidhaa "Waan ku jecelahay" intaas iyo kumannaan macne oo kale ayay u dhigantaa. Ha dhayalsan. Ha u arkin kalmad iska fudud oo afka uun ka soo baxday. Markaad jacaylka ka aqbashana, ha moodin arrin fudud. Waa ammaano wayn iyo  mustaqbal dhan oo lagugu aaminay. Waa masuuliyad u dhiganta sidii qof dunida maamul lagu yidhi oo kale.*

3 months, 1 week ago
3 months, 2 weeks ago

10 Kelmadood oo Burburiya Shakhsiyadda Ilmaha

  1. Ilmaha oo la caayo .. Tusaale ahaan (Doqon baad tahay, waxba ma fahantid, nacas, iwm)
  2. Is barbar dhigga (Walaalkaa baa kaa fiican, hebel baa kaa wanaagsan, adaa ugu liita)
  3. Jacayl shuruud ku xidhan ..(Haddii aad sidaa yeesho waan ku jeclaan, haddii aad sidaa samayso waan ku nacayaa iwm) waxa wanaagsan in aad ku tidhaa waan ku jecelahay laakiin hab dhaqankaa ma jecli.
  4. Ha ooyin dadka wanaagsani ma ooyaan. (Geesigu ma ilmeeyo ee maxaad la ooyaysaa)
  5. Niyad Jabinta (Caajis baad tahay, ma gaadhi kartid, ma noqon kartid, ma guulaysan kartid)
  6. Hanjabaadda (Dhiiggaagaan cabi doonaa, Waan ku gawrici doonaa, Waan ku dili doonaa, waan ku garaaci doonaa, Dibadda ayaan caawa kuu saari doonaa, tuug baa ku qaadan doona ..iwm
  7. Diidmada aan qanaacada lahayn (adiga oo ilmaha mar walba soo jeedintiisa sabab la’aan diida)
  8. Habaarka (dhulku kula go’, Inkaari kugu dhacday, Balaayo kugu dhacday, Nacdal baa kugu taalla, iwm)
  9. Eedaynta xun (Ilmahani wuu I dhibay, maskaxda ayuu iga cunay, dhibaato ayuu nagu hayaa,
  10. Fadeexaynta (saaxiibadaa ayaan kuu sheegi inaad waxan samaysay, aabahaa ayaan kuu sheegi, macallinka ayaan kuu sheegi inaad waxaa xumaysay, ..ilmaha oo lagu hor fadeexadeeyo dadka)

Aabe/Hooyo, iyo cid kasta oo ubad masuul ka ahi haka dhawrsato ereyada ama hab-dhqannada noocan oo kale ah oo la ogaaday in ay burburiyaan shakhsiyadda ilmaha, saamayn tabanna ku yeeshaan noloshiisa

//Dheegasho

5 months, 1 week ago

Channels ka telegramka ee soomaalida.
Waakuwan channelska u caan san ee soomaalida uguna wax tarka badan 
               ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS 2⃣

🔆✿❀ - ❀✿🔆 
:Al furqan online academy
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
BARO TELEGRAAMKA
Ꙭ:   NASIIB 149
Ꙭ: Horumari naftaada
Ꙭ:  Dareenka nolosha
Ꙭ:    maalikat maariya
:xikmad side 2023
Ꙭ:   xikmad side 2023
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Hormari naftada
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:Hayaanka nolosha
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:  Waayaha nolosha
Ꙭ:  Hoyga akhriska
Ꙭ: xikmad side
Ꙭ: Hoyga sheekoyinka
Ꙭ:  Duruusta nolosha
Ꙭ: Xikmado iyo suugaan

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: isbadalka nolosha
Garnaqsi channel
Ꙭ:  Xikmado iyo sugaan

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: wehelka qalbiga
Ꙭ:  cilmi nafsiga
  philosophy
Ꙭ: ogaansho
Ꙭ:Dhiiri galiye soomaali

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Qoraaladi qalbiga
Ꙭ: xikmada maanta
Ꙭ: Dhiiriye channel
Ꙭ: Wehel caashaq
Ꙭ :Waddooyinka guusha

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Aways cishqi side
Ꙭ: Hayaanka nolosha
Ꙭ:  Hogaanka guusha
Ꙭ:  Badbaadi naftaada
Ꙭ: Daaru tafsiir

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Wanaag media
Ꙭ: Daarul dacwaa
Ꙭ: Xulashada qalbiga
Ꙭ: Ibraahin geedi
Ꙭ: Baro telegramka
Ꙭ:  Xikmadaha nolosha

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ:  Xigasho iyo xaqiiqooyin
Ꙭ: Aqoon raadis
Ꙭ: Daryeel jacayl 
Ꙭ: students somalia exams (sse)
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad murti jacayl
Ꙭ: kuliyda online ka ah ee Alfurqaan
Ꙭ:  Fursado wax barasho 
Ꙭ: Burqad  forex academy                                        
Ꙭ: OGaansho
Ꙭ: fursado waxbarasho
Ꙭ: Burqad forex academy
Ꙭ:  Aqoon yahan com

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹                     
        ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝

❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan:  @kooxda_kulmis

Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY

☞︎
     ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
    ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
     ☞︎︎︎XIKMAD BADAN
     ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
      ☞︎︎︎  NASIIB 124
➡️   Kayd books

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ma tahay arday raba inuu barto computerka isticmaalkiisa.
Waliba si bilaash ah kaliya diwaan galinta oo 6 dollar ah ayaad  bixinaysaa.
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay ku haysaa fasalo cusub oo bilow ah.
Lahadal ciwaankan hoose  si aaad isku diwaan galiso.kana faa'idayso fursada waa caawa oo kaliya.

Halkan hoose isk diwaan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Telegram

QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

Channels ka telegramka ee soomaalida.
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago