Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Halxiraale

Description
🌷Bismillaah🌷

🔰 Halxiraale chenel 🔰

Kanalka @halxiraale waxaad ka heli kartaa halxiraale iyo Jawaabo oo aqoon guud ku soo biir linkiga u dir asxaabbtada si ay ayagana ugu faaideystaan mahadsanidiin
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago

1 year, 1 month ago

https://youtu.be/yEPStFQpYSo

YouTube

Faayrus Cusub ! ! ! "Markburg Virus Disease" #kasmo #mogadishu

Markburg Virus Disease waa cudur la helay 1967 balse hada ayuu kasoo muuqday bartamaha afrika, cudurkaan ayaa aad halis u ah, balse hadii la sameeyo ka hortag iyo ka warqab wax weyn ayaa laga qaban karaa, Muuqaalkaan waxaan kuso bandhigeynaa, 1. gorme la…

1 year, 1 month ago

https://youtu.be/lKovWW9ZLUQ

YouTube

3 Qaacido ama talo oo ku haboon caafimaadka Ramadanka #kasmo #mogadishu

Waxaan Marqaati ka wada nahay, in waqtiga Bisha Barakeysan dadka eey ka cawdaan xanuunada caloosha sida Gaaska, laabjeexa, bog xanuunka, tabar darada, awood yari, daal fara badan iyo cabashooyin kale oo badan, hadaba soonka bisha barakeysan sidee uga dhigan…

1 year, 1 month ago
Waxaad ku dhuntay duurka, waxaa ku …

Waxaad ku dhuntay duurka, waxaa ku dhex dhacday guri 10sano ka hor laga guuray oo duugoway, albabki ayaa is xiray, 3 albaab ayuu leeyahay gurigaas
Albaab aad waxaa taagan yaxaas dadka cunaayo
Albaabka 2aad waxaa taagan nin qori wato oo dadka dilaayo
Albaabka 3aad waxaa ku jiro biyo koronto leh oo dadka dilaayo

Albaabkee ka bixi laheyd? Sidee ku badbaadeysa

1 year, 1 month ago
Nin duq ah 60sano jir ah …

Nin duq ah 60sano jir ah oo timaha ka biibeen ayaa soo dagay guri, ninkaan ayaa qolka keensaday wax walbo oo agab ah oo qof u baahnaan karo, marki uu mudo dagnaay ayaa qarashki kirada lagu siyaadiyey, waana uu ka guuray guriga, waxuu rartay alaabta oo dhan, balse hal mid ama hal sheey ayuu ka tagay!!

Sheeg halka sheey ee uu guriga uga tagay???

1 year, 1 month ago
Sheeg wax korkaaga ku yaalo, oo …

Sheeg wax korkaaga ku yaalo, oo aadan taaban Karin? Aad u fikir, maskaxda shiil, jawaabta waa kaama dheero, balse waa hadii aad maskaxda aad uga shaqeysiiso?

1 year, 2 months ago

U diyaar garow hal xiraalaha isbuuca

1 year, 2 months ago

Jawaabta su'ashii isbuuci tagay ee aheyd, sheeg halka adiga iyo geedka aad ka siman tihin oo isku mid ka tihin

Jawaabta saxda waxaa isku dayey dad ku dhaw laabtameeyo, waxaa ka jawaabay 1 ruux kaliya

Waana "CALI MUXIDIN"

Jawabta waa: HOOSKA

1 year, 2 months ago
1 year, 2 months ago

Ramadan kariim

1 year, 2 months ago

https://youtu.be/lR6DPeWMRis

YouTube

Taxane: Farqiga u dhexeeya Soonki hore iyo soonka hada? Kasmo Hospital

Soonka waa waajib ka mid ah waajibaadka alle na saaray ka muslimin ahaan. waxaa haboon sida naloo faray inaan u gudano si aan u helno abaal marinta xagga alle, soonka ayaa waxaa ku dhacay is bedel, xaga cuntooyinka, xagga hab dhaqanka, hadaba waxaan ka…

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago