Xikmado "jacayl♡

Description
"Si naxariis leh kusoo biir channelkeena
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

5 days, 21 hours ago

Balanta ama yabooha "

Diin ahaan io dhaqan ahaanba ma wangsana in ballan laga baxa ama la oofin waayo "
Waxaa laga wariya dhimashada rasuulka s.c.w kadib ayaa abuubakar istaagay oo yiri " war yuu nabiga qof wx ubalan qaaday asigon u,oofin ka geeriyooday "
Kadib ayaa waxa istaagay saxaabi oo yiri aniga saxabigasna lasiyay wuxuu nabigaa u balan qaaday"

Taasi wxy kutusaysaa ahmiyada ey leedahy balanta oo la oofiya "

1 week, 1 day ago

Maalin maalmaha kamid ah wxwalba wee hagagayaan i.a" taasi waa balantii eebe" habaqin
فان مع العسريسرا" ان مع العسر يسرا
Culees walba gadaashi waxa ahaaday fudeed" culays walba gadashiisa waxa ahaaday fudeyd"

2 weeks ago

Xikmad ayaa dhahaysa :
Qofkii qalbigiisa ka ilaaliya xaaran" allah ayaa ku,arzaaqaya xalaal qurux badan"❤️

3 months ago

Adigaa habeenki xidigaha igu so hirgaliyey oo iinoqday iftiin an ku arko dariiqeyga⭐️

3 months ago

Maqnanshahyga haduu kuxanuujin waayo hadlkaaga ima farxad galinaaya

Naftayda xushmad iiga baahan;?

3 months, 1 week ago

Mararka qaar qof baan jeclaneyna sidan ujecelnahay dayaxa.
Wxeynu jeclaneyna anago og inaan heleynin ayaga'

5 months, 3 weeks ago

Seeing your mom laughing at your jokes is a special kind of kindness.,

Araktida hooyadaa oo kaftankaaga kuqoslysa aad arakta waa naxariis gooni ah,.

5 months, 3 weeks ago

Waxaad kacabsani hasamyn" hadad sameysana haka cabsanin"

Read it again??

5 months, 4 weeks ago

• Qof sabar badan ahow maalmahaaga xun "
• Qof shukrin badana ahaw maalmahaaga wanaagsan"

6 months ago

waxaa jira dhacdooyin badan oo taariikhi ah oo dhacay bisha Ramadaan oo ah bisha sagaalaad ee taariikhda Islaamka.

1• Soo dajinta Qur'aanka Kariimka ah
Waa dhacdadii ugu muhiimsanayd ee dhacday bisha Ramadaan ee Muslimiinta soo martay waxaa Qur'aanka kariimka ah lagu soodejiyay Nebi Muxamed NNKH iyadoo loo soo dhiibay Jibriil CS.

2•Geeridii xaaskii koobaad ee Nebiga Khadiija RA
Khadiija RA waxay geeriyootay 10-kii Ramadaan. Waxay ahayd xaaskii ugu horreysay ee Nebi Muxamed NNKH, iyo qofkii ugu horreeyay ee qaata diinta Islaamka.

3• Geeridii Hooyadena Caa'isha RC
Sannadkii 58-aad ee Hijriyada waxaa geeriyootay Hooyadena Caa'isha RA oo ahayd xaaskii Rasuulka. Caa'isha RC waxay geeriyootay 17-kii Ramadaan.

4• Dagaalkii Tabuuk
Dagaalka Taabuuk waa mid kamid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan taariikhda Islaamka ee bisha Ramadaan.
Nebi Muxamed NNKH wuxuu Yaman, u diray Cali Radiyallahu Canhu oo uu taliye ciidan ka dhigay. Dad aad utira badan ayaa soo Islaamay oo kordhiyey tirada Muslimiinta.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días