Xafso carap??

Description
Nagu so biir MHDSANID ?❤
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

2 months, 3 weeks ago

Ha u ogolaan qofna inuu kuula dhaqmo dareen ku meel gaar ah.

2 months, 4 weeks ago
5 months, 1 week ago

"Nolosha waa koritaan joogitaan anficidda waxa yaabaha nool arkidda wax yaaba kala duwan oo nagu hareeraysan, rajo iyo damac ,
Raadin, taabasho, adiga waa kuu wanaag qof kale waa ka mugdi qof kale waa dhexdhexaad, si guud ma jiro ruux janna ahaan ku nool,
Waxaa laga yaabaa in adiga ay kuu muuqato hebel waa taajir wuu raaxaystay lakin isga marka la waraysto waxaada dhihi doontaa alx, waxa daad u xanaaqsan waxa xisaab sugaya dhibaatooyin soo wajaha caafimaad ahaan lagayabaa in uu galaas biyaa cabo oo aanuu cuni karin wax aad adigu isleedahay yaa mar kuu iibiya,

Cilmi ahaan waxaa laga yabaa qofkaan waa aqoon yahan inaad isleedahay, lakin isaga waxa uu isleeyahay haddaad mar uun baran lahayd cilmi hebel, nin hal fanni kaliya barta xitaa kama salgaarayo oo isaga oo raadinaya ayuu dhiman doonaa,
Dhanka faqriga waa uun laba qof qof sabra isaaga qanacsan dadaala oo maradiisu nadiif u tahay, qofka kale mid isdhiiba samir ka taga nadaafadda ka taga jidadka taagan aaminay inaanuu waxba heli karin,

Dhanka Dhalinyaranimada maaha mid la naco oo layiraa waayeel bana rabaa, rajaynteeda ayaa lagu waayaa iyada dhan oo qofkii waxa uu is arkaa isaga oo duq noqday oo meel cugsanaya marka uu istaag maago,
Dhanaka waayeel nimada cidi ma doorato, waqtiga ayaa keena mana laga baxo dhimasho mooyee,.
Xaga cibaadaysiga waa lagu kala duwan yahay oo qolaba wax bay caabudaan qaar baa xoolaha caabuda iyagoo aaminsan sababtooda iney u nool yihiin,
Qaar baan wax caqiidaa qabin oo iska socda sida xoolaha oo kale,
Qaar baa geeda iyo dhagaxmana caabuda barya oo tuuga sida naga xijaab wax hebel nasii wax hebel,
Qaar ayaa rabbi caabuda oo u sujuuda lkiin meela badan ku caasiya,
Qaar baa ku toosan rumaynta ay ilaahay rumeeyeen, oo isku daya inaaney meelna ku caasin rabbi waana kooxda kaliya ee badbaadi doonta,
Waan ka baxay .

Ku darso adna

FAHANKA NOLOSHA ?

5 months, 2 weeks ago

"Duca waxaa ugu fadli badan maalinta carafa, oo maanta ah, ducadii nabiga iyo nabiyadii ka horeeyayba ay aqriyeen,
لااله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
Ku celceli oo hadad billaw,

5 months, 2 weeks ago

Jaceylka hal dhinac u janjeera waa khiyaano dhib badan, sida in aad qofkaan ka maseyrto oo aad jeclaato in kastoo uusan dareemin, adiguna aad daali doonto.

7 months ago

"Wax tamanni haana oran macquul maaha";!! ilahay aktiisa wax aan macquul ahayn kama jiraan,!??

7 months, 1 week ago

"Sikasta oo ay u qurx badan tahay marba hadday hees isi saarto ama aan ku arko ciwankeeda, taraaxadna xirato,!!waa iga dhimatay????!!

7 months, 1 week ago

Samir dheer baa la iska rabaa;!!

waxa aan labistay subaxdii waxan tagay goob shaqo oo aas aas ii eheed billaw yacni,. Waan faristay,
Adkaar ayaan aqriyay halsaac ku dhawad cidi iima aysan imaan,
waan iska sii fadhiyay cidi iima aysan imana duhur baan aaday, kawda duhurnimo ayaan maqaxi galay jebkayga ah waxbana soo yara tatabtay, halki ayaan ku soo labtay casir baa la aadamay, kun shilin imasoo galin, waan soo dugtay, isla goobti ayaan ku soo labtay waxaan imid iyadoo gaari wayn uu jiray oo dhulka ka hoosmariyay meshii yareed,;!!
Ninki saan wax yeelnaa ayuu iyiri waxan iri meesha lee iidhis wax kale anaa raadsanayee, sidas baa qoraxdii iigu dhacday,;!! Waan soo hoyaaday walashay baa isoo wacday, abowe cawa wax aan cash ku kariyo mahaayee $3 ii soo dir, waa nin meheradi gaari jiiray nus aanuu soogalin, haye ayaan ku iri mid ayaan kaso dayntay, wan u soo diray, subaxi xigay masajidka ayaan iska seexday, xilligii quraacda ayaan xaafadii imid quraac kadib, waan labistay goobtii ayaan tagay, mesha dhismaa ka socday waan iska faristay wax nafleh mayaalaan,
Laba maalin kadib dhismihi baa soo idlaaday, intaas kadib wixi burburay mooyee wixii kale baan sarsaray,;!
Sidaas ayaa ganacsi ku billabay kale, mudda laba bil kadib waxaan bixi kari waayay booska kiradiisi waana la iga iryay,;!!.!!

Maxaa xal ah tallab nuucee qaadaa,;!?
Waa suaal jawaab nagala rabo haddi aanahay bahda
FAHANKA NOLOSHA ?
walaal baa ilasoo wadaagay,
Soodhawaada, aan aragno tallooyinkiina, maxaad tala siin lahayd wallakaas,;!?

7 months, 1 week ago
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago