Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Som Motivation

Description
Faldan channel ka sii faafi, Isku day ugu yaraan in aad hal qof nagu so biiriso adigoo sii gaarsiinayo linkiga channel ka Oo ah Som Motivation.👇
Kuso dhawow Som Motivation
Kheyr iyo Dhiiragalin.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

1 month, 1 week ago

لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago

Maanta waa jimce iyo ramadaan isku beegmay
Kaga faaideyso duco waliba waadic ka dhig ducadaada iyo waxaad ilaahay waydiisanayso.
Ilaahay agtiisa laga hela wax kasta
Qofkastooba kaga faaideyso duco iyo digri.

3 months, 1 week ago

Aduunyadda cidna kuma waareyso, guuleystaheeduna waa midka ka taga intaanay ka tagin

3 months, 2 weeks ago

Waagii Uu Noolaa Sheekh Cumar Faaruuq Alle ha u naxariistee ayaa waxaa suuq guur Ragga soomaalida oga furmay wadanka Hindiya gaar ahaan koonfurtiisa siiba magaalada Hyderabad, waxaana aad ugu xoomay Rag badan oo soomaali ah kadib baa waxay gaartay in culimada lala wadaago arinkaas waxaana la weydiiyey Shiikha
Waxaa la yir " Shiikh Raggii soomaaliyeed baa cabasho ka ah dumarkii soomaalida oo Madax adayga, buuq iyo arimo kale ayay kaga cabanayaan, sidaas darteed waxay u jiheysteen Dhankaas iyo Hyderabad oo lagu sheegay hablo wanaagsan, baariyaal ah quruxna badan , bal arinkaas ka waran?"
Wuxuu yiri : " Waxaa la sheegaa in Dameer Hadda kahor lagu yiri War dameerow maxaa kugu qasbay Jugtaan iyo haraantidaan afkaaga ku dhacayso xiliga aad dameerta u galmoonaysid inaad u samirto ? Maad is raadsatid fardaha oon ku dilayn jugna ku gaarsiinayn?! Dameerkii baa wuxuu yiri "Waxaan dhibkaas u marayaa fir dameer yaan la waayin" Kadibna shiikha hadalkiisii halkaas buu kasii waday asagoo u duurxulaya in haddii Hindiya hablo loo doonto la Dabar go'ayo qarniyada soo aaddan.

Hadda kahor Oday Jarmal ah iyo xaaskiisa oo jarmalad ah oo Beer dalxiis waqti iskula qaadanaya ayaa arkay wiil Madow iyo Gabar cadaan ah oo isla baashaalaya jacaylna isku muujinaya, wiilkii ayuu u tagay wuxuuna weydiiyey Halkuu kasoo jeedo asal ahaan wuxuuna u sheegay inuu soomaali yahay.
Markii dambe ayuu yiri "In aan si gaar ah kuula hadlo ayaan rabaa markaad waqti soo hesho ii kaalay ciwaankayga waa kan" maalin dambe ayuu wiilkii soomaaliga ahaa u yimid odaygii cadaanka ahaa is bariidin kadib odaygii jarmalka ahaa baa yiri "Ninyahaw Naag cadaan ah intaad xoog iyo Hanti leedahay unbay kula joogaysaa ka afrikaan ahaan , mar haddii aad gabowdo ama cayrowdo kulama joogayso kuugumana tureyso sida ay ninka Jarmalka ah ugu tureyso, Bal jarmal oo dhan kusoo wareeg car bal soo hel Nin madow iyo naag cadaan ah oo isla gaboobay sida aniga iyo xaaskayga, masoo heleysid si kaste ood u raadiso, markaa waxaan ku leeyahay arinkaas si fiican oga fakar oo Oga fiirso"

3 months, 3 weeks ago

"تكلم حتى أراك"
"Bal hadal aan ku gartee/ku arkee" !

Waa hadalkii caanka ahaa ee faylasuufkii waynaa socrates u adeegsaday mar uu ardaydiisa cashir u meerinayay nin u yimi isagoo iskala taagtaagaya oo faan iyo faakh ka muuqato oo labis iyo agab qaalli ah ku sharraxan, micnuhu waa muuqaalkaagan baarka sare saaran micne wayn samayn maayo oo kaa wada turjumi maayee bal hadal aad isu sheegtide, qofku isla marka uu hadlo wuu iska hadlaa, wuu isqeexaa oo is micneeyaa, sida uu u hadlayo iyo waxa uu qofku ku hadlayo waa halbeegyada lagu ogaado waxa uu yahay ama aaminsayahay,

Waxaa jirta murti kale oo carbeed oo oranaysa :

"وكم من صامت ترى لك معجب * زيادته أو نقصه فى التكلم" !

Qof hadii aad rabto inaad yool baarto ka hadal sii ama aad u dhagayso waad baran doontaaye, macquul inaad ka shallaydo inuu hadlay Iyo inaad ka xumaato sababta uu u aamusnaan jiray.!.

Xigasho

5 months ago

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم { احرس علي ما ينفعك واستعن با الله ولا تعجز }

Nabigu صلي لله عليه وسلم wuxu yidhi { ku dadaal waxa ku anfacaya, ilaahayna kaalmeyso, hana caajisin }

5 months ago

Ilaahay talo saaro xiita wakhtiyada annay waxba walba u muuqdaan kuwa aan macquul ahayn.
توكل على الله حتي في لأوقات لتي يبدأ فيها كل شي مستحيلان.

5 months, 1 week ago
5 months, 1 week ago

Qofkii naftiisa uhibeeyey aduunyadda,waxba siin mayso ilaa aan ka ahayn qayb yar oo dhulka ah oo lagu aaso marku geeriyoodo.

Lkinse qofkii alle ku xidhnaada ilaahay waxa uu siin jano balaceedu la mid yahay cirka iyo dhulka.
للهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago