UMU AHLAM family

Description
Mela u socona ani iyo matantaydi noolasha waxanan rabna dad ayan isku hadad nahay ? u year lamantada oo ku soo bira hoyagan any ciidi fahmi dinin ilaa idinka amahane
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 3 semanas, 5 días

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated hace 3 semanas, 3 días

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 4 días, 14 horas

5 months, 3 weeks ago

https://t.me/ninAagad

Telegram

Matrix Channel

"Sahaminta noocyada lab ee Alpha Sigma Beta Insights! Laga soo bilaabo Alphas-ka ugu sarreeya ilaa Sigmas madax-bannaan iyo kobcinta Betas, waxaan ku dhex milmaynaa kakanaanta ragganimada casriga ah. Nagu soo biir

UMU AHLAM family
5 months, 3 weeks ago
9 TALO XIRIIR:

9 TALO XIRIIR:
1. La xidhiidh
2. Ha u qaadan inuu qaldan yahay mar walba
3. Ha qaylin
4. Dhageyso
5. Ha dhameeyeen hadalka
6. Gacmahaaga ku hay naftaada
7. Ha is xaqirin
8. Raaligeliso marka qaladkaaga
9. Daacad noqo

Xigasho
@mbsdalsanchannel

7 months, 3 weeks ago
Asc dhaman dhalin yara somaliyed mel …

Asc dhaman dhalin yara somaliyed mel waliba oo ay jogayan waxaan ugu basharaynayna in aan samayanay mawduc ka dhalin yaro ahan aad ugu bahanay kasi oo ah sida qofka wax barnaya jamacada iyo dugsiba u u heli laha jidki uu mari laha waxasi u rabo in uu barto haddii aad xisaynay sidi aad ku ogan lahayad mawducoyo badan oo ku sabsan waxasi ad doratay in aad barato fadlan ayanan ka hor buxsamid is diwaan galintu halkana iska diwan gali https://docs.google.com/forms/d/1uIfN6Y6JGHSJ9-Eq-x0wLhEqwXTJCbgz5LbGObyhdf0/edit

8 months ago
"Haddii jacaylkaygu yahay halxiraale aadan xalin …

"Haddii jacaylkaygu yahay halxiraale aadan xalin karin, waa caadi inaad baxdo. Kuma qasbi doono inaad joogtid, laakiin ma xallin doono qof naftiisa ku lumay.☺️"

11 months, 4 weeks ago

fursad shaqo oo qaliya
ma ledahay xirfad si un oo la xirirta computer iyo teknolajiyada haday jawaab tadu tahay haa
tani waa tadi ee kalay ka faidayso adigo soo buxinaya fomka riix linkiga hoose

https://forms.gle/ziafkSLj4vojjhy17

1 year, 2 months ago

https://www.facebook.com/wariyeQordher

Facebook

Log in to Facebook

Log in to Facebook to start sharing and connecting with your friends, family and people you know.

1 year, 2 months ago

https://t.me/SahanAkhris

Telegram

SAHAN AKHRIS

Haddii Adan noqo nayan qora anfaca dadkisa noqo akhriste anfaca naftisa ***📖******✍️*** In aan umad jecel akhriska soo Sarno waa hadfeekna Group Whats app keena KU soo biir https://chat.whatsapp.com/I09KfPU3Faz5h9h7vGPleN

UMU AHLAM family
1 year, 2 months ago
SAHAN AKHRIS

SAHAN AKHRIS
waa barnamij tartano akhris lagu qaban doono insha allah
waana barnamij bugag arorin ah yacni samyan maaktabad online ah
buugi aad hayso ama aad jecalan lahayad in aad la si wadagto dadka kale si aay uga fahidaystan halkan nogu soo dir https://t.me/Mufakir_mohammat
mahadsanid

1 year, 4 months ago
waan idin salmay dhamantiin waxaan rajayana …

waan idin salmay dhamantiin waxaan rajayana in aad fican tihiin
KOOXDA DHAXALKA DHALAINTA waa koox marwaliba u tagan hormarinta dhalin yaradeda iyo dhaman umada ba waana koox dhinaca waliba ka dhisan aadan ka heli karto barnajimyo wax ku ol ah
haddii aad tahay qof marwaliba jecel in uu u faideeyo umadisa waxa u ku dhamo iyo inta aqoaon tisa ah manta waxaan fursad u sinayana in aad ka mid noqon kartid kooxdeena umudana aad u faidayso
4 tii bil ba hal mar ayaan qadana koox mamul ah oo cusub manta waxaa bilaban tahay qadashada koox cusub oo leh tiro cayiman qof walibana lagu soo xulanoayo aqoontisa iyo sida uu ugu hagar baxaayo umadisa in uu u faidayeeyo
KOXDA DHALKA DHALINTA waxaay qadan rabta Mamulka groupka (admin group) oo cusub buxinta fomka waa ay socota waxaayna dhaman doonta 23 bishan 21:00 insha allah

halkakn riix si aad u soo buxiso
https://forms.gle/cyB3qNLV7atey2um7

1 year, 6 months ago
Wiil shiineys ah oo lagu magacaabo …

Wiil shiineys ah oo lagu magacaabo Liu ayaa wuxuu jeclaaday gabar ku nool magaalo masaafo ahaan u jirta 1800Km, markuu jaceylkiisa u sheegtay ayey ku tiri: haddaad i jeceshahay adoo lugeynaaya ii imow.

45 maalin ayey ku qaadatay inuu safar lug ah ku soo aado magaalada ay ku nooleyd...
Markuu magaaladii yimi ayey moobeelka ka dansatay?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 3 semanas, 5 días

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated hace 3 semanas, 3 días

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 4 días, 14 horas