WeHeL jaceYL💍❤👥🫂🥺🦋

Description
WeheL jaceyl 🫂❤
Ereyo jaceyla🫂❤
Zheekooyin jaceyla🔐🥺❤
Kusoo dhawoow channalkan 🫂🥺❤🤤
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

3 weeks, 1 day ago
Mararka Qaar waaxad mooda in Dadku …

Mararka Qaar waaxad mooda in Dadku badana ay u dheereyaan iney dadka niyad jabiyaan iney riyooyinkaaga wax ka sheegaan 🥺😭💔 iyo iney kugu Qoslaan waqtiga aad Bahan tahy , duruufaha iyo dhibaatooyinka noloshu kaliya Halgan ayeey ubahan yihiin lakiin waxa jiri kara Hadala dadka kaga imanaya oo Kugu saacidaaya inaad noqoto faashiL
Ilaa malintaan bilaabay halganka riyadeyda waan iska indho tiraayey dhibaatoyinka iyo carabyada Qodaxaha leh Hadaladooda lakiin waxay u eeeg tahay iney Tahay markii uu Horeysey eeen ogolaaday guul darada iyo inaan noqdo faashiliiinta 🥺😭

Waaan adkeystey wan dulqaaatey waan samray lakiin waa duruuf aanan ka gudbi karin igana awood badisay iinan ka gudbo tan waa markii uhoreysey een Niyad jabo kana tago halganka sii wadida riyooyinkayga💔😭💔

Riyayahay waanku Dhigoo
Raadkagi waan ka hadho
Raajo beel ba igaadhe 😭😢😚💔

3 weeks, 1 day ago
Nolosha markey kugu adagtahy ama ay …

Nolosha markey kugu adagtahy ama ay jiraan dhibaatooyin kaa awood badiya ood ubahantahy inuu qof garab kusiyoo.
Run ahaanti waad wayeysa hal qof oo ku dhaha maxaan kula qabtaa , qofkaa aad garab ka dalbata wuxuuu noqonya ka ugu Horeeya eee ku dhibsada sababaha badanaa keena in dadkeenu nolosha ka dhacan ama noqdaan kuwa guuldareysa (failure)
Markaas wax ku dhahayaan hebel noloshu ka dhacay iyagoon ogoleyn iney ku garb istaagan waxay ka doorbidayaan iney goldololahaga raadiyaan ooy ku dhaahan guulderyste ayaad tahay

Lakiin malintaad Guuleysato waxay ku dhahayaan hambalyo iyaagoon weliba ku quudheyn heerka aad gaadho ........ 🥹 waxay dhahaayan si fuduud baad ku guleysatee noo sheeg lakiin ma ogaa inta habeeen inta Malmood eed u gaajootey , intaad u soojeeday intaad u haraaday 🙁🥹💔

3 weeks, 5 days ago
3 months, 3 weeks ago
6 months, 1 week ago

Si kasta oo aan u murugooday, waxaan iska dhigayaa mid faraxsan. ❤‍??

No matter how sad I am, I pretend to be happy. ❤‍?? 
Like Shere ??

6 months, 3 weeks ago
8 months, 2 weeks ago

Haday ku dhaliilan
Hadal kugu duraan
Hanfi kugu shidaan
Hilay ku saraan
Heeryo kuugu daraan
Hadhow bay hambalyo ku odhan
Ha eegin hareeraha
Hilin kaagu waa toos
Halkaad taagan tahay
Haleel kiisa wad heli

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días