Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Xafso carap🍁👸

Description
Nagu so biir MHDSANID 🍁❤
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 month ago

"Wax tamanni haana oran macquul maaha";!! ilahay aktiisa wax aan macquul ahayn kama jiraan,!👌😍

1 month, 1 week ago

"Sikasta oo ay u qurx badan tahay marba hadday hees isi saarto ama aan ku arko ciwankeeda, taraaxadna xirato,!!waa iga dhimatay🙈😳🖤😔!!

1 month, 1 week ago

Samir dheer baa la iska rabaa;!!

waxa aan labistay subaxdii waxan tagay goob shaqo oo aas aas ii eheed billaw yacni,. Waan faristay,
Adkaar ayaan aqriyay halsaac ku dhawad cidi iima aysan imaan,
waan iska sii fadhiyay cidi iima aysan imana duhur baan aaday, kawda duhurnimo ayaan maqaxi galay jebkayga ah waxbana soo yara tatabtay, halki ayaan ku soo labtay casir baa la aadamay, kun shilin imasoo galin, waan soo dugtay, isla goobti ayaan ku soo labtay waxaan imid iyadoo gaari wayn uu jiray oo dhulka ka hoosmariyay meshii yareed,;!!
Ninki saan wax yeelnaa ayuu iyiri waxan iri meesha lee iidhis wax kale anaa raadsanayee, sidas baa qoraxdii iigu dhacday,;!! Waan soo hoyaaday walashay baa isoo wacday, abowe cawa wax aan cash ku kariyo mahaayee $3 ii soo dir, waa nin meheradi gaari jiiray nus aanuu soogalin, haye ayaan ku iri mid ayaan kaso dayntay, wan u soo diray, subaxi xigay masajidka ayaan iska seexday, xilligii quraacda ayaan xaafadii imid quraac kadib, waan labistay goobtii ayaan tagay, mesha dhismaa ka socday waan iska faristay wax nafleh mayaalaan,
Laba maalin kadib dhismihi baa soo idlaaday, intaas kadib wixi burburay mooyee wixii kale baan sarsaray,;!
Sidaas ayaa ganacsi ku billabay kale, mudda laba bil kadib waxaan bixi kari waayay booska kiradiisi waana la iga iryay,;!!.!!

Maxaa xal ah tallab nuucee qaadaa,;!?
Waa suaal jawaab nagala rabo haddi aanahay bahda
FAHANKA NOLOSHA 🌎
walaal baa ilasoo wadaagay,
Soodhawaada, aan aragno tallooyinkiina, maxaad tala siin lahayd wallakaas,;!?

1 month, 1 week ago
1 month, 2 weeks ago

Macnihii nolosha ayaa igu dhex dhintay ilaa aan naftayda naco ilaa heer aan rabo in aan naftayda jidhdilo.🖤

1 month, 2 weeks ago
1 month, 2 weeks ago
Dhibicda biyaha ah guriga qudhaanjada waxaa …

Dhibicda biyaha ah guriga qudhaanjada waxaa loo arkaan badweyn.🖤

Sidaa darteed ashyaadu maaha wayninkooda ee waa saamayntooda,:!!

....iyaas abdu Rahman

1 month, 3 weeks ago

"Xishoodku wacanaa ku sii wacanaa hablaha "

Intaad xishoonayao baa tahay tan lawada raadinayo,
Gortaad xishoodkii wayso oo aad xuub siibataad qiima dhacdaa
"in lagu amaano si aad isu sii qaawisa mooyaane ninna gur iyo mustaqbal kaama yeelan doona,;"!!

1 month, 3 weeks ago
"Sida geeda taagan kaligeed nolosha oo …

"Sida geeda taagan kaligeed nolosha oo dhan, haku fakarin waligaa in lagu garabtaag nana doono,

.......iyaas abdu Rahman

1 month, 3 weeks ago
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago