Som Motivation

Description
Faldan channel ka sii faafi, Isku day ugu yaraan in aad hal qof nagu so biiriso adigoo sii gaarsiinayo linkiga channel ka Oo ah Som Motivation.👇
Kuso dhawow Som Motivation
Kheyr iyo Dhiiragalin.
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

3 weeks ago

FAAIDOOYINKA LAGA HELO KU SALINTA XABIIBKEENA MUXAMED

  1. 10 jeer buu ilaahay ku salinayaa qofkaa ku saliyey nabiga(Ilaahay saligiisuna waa in uu unaxariisanayo adoonka ama uu amaanayo .
  2. Waxa kale oo lagu helayaa shafaacada nabiga صلي الله عليه وسلم.
    { Nabi maxamed waxa uu yidhi qofka marka uu mu,adinku eedaamo inta uu yidhaahdo ka daba yidhaahda igu saliyana shafaacadaydaa usugtay oo waajibtey}
    3.Hamiguu ilaahay kaga yareeya qofka{ Culayadda badan ee nolosha ayuu ilaahay kaaga yareynayaa iyo diiqadaha}.
    { Ubaya binu Kacab:markuu nabiga ku yidhi wakhtigayga saligagaan ku qaadan hamigaaga la kaafiyi ayuu nabigu ku yidhi}
    4.Adoonba Adoonku ka sali badan yahay buu uga dhow yahay nabiga maalinta Qiyaamaha} Nabi maxamed wuxu yidhi "Maalinta Qiyaamaha cidda igu dhawi waa cidda igu saliga badan}
  3. Waxay sabab unoqonaysaa in uu nabigu kaa qaado
    { Nabigu wuxu yidhi "Qofkasta oo ugu saliya saligiisa markuu igu salinayo ilaahay ruuxdeydda ayuu isoo celinaya oo anaa ka qaada}
    6.Ducadaada in la aqbalo waxyaabaha caawinayuu ka mid yahay in aad saliga ku soo khatinto
    { Nin baa tukanayey ilaahayna ma amaanin nabigana kuma saliyin nabigu wuxu yidhi عجل هذا kani wuu dagdagay}
  4. Saliga aad igu salinaysaan badiya ayuu yidhi nabigu maalinka jimcaha
    { Saligiina waa lay cardinayaa}
2 months, 4 weeks ago
  1. Qofka baari u ah waalidintiisa isma arkan murugo
    وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً)

2.Baryada Allaah iyo murugaadu hal meel kuma kulman.
وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً)

  1. Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo isma arkan
    (مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْءانَ لِتَشْقَى).

  2. Hanuunka Alle qofki raacey murugo iyo baadi isma arkan
    (فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى).

  3. Alle ka cabsi iyo murugaadu hal meel kuma kulman
    (فأنذرتكم ناراً تلظى لا يصلاها إلا الأشقى الذي كذب وتولى وسيجنبها الأتقى).

3 months, 3 weeks ago

" احرص على ما ينفعك ،واستعن با الله ولا تعجز"
{Ku dadaal waxa ku anfacaya, Allana talo_Saaro hana caajisin.}

3 months, 3 weeks ago

Halaga faaideysto

3 months, 3 weeks ago

*Ⓜ️*➕Somali Promotion *?️
━━━━━━━
?*━━━━━━

?Somali Free Books ?
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ *?Somali Librarians ?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ Xikmado iyo murti?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ?Kobciye Books?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? Mucaashaq Jacayl?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ?Dhiirigaliye nolol?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ⚙️Hoyga Farsamda?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? Aqoon Kobciye ?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ?‍? Hidaayatu Rabbi ?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ?Quruxda islaamka?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ xaqiiqada Nolosha?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? alxakiim channel ?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ?Dareen Side channel?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? Aisha bin Ahmed?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? Hassan Caashaq ❇️⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? Hogaan Dumar**?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ?‍♂️ Dinteena suuban?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? Dhaqan Wanaag ⚖️⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
✉️ Tamarsinta ruuxda ✨️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
? Guulaayso bet ?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ♒️ Kalimat Kariim ♉️⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? albaani channel**?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? Qoraalo kooban ?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? MaanHage School ?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ? Ruuxda channel ?⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
? Qalbi Dhaye ?
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
✨️Qalbiyadeena ❣️*?
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
━━━━━━━━━━
⭐️JOIN ALL CHANNELS ━━━━━━━━━━
ku Sali nebiga SCW**

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago