FAST MTPROTO PROXIES FOR TELEGRAM
#DigitalResistance
ADS:
@Ads_ProxyMTProto
Run your own MTProxy:
https://github.com/TelegramMessenger/MTProxy
Last updated 3 months ago
Official Telegram Channel of Koorowsh?️
Last updated 9 months, 2 weeks ago
Last updated 2 months, 3 weeks ago
SIDA LOO QORO BUXUUSTA AYAA LAGUGU BARAYAA DOWRADAN.
QOFKII SHAHAADADIISA KA DHEX WAAYA SHAHAADOOYINKA WAA 4 ARRIN MIDDOOD:
IN UUSAN IMTIXAANKA GELIN.
IN UU DHACAY.
IN UUSAN SHURUUDAHA BUUXIN, SIDA IN UU MAGACIISA KHALDAY AMA KA KALA TAGAY IWM.
IN UU DUFCADDII 1AAD AHAA OO UU IMTIXAANKAN KU LABA CELIYEY.
SYSTEMKEENNU WAA UU SOO QABANAYAA QOFKA MAR 2AAD GALA IMTIXAANKA.
FIIRO GAAR AH:
Waa khatar qofka asagoo dufcad hore ahaa ku laba celiya imtixaanka. Waxay keenaysaa in 2da shahaadaba uu waayo.
Qof walbe oo imtixaanka galay, halkan magiciisa haka eegto, lambarka magiciisu uu yahay, shahaadada haka eegto.
**LINK-GA IMTIXAANKA DOWRADA SIIRADA NEBIGA SCW EE SH. MUSTAFE X. ISMAACIIL
DUFCADDII 2AAD**
⬇️⬇️⬇️
https://forms.gle/CEqK2XBzRT9J24ce6
⛔️ DIGNIIN:
Imtixaanku wuxuu furnaan doonaa saddex saacadood oo keliya
5pm
6pm
7pm
IMTIXAANKA WAXAA LASOO DHIGAYAA 5TA GALABNIMO HADDII ALLE IDMO.
WUXUU FURNAAN DOONAA:
3SAAC OO KELIYA
5:00PM
6:00PM
7:00PM
MAALINTA KHAMIISTA WAA MAALINTA LA GALAYO IMTIXAANKA SIIRADA.
XASUUSIN:
1. Qof walbe oo imtixaankii hore galay ma gali karo imtixaankan, ama ha dhibco sarreeyo ama ha dhibco hooseeyo.
BISMILLAAH
Muddo kooban ka bacdi, waxa uu qof walbe oo imtixaankii dowrada Siirada galay gacanta uu ku dhigay shahaadadiisii.
Shahaadada waxaan u diyaarinnay oo keliya:
Ardaydii imtixaanka gashay.
Ardaydii imtixaanka gashay isma saarna e waxaa loo diyaariyey:
B. Ardaydii macluumaatkooda oo saxan qortay soona gudbistay, sida: inay qorteen magacooda oo saddexan iwm.
T. Ardaydii ka gudubtay imtixaanka ee keenay (50darajo & wixii ka sarreeya).
Hadaba ardayda imtixaanka gashay, balse aan helin shahaado, sababtuna ay tahay in ay wax khaldeen, xalkoodu wuxuu yahay:
In ay dufcadda 2aad - Inshallah- la galaan imtixaanka shahaadadana ayaga ay la qaataan.
Mahadsanidiin.
FAST MTPROTO PROXIES FOR TELEGRAM
#DigitalResistance
ADS:
@Ads_ProxyMTProto
Run your own MTProxy:
https://github.com/TelegramMessenger/MTProxy
Last updated 3 months ago
Official Telegram Channel of Koorowsh?️
Last updated 9 months, 2 weeks ago
Last updated 2 months, 3 weeks ago