SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
"كُنْ فِي الدُّنْيَا كَأَنَّكَ غَرِيبٌ أَوْ عَابِرُ سَبِيلٍ."
Xadiiska
Nabi Maxamed (NNKH). Waxaa uu yiri: "Ku noqo aduunyada sidii qof safar ah ama qof ka agdhow." Xadiiskan wuxuu dhiirrigelinayaa in qofku uu ka dhigo noloshiisa mid kooban oo aan u muuqan sida adduun dhan, laakiin u arko sidii safar ama socod. Tani waxay ka caawisaa in qofku uu u fiirsado waqtiyada iyo dhaqaalaha uu leeyahay oo uu si xikmad leh u isticmaalo.
Xadiiska aad sheegtay waa mid ka mid ah hadalada Nabi Maxamed (NNKH). Waxaa uu yiri: "Ku noqo aduunyada sidii qof safar ah ama qof ka agdhow." Xadiiskan wuxuu dhiirrigelinayaa in qofku uu ka dhigo noloshiisa mid kooban oo aan u muuqan sida adduun dhan, laakiin u arko sidii safar ama socod. Tani waxay ka caawisaa in qofku uu u fiirsado waqtiyada iyo dhaqaalaha uu leeyahay oo uu si xikmad leh u isticmaalo.
Fadliga 10ka dilxij.
1. Waa maalmaha aduunka ugu fadliga badan
2. Ibnu cabaas wuxu yidhi { Camal ilaahay uga fadli badan ma jiro 10kan
Sidee looga faaideystaa.
1. Digriga badi
2. Sadaqo baxso
3. Sunayaasha salaadaha badan
4. Wadooyinka ka leexi waxyaabaha dadka dhibaya
5.Dadka xanuunsan booqo
6. Janaaso raac
7. Hana yareysan khayrka.
Waxay bilaabmayaan jimcaha
Idamka alle.
Inta aadan seexan ka hor akhri oo laasim labo:-
1. Suuratul tabaarik { way ku shafeeco qaadaysaa markaad dhimato}
2. Labada Aayadood ee ugu danbeeya suuratul baqra { iyaga kugu filan wax walba }.
Sideed hurdadaada cibaado uga dhigan kartaa??
Intaadan seexan ka hor samee qodo badan:-
1. Waysayso intaadan seexan ka hor una waysayso sida waysada salaada oo kale.
2. Tuko salaatul widri
3. Useexo dhanka midig sababto ah beerka wuxu ka soo dhaqaaqa meesha marka loo seexdo dhanka bidixda waxaanu culaysiyaa wadnaha
Taasina caafimaadka uma fiicna
4. Akhriso ducada marka la seexanayo la akhriyo.
5. Markaad soo toostana akhri ducada la akhriyo marka la soo tooso.
Buuga: Jiraalkay2
Mawduuca :Hurdada
Nebi muxamed wuxu yidhi { صلي الله عليه وسلم}:-
"Guri ku yaalla jannada dhinaceeda ayaan u balanqaadayaa qofka muranka iska dhaafa, xiita haddii uu gar leeyahay.
Guri ku yaalla jannada dhexdeeda ayaan uballan qaadayaa qofka ka taga beenta, xiita hadii uu ku kaftamayo".
Qosol ku waligiiba wuxu ka mid ahaa hababka iyo hannaannada ay dadku uwada xidhiidhan ,waa fal celinta uu qofka caafimaadka qabaa uuu bixiyo marka xaaladu ay ku haboon tahay.
Cipmi baadhisyadda la sameeyey waxay caddeeyeen in uu qosolku hoos udhigo cadaadiska dhiiga, oo uu kordhiyo xaddiga oxygen ta ah ee gaadha sambabada, waxa kale oo uu si fiican usocodsiiya wareega dhiiga waxaanu hagaajiyaa bedqabka iyo shaqada wadnaha
Marka aynu qosolno waxa dhaqaaqa 17 muruq oo wajiga ah.
Nabigeenu wuxu yidhi{ صلي الله عليه وسلم}
{ dhoola cadeynta aad walalka udhoolo cadeynaysaa waa sadaqo}.
Nabi maxamed { صلي الله عليه وسلم}
Wuxu yidhi: { Saacad saacad quluubta ucusbooneysiiya, waayo quluubta way duugoobaan, haday duugoobana way caajisaan haday caajisaana way indha beelan}.
Cali binu abii daalibna wuxu yidhi { qalbigu wuu daala siduu jidhkuba udaalo, ee u raadiya sheekooyin xikmad leh}.
Cumar binu khadaabna wuxu yidhi{ waxay ahayd umad umadani ahaayeen kuwo qosla iyadoo iimanka qalbigoodu ka adag yahay buuraha}.
Aad ban ujecelahay hooyadey sababta oo ah waxay ibartey sida loo sabro markay dhib iqabsato, sida loo dulqaato marka la iga gardaran yahay iyo loo muujiyo adeyg marka la yaso awoodeydda❤️?
Jiritaanka quruxdu waa xuska ilaahay❤️
shay walba sida uu bar bilow uleeyahay ayuu bardhamaadna uu leeyahay, ee ku samir maalmaha adag ee nolosha ku soo waajaha
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago