DAARUL AD'HAM

Description
Iska kaalmaysta wanaaga iyo alle ka cabsiga

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya ♥️


https://t.me/Daaruladham122
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago

1 month, 3 weeks ago

🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐

[🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------

🌙( Diini )🌙
---------------------
🌻 @machadudarukheyrchanel
🌻 @AMirSHaCraWi
🌻 @WadadaToosan
🌻 @muntkhab
-----------------------
🌷 @quraan103
🌹@Wanaagmedi
🌷 @FIIRAAN
----------------------------------------------

🌾Sheeko--jacayl🌾
-----------------------------------
🌺 @dareenfahan123
🌺 @qalbi_dhaye1
🌺 @tixjaceyl
🌺 @Manhadal
🌹 @Dareenjacel143
🌹 @hagahanolosha7
🌹 @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- --
🌻Xulasho-wcn🌻
----------------------------------
🌸 @OGAANSHO12
🌸 @Dareenka_Guusha
🌸 @DhuuxJaceyl
🌸 @noloshuwaahalgaan
🌸 @UpdulGhazi
🌸 @Sirtanolasham24
🌸 @ruuxdawanaagsan1
🌸 @RibaaxaAcademy
🌸 @hansidechannel
🌸 @Balaashaan
🌸@quraanonline1
🌸 @Naxriis_Badne
🌸 @ONLINE_MARKET_24

🌴xulasho🌴
--------------
🌾 @dhigal
🌾 @zainasharafchannel
🌾 @hoygaxikmada7
🌾 @Kasdareen12
🌾 @Cawayskanolosha
---- -------- ------ ----------
Qural--xigmado🔦
------------ ------- ----------- ----
💐 @Q0RM0
💐 @wararkacusubeegaza
💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA
💐 @MURTISIDE
---------------------
@islamicdigital
@murtimaal1
@Cajaa_ibta_dunida
@xikmaawimedia
@abditahad
@XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------
📙xulasho📚
-------------------------------------------
🌴 @xikmadjacayl
🌴 @dhiirigelin27
🌴 @BaroEnglish1
🌴 @oldwrite
🌴 @Bulshokaabmedia1
------ ----- ---- -------
🌴 @dhiirigalin100
🌴 @QALBIQOOYE1
🌴 @Besty_photos
🌻 @fududeeye209
🌻 @LAMPTECH
🌻 @MURTI_MADALO1
---------------------------------

🍀Xulasho🍀
---------------------------------
🌹 @KHATARCAAFIMAAD
🌹 @xikmadjacayl
🌹 @hamdimohamed44
🌹 @sahmiyedigital
🌹 @xikmad_channel
🌹 @Dacwah_Channel
---------------------------------
💖Xasan-Albasri Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖
👇
🌹 https://t.me/AlRaxmachannel
------------------------------------------------
---------------------------
💪Dhiira---Galin💪
------------------ --------- -----------
🌹 @TALOOYINKANOLOSHA24
🌹 @kabtanhaaraxikmawi
🌹 @B#108841
🌹 @ustadAntonio✍️📚
🌷 @jiiladvert
--------------------------------
🌷 @HAGAHAJIILKA12
🌷 @wayahaadunka
🌷 @fardawsafiican1
🌷 @SK#D0
🌷 @noqomufakir
🌹 @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---
------------
hoyga--jacelka
-------------------------------------------------
💐 @jowharadi1ifeysay
💐 @qalin19
💐 @mirojaceyl
💐 @Jaceylkiilumay
💐 @tareenkanolasha
💐 @Daaruladham122
🌹@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈
🌹 @Suhayb52
--------- ------- ----- ----- ----------
🌹@bahjasooyaalka
🌹@Riyooyinkeena56
🌹@xikmado222
🌹@dhiiriye
🌷 @Dadweynha
🌹@XasUus_QoR_JecEYl
🌻Dhamaad-----end🌻
-----------------------------------
🌹@XikmadoIslamic
🌹 @Gazanewsm25
🌹@Sooyalmedia
🌹@xakamenaftaada
🌹@erayojacayl
🌹@OGAANSHAHANOLASHA67
🌹@murtimaal77
🌹@dhiirigalin7
🌹@fahanbooks
🌹@kabtanhaaraxikmaawi

Youtube subscribers

https://youtube.com/@alraxmachannel1696

@Muslimdaaha
@saaxiibka_Kheyrka

https://t.me/AlRaxmachannel

2 months ago

🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐

[🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------

🌙( Diini )🌙
---------------------
🌻 @machadudarukheyrchanel
🌻 @AMirSHaCraWi
🌻 @WadadaToosan
🌻 @muntkhab
-----------------------
🌷 @quraan103
🌹@Wanaagmedi
🌷 @FIIRAAN
----------------------------------------------

🌾Sheeko--jacayl🌾
-----------------------------------
🌺 @dareenfahan123
🌺 @qalbi_dhaye1
🌺 @tixjaceyl
🌺 @Manhadal
🌹 @Dareenjacel143
🌹 @hagahanolosha7
🌹 @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- --
🌻Xulasho-wcn🌻
----------------------------------
🌸 @OGAANSHO12
🌸 @Dareenka_Guusha
🌸 @DhuuxJaceyl
🌸 @noloshuwaahalgaan
🌸 @UpdulGhazi
🌸 @Sirtanolasham24
🌸 @ruuxdawanaagsan1
🌸 @RibaaxaAcademy
🌸 @hansidechannel
🌸 @Balaashaan
🌸@quraanonline1
🌸 @Naxriis_Badne
🌸 @ONLINE_MARKET_24

🌴xulasho🌴
--------------
🌾 @dhigal
🌾 @zainasharafchannel
🌾 @hoygaxikmada7
🌾 @Kasdareen12
🌾 @Cawayskanolosha
---- -------- ------ ----------
Qural--xigmado🔦
------------ ------- ----------- ----
💐 @Q0RM0
💐 @wararkacusubeegaza
💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA
💐 @MURTISIDE
---------------------
@islamicdigital
@murtimaal1
@Cajaa_ibta_dunida
@xikmaawimedia
@abditahad
@XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------
📙xulasho📚
-------------------------------------------
🌴 @xikmadjacayl
🌴 @dhiirigelin27
🌴 @BaroEnglish1
🌴 @oldwrite
🌴 @Bulshokaabmedia1
------ ----- ---- -------
🌴 @dhiirigalin100
🌴 @QALBIQOOYE1
🌴 @Besty_photos
🌻 @fududeeye209
🌻 @LAMPTECH
🌻 @MURTI_MADALO1
---------------------------------

🍀Xulasho🍀
---------------------------------
🌹 @KHATARCAAFIMAAD
🌹 @xikmadjacayl
🌹 @hamdimohamed44
🌹 @sahmiyedigital
🌹 @xikmad_channel
🌹 @Dacwah_Channel
---------------------------------
💖Xasan-Albasri Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖
👇
🌹 https://t.me/AlRaxmachannel
------------------------------------------------
---------------------------
💪Dhiira---Galin💪
------------------ --------- -----------
🌹 @TALOOYINKANOLOSHA24
🌹 @kabtanhaaraxikmawi
🌹 @BIT108841
🌹 @ustadAntonio✍️📚
🌷 @jiiladvert
--------------------------------
🌷 @HAGAHAJIILKA12
🌷 @wayahaadunka
🌷 @fardawsafiican1
🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0
🌷 @noqomufakir
🌹 @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---
------------
hoyga--jacelka
-------------------------------------------------
💐 @jowharadi1ifeysay
💐 @qalin19
💐 @mirojaceyl
💐 @Jaceylkiilumay
💐 @tareenkanolasha
💐 @Daaruladham122
🌹@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈
🌹 @Suhayb52
--------- ------- ----- ----- ----------
🌹@bahjasooyaalka
🌹@Riyooyinkeena56
🌹@xikmado222
🌹@dhiiriye
🌷 @Dadweynha
🌹@XasUus_QoR_JecEYl
🌻Dhamaad-----end🌻
-----------------------------------
🌹@XikmadoIslamic
🌹 @Gazanewsm25
🌹@Sooyalmedia
🌹@SH_MAXAMAD_NUUR
🌹@erayojacayl
🌹@OGAANSHAHANOLASHA67
🌹@murtimaal77
🌹@dhiirigalin7
🌹@fahanbooks
🌹@kabtanhaaraxikmaawi

Youtube subscribers

https://youtube.com/@alraxmachannel1696

@Muslimdaaha
@saaxiibka_Kheyrka

https://t.me/AlRaxmachannel

2 months ago
4 months, 1 week ago

قال لا ينال عهدى الظالمين }
Ilaahay qofka uu aayada kula hadlayo waa nebi ibraahim cs waxa uu waydiistay nebigu ilaahay in uu tafiirtiisa ka yeelo isaga waxa loo balan qaaday oo ahayd imaam nimo iyo mid lagu daydo
Alle swt waxa uu ugu jawaabay aayadaa xaga sare aan ku qoray wuxuu yidhi ilaahay balankaygu ma gaadho daalimiinta intii wanaagsanata ayuunba helaysa

Waa kii ilaahay dadka ugu jeclaa ayuu saas dhahay ilaahayow maxaa kaa cadaalad badan

4 months, 3 weeks ago

Saxaabadii iyo dadkii hore ee wanagsana waxay ka sinaayeen salaatu Laylka

Markaas baa lagu dhahay dadka imika aan tukan mid reer baadiye ( miyi ) ah maad istaag taa habeenkii oo loola jeeday salaatu Laylka maa tukadaa
Wuxuu dhahay isaguna haa waan istaaga oo waan soo noqdaa uun ?

7 months ago

Nin fagaare jaan-dheer
Ficil heesay baa yidhi,
“Inkastaad fariid tahay
Haddaan cidiba kuu furin
Fiicnaantu keligaa
Maxay kuugu filantahay”.

“Hadalkaan farshaxannimo
Ama fiiro loo odhan,
Caanahaan fal qurux badan
Ama fiiqsi loo dhamin”,
Wuxuu yidhi nin faaqidey,
“Feedhahay wax yeelaan”

Faaraxow halyeygii
Falastiin dabka u sidey
Goobihii fas-loolkee
Foolba foolka ka hor-yimi
Ficilkuu ka geystiyo
Faalladuu is daba dhigay
Haddii noole faaqido
Faahfaahin lagu daro
Xaya calal falaax dhaha
Fatax iyo idaajaa
Fa'du qoran warkuna furan.

Haddaannaan fadqalalliyo
Fiilooyin qoolayn
Ama qolo ku foognayn
Ama dhiig faraa gelin
Waannaan fadhiyi karin.

Faaraxow gumeystii
Waanwaanta faygiyo
Faraceeda gooyee
Fiiddiyo kurkii jaray
Xididkeeda faadh faadh
Laga feydey maradii
Belo fuursan loo yeedh
Iyaduna fitiligtii
Fannah orodka soo tidhi
Fartu damaqday boogtii
Ku fadhidey qunbacashada
Riigan sii faddaadee
Fidmo qoriga loo dhiib.

Falastiin raggeedii
Geerida hab faxalnimo
Nafta ugu fideyn jirey
Faqash waxay yidhaahdeen
Inta farow sakalantahay
Falastiin heggelantahay
Dadka lihi fongoranyahay
Belo wayska fududdahay
Imminkaabay fidhitee
Yaa fandhaalba daray weli.

Kol hadday fogaatoo
Faddarowdey nabadii
Annaguna nin fara-baxay
Fasax baannu siinnee
Faataxaannu leenahay,
Ninka cudud ku faaniyo
Foolaad ha soo baxo
Fido waa naqaannaa.

Haddaad Faantom keentaan
Bado soo faruurtaan
Beegan foosas soo tubo
Ciidan faylsan soo guro,
Awel baanan fiicnaan
Iyo qabin fayoobaan.

Ninka igu fekerayaa
Inuu fooror igu helo
Fadhi quusa igu dilo
Doqonniino igu falo
Mar horaan ka faashaday.

Cabsiyeey fur lagu geli
Riiganow falkaa yeel
Baaruuda firidhiyo
Fidhadiyo dabaylaha
Naabaal ka fara-badan
Fidh-fidh go'a hubka u diran,
Sida fadhan fadh soo lali
Fallaadh baan cirka u diray
Fool bay la maqan-tahay
Nin walowba ila filo.
Haye dee faqdiirow
Sharka aynu fuullee
Awrka soo faruur-xidha,

Xaajadu falaad iyo
Umal feedha jiifoo
Furka ridey xanuunkiyo
Farsamay ku socotaa,
Hubka ficil ma lagu guray
Fooxana ma lagu ridey.

Fud-fudaydka geeshkii
Dhigi jirey fajicisada
Farta mawgu yeedheen,
Markii fooda lays-daray
Fagaxdiyo durduradiyo
Fahda orodka booddada
Fadal-boobka carashada
Geeshkii cir-fidhashada
Figta sare lahaan jirey
Fakadii ma laga degey
Fahma-guur ma lagu ridey
Filan-waa ma ka hor yimi,
Fatata' rasaastiyo
Falfaloosta Naatoo
Birfiniin-ka-joogaa
Fitir faatir gubatiyo
Ma ka dhigay fataatiir.

Abwaan hadraawi.

Qaza umalayn maayo
inaan ilownay?.

7 months ago

? قَالَ ابنُ حِبَّان - رَحِمَهُ اللَّه - :

|[ قَالَ حَبِيبُ بنُ أَبِي ثَابِت :
مِن حُسنِ خُلُقِ الرَّجُلِ أن يُحدِث صَاحِبُهُ وهُوَ يَبتَسِمُ. |]

? [ رَوضَةُ العُقلاءِ || ١ / ٧٧ ]

7 months ago

Kama dhigna dhibatooyinkan kugu dhacayo in uu Allah ku jeclayn balse ogow الله سبحانه وتعالى wuxuu imtixana qofka uu jecelyahy maxaa ka wangsan haduu Allah ku jeclaado YAASALAAM??ku qanacsanow noloshaada oo dheh الحمد لله mahad oo dhan Allaah ayay u sugnatay

Sabar oo noqo qof Allaah ku xeran? mar walba
Malmihii wacna way imanayan insha Allah ?

Nafteyda iyo naftiinaba Waxan u dardarmayaa Alle ka cabsiga?

جمعة طيبة ?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago