Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

๐Ÿ’ž๐™„๐™ฉ๐™จ ๐™ˆ๐™š ๐™Œ๐™–๐™ก๐™—๐™ž ๐™๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ ๐Ÿ’ž

Description
Salaada Iyo Jaceylka Waa Labada Shay Ee Qalbiga Qofka Insaanka Ah Jilciyo,oo Dareenka
Mi4โค๏ธ๐Ÿ’‹
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2ย dรญas, 23ย horas

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2ย meses, 1ย semana

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated hace 6ย dรญas, 20ย horas

4ย months, 2ย weeks ago

Jaceylka lashegaba waa aniga๐Ÿ˜ญโค๏ธ๐Ÿ˜ฉ๐Ÿ˜‚

8ย months, 3ย weeks ago

Marba haday fanax leedahay ๐Ÿคฃ i Aamin wlhi ๐Ÿ˜ญ iyada ๐Ÿ˜ญ waa qof ka daacan san ma jirto ๐Ÿ˜ญ kana deeqsi badan ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜‚โค๏ธ๐Ÿ‘

8ย months, 3ย weeks ago

Mar mar qar dadka ku ag jooga mala yaban sida aad U jacesahay oo maku dhahan Waad walan tahay๐Ÿฅบโค๏ธ

10ย months ago

Quraxey qaimkii ku umaa ku deqay quraxdan qaliyay qurax bdn inaa tahy hadirtaan ku qirayaa qancisay qalbigeyga
Qaali dumar ayaa tahy
Qurax midii low haraa tahy
Qiima bdn ayaa tahy
Sida Qamarkii
Quraxda lama qiyaasi karo
Quraxdaada ma qiyaasi karo
Qalbi qurax wanagey
Qiima wcnay
Ku qancay quraxdaada
๐Ÿฅฐ ๐Ÿ‘ธโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅโ™ฅ๏ธ

11ย months, 1ย week ago

Dhageyso

1(:- Masartayda i sii
qor sheekada oo dhan

2:(- Weli qalbigaagu kuma raacsana
sidaas darteed nolosheyda magacaaga
Aan KU qoro.....โค๏ธ

#its me qalbi furan

11ย months, 1ย week ago

Muhiimadayada
Mar walba way yaraayeen...๐Ÿ˜
malaha waxaa jiray dad naga wanaagsan
isaga oo leh...โค๏ธ๐Ÿ”ฅ

#It's me #qalbi furan

11ย months, 1ย week ago
[@nooleqalbiwngsn](https://t.me/nooleqalbiwngsn)

@nooleqalbiwngsn

Wadnaha garaaca wadnahaaga
Si loo xidho wax sidan oo kale ah...๐Ÿค

Xataa hadduu safarkii geeridu yimaaddo
Waxaad tahay saaxiibkay......โค๏ธ๐Ÿฅบ

#duhur #wngsn

11ย months, 2ย weeks ago

Balan waxan ka qaday
Boga inaan ku saaro
Baholyow gana ku galiyo
Beerta aan abuurnay
Bil kheyr baan ku sugeynaa
Bugtaada caashaqana
Ballantiisa aan adkeynoo
Baaxad soore ah i Dhig
Ballan ruux ku dhigay
Bugto yey KU beermin
Baryo waxan ku bar bareeyo
Buuraha sanaag kugu geeyo
Badda baa dhiig ilmeysay....!!

#It's me #qalbi furan

11ย months, 2ย weeks ago

https://t.me/HogaankaNolosha

Telegram

โŒฌโ€ŒHOGAANKA NOLOSHA

***๐Ÿ—ฃ***แด‹แดœ sแดแด แด…สœแด€แดกแด€แด€แด…แด€ ***๐Ÿ“Œ*** ***๐Ÿ‘ฅ๏ธ***๏ธวซแดา“ แดกแด€สŸส™แด€ แด‹แด€ษดษช แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€แด€สŸ า“แด€แด€'ษชษชแด…แด แดœ สŸแด‡สœ***๐Ÿค*** sษช แด€แด€แด… แดœ แด„แดœsส™แดแดษดแด€สsษชษชsแด ***๐Ÿง ***MASKAXDAADA &Dhiirgalin xamaasadeeda wadat***๐Ÿฅ‡***Kudhufo สŸษชษดแด‹ษชษขแด€ษด https://t.me/HogaankaNolosha @muscab\_xirsi\_bot แด‹แด€ษดแด€แด€สŸแด‹แด€สแด€ษขแด€ Road 1k***๐Ÿ†******๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด***

๐Ÿ’ž๐™„๐™ฉ๐™จ ๐™ˆ๐™š ๐™Œ๐™–๐™ก๐™—๐™ž ๐™๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ ๐Ÿ’ž
11ย months, 2ย weeks ago

https://t.me/mss_rihaam

Telegram

XULASHADA QALBIGA๐Ÿฅบโค

Si kasta oo uu qalbigaagu u wanaagsan yahay , ugu danbayn waa in aad dadka ula dhaqantaa sida ay kula dhaqmaan***๐Ÿ™‚******โ˜๏ธ***

๐Ÿ’ž๐™„๐™ฉ๐™จ ๐™ˆ๐™š ๐™Œ๐™–๐™ก๐™—๐™ž ๐™๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ ๐Ÿ’ž
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2ย dรญas, 23ย horas

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2ย meses, 1ย semana

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated hace 6ย dรญas, 20ย horas