EraYo Qurux badan👌🥳

Description
💫💦---Soodhawow walaal----💦💫

Chanelkan waxaa ka bogan doontaa

Erayo Jaceyl---(❤️)
Erayo Murugo---(🥲)
Erayo qalbi jab---(❤️‍🩹)
Erayo Dhiirigalin----(🙌)
Erayo Xikmado ah ---(😇)

Channel kaan nagula Saxib oo join so dheh adigo Mahadsan Shukran ❤️
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 3 weeks ago

“Ugu yaraan maalintii ku dadaal inaad hesho waqti aad ku dhiiri galiso naftaada, tusaale ahaan dhagayso qisooyin ku dhiiri galinaya ama daawo videos dhiiri galin ah amase wax akhri ❤️

1 month, 3 weeks ago
Boqorow Ilaahayow

Boqorow Ilaahayow
Waa dhameys bishiiyoo
Sodonkii bar baa tagay
Fadliga ka buuxiyo
Barakada dhexdeeda
Adaa inoogu baaqoo
Balan qaaday ajarkee
Baari baanu kuu nahay
Sidaad inoogu bilowday
Baryahan inoo haray
Badqab iyo Nabad
Eebow barwaaqiyo
Baraare inoogu dhameey

1 month, 3 weeks ago

“Wax badan bixi wax yarna filo arinku waa hagaagin.❤️

2 months ago

Hadii aad doontid in uu kaa joogsado walwalku, ha fiirin dhibaatooyinka ee fiiri nimcooyinka ilaahay ku siiyey ❤️

2 months ago
Yuusuf Omar ***🇵🇸***

Yuusuf Omar 🇵🇸
" Ramadaankaan waxaan soomaayaa anigoo waayay xaaskaygii iyo 4taydii canug ( sawirka sida uu muujinaayo ) anigoo waayay aabahay iyo hooyaday walaalahay wiilal iyo gabdho adeeraday iyo qoysaskoodi

Aniga kaliye ayaa maanta Qaza joogo waxaan u dhaxeeyaa in aan qabrigooda tago iyo in aan iska ag istaago guriga oo wali qaar ehelka ah maydadkooda aanan laga soo saarin ayadoo bilo ay kasoo wareegteen

Musiibida qaza ka taagan waxaan filaayaa xataa taariikhda kuma aanan akhrinin waxa musiibo soo martay 💔😭

2 months ago
Ilhyo soonka iyo salada nag aqbal***🤲******🥲***

Ilhyo soonka iyo salada nag aqbal🤲🥲

2 months, 1 week ago

“Muhiim maahan in ay dadku ku qancaan waxa aad sheegaysid kaliya, dheh waxa aad filaysid in ay sax yihiin ”❤️

2 months, 1 week ago

Ramadan Kareem ❤️

2 months, 1 week ago

Qur'aanka " Gabdhaha aad guursanaysaan ee aad ehelkooda u soo maraysaan waa kuwa aanan lahayn saaxiibo rag ah "

yacnii waxa maanta lagu mahacaabo hebel ayaan isla soconaa wiil iyo gabar xiriir leh , ama wiil ayaan mar is jeclayn oo waan kala harnay
مُحْصَنَاتٍ غَيْرَ مُسَافِحَاتٍ وَلَا مُتَّخِذَاتِ أَخْدَانٍ

Aayada oo dhamaystiran waxay soo koobaysaa mowduuca oo dhan.

فَانكِحُوهُنَّ بِإِذْنِ أَهْلِهِنَّ وَآتُوهُنَّ أُجُورَهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ مُحْصَنَاتٍ غَيْرَ مُسَافِحَاتٍ وَلَا مُتَّخِذَاتِ أَخْدَانٍ

2 months, 1 week ago

- 2024 waxaan ka cunay 25%
- Dagaalka qaza wuxuu galay bishii 6aad
- Dagaalka Ruushka wuxuu galay sanadkii 3aad

Waqtigu xowli ayuu ku socdaa :
waa fursad in 30ka maalin ee bisha ramadaan aad si fiican uga faaiidaysato maadaama waqtigu xowli ku socdo in aad sabarto 30 maalin kaliye kana xorowdo caadooyinka xun

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago