Kooxda Kobcis

Description
"KOBCIS, Ku Kobci Kannaalkaaga".
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

1 year, 2 months ago

OGEEYSIIS:: Farriin Ku Socota Dhammaan Xubnaha KOOXDA KOBCIS:

Ka Timid: Gud. Kooxda

Dhammaan Xubnaha Sharfan Ee @Kooxda_Kobcis Lab Iyo Dheddigba Waxan Ku Wargelinayaa In Ciladi Ay Soo Waajahday Ciwaangeygii Horre,
Arrintaas Awgeedna Ay Hakad U Gashay Shaqadii Kooxdu,

Laga Bilaabo Hadda Oo Ay Saacadu Tahay 13:56 Sun, 17 Sep Waxaan Idinku Wargelinayaa Si Shaqadu Ay U Soo Socoto In Aad Ciwaankayga Cusub @Abwaansaajac Aad Admin Iga Dhigtaan Channeladiina, Midkii Horrena Aad Iska Tuurtan,

Sidoo Kale Halkaan @Abwaansaajac Iigusoo Dir Linkiga Channelkaga Si Aan Kuu Diwaangeliyo Kuuguna Daro Groupkeena Cusub.

Allaa Mahad Leh:

Aad: @AbwaanSaajac

1 year, 9 months ago

"??????"  waa (koox) ay ku kulmeen admins'ka qayb kamid ah kanaallada soomaalida. Kooxdan  ujeedooyinkooda ay kamid tahay; isdhexgal, is barasho, inay bulshada usoo gudbiyaan wax waxtar u leh, Sida (koorasyo,maxaadiroyin, madadaalo, Xikmado) IWM sidoo kalena inay subscribers (dad) kala faa'idaan.

Si aad kooxda ugu soo biirto; maxaa lagaaga baahanyahay?

?????????? ?????? (Rules)
1: inaad leedahay kannaal suubban.
2:in kannaalkaagu uu 300 members(subscribes) haysto.
3.inaad kannaalkaaga aad guddoomiyaha(@Abwaan_Saajac ) admin ka dhigto si uu linkska ugu share gareeyo.
4.inaad kooxda iyo wadaagidda (shareta) aad daacad u tahay.
5.Inaad linkska Tirtiri karin Muddo 3'Beri ah.
6. In aadan wax Post ka daba keniin linkska marka la Share greeyo mudo 12 Saac ah.
7.In aad Daacad u tahay Ka mid-Noqoshada Kooxda.
8. Hadii aad ku xad-gudubto Mid ka mid ah Qodobada, Waxay la Micno Tahay In Aad Ka baxday Kooxda.

Haddaad intan fahantay diyaarna u tahay la xidhiidh @AbwaanSaajac si uu kooxda kuugu daro.

"KOBCIS, Ku Kobci Kannaalkaaga".
-K O B C I S.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago