SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
Alla noloshu adagaa markaadan heysan garab aad uga tilaabto caqabadaha ayna ku sugayan howl kasta adna aadan awoodin inaad intaa howl isku qabatid..waan salamay qof kastoo ku adag maalin maalmaha kamida wey kuu kala furmi doontaa wall
Wey adag tahay in uu nolosha ku caajiso, oo uu qiime la’aan iyo niyadjab dareemo, qof isku deyaya in uu tijaabiyo waxyaalo cusub.
Haddii aad maalmaha noloshaada u aragtid in ay bilaa dhadhan yihiin, tijaabi sameynta wax cusub oo aadan horay iskugu deyin.
Baro xirfad cusub. Bilow caado wanaagsan oo aadan lahaan jirin. La saaxiib dad muhiim ah, oo aadan awel aqoon. Tijaabi wax dani kuugu jirto, laakiin is biimeyn u baahan, sida guur, dhoof, jaamacad iyo waxyaalo la mid ah. Isku day in aad khibrad u yeelatid wax aadan horay u aqoon, sida ganacsiga, siyaasadda, saxaafadda, ama macallinnimada. Daawo filimo ka baxsan mawduucyada aad xiiseysid. Naftaada ku jirrab in aad baratid caadeysiga ciyaar aadan horay dhankeeda u dhugan, sida kubadda, jiimta, iyo jeesta. Ka warkeen dhanka hibooyinka, oo tijaabi macaanida codkaaga, farsamada qalinkaaga (qoraalka) iyo farshaxanka gacantaada (arts). Ka wardoon macnaha ay leedahay in aad noqotid qof furfuran ama qof aamus badan, hadba kii aadan aheyn. Isku day xifdinta Quraanka ama barashada mawduuc ka mid ah mawduucyada waaweyn ee Diinta, sida Xadiiska, Fiqiga, Tafsiirka, iyo Axkaamta. Naftaada ku carbi barashada iyo adeegsiga luqad cusub. Isku dhib dul yuururidda kombiyuutarka, oo baro coding ka, multimedia ha, crypto da, forex ka, iyo stock market ka.
Maaddaama aad tahay qof dhalinyaro ah, noqo qof ku mashquulsan sameynta waxyaalo xiiso leh, oo laga helayo aqoon, khibrad, magac iyo hanti. Iskana ilaali in ay maalmahaaga iyo murqahaaga yaraantu kugu dhaafaan sheeko, caajis, welwel, wahsi, iyo hurdo.
Xigasho.
[1/15, 1:38 PM] Abdirizak: Halkan waxaa ku jira qaar ka mid ah xikmadaha Ingiriisiga iyo fasiraadooda:
"The early bird catches the worm."
- Fasiraad: Dadka ku kaco shaqadooda iyo hawlaha waqti hore waxay fursad fiican u leeyihiin inay guuleystaan. Waa muhiim inaad dadaaliso oo aad wakhtigaaga ka faa'iidaysato.
"Actions speak louder than words."
- Fasiraad: Ficilladaadu waxay leeyihiin miisaan iyo saamayn ka badan hadaladaada. Waxaad dadka tusin kartaa waxaad qabto adiga oo sameeya ficillo wanaagsan.
"When in Rome, do as the Romans do."
- Fasiraad: Marka aad joogto meel cusub ama bulsho cusub, waa muhiim inaad la qabsato dhaqamada iyo caadooyinka dadka degaanka ah.
"Don't judge a book by its cover."
- Fasiraad: Ha isku dayin inaad qof ama wax qiimeyso iyadoo kaliya aad eegayso muuqaalka dibadda. Xaqiiqda dhabta ah waxay ku jirtaa gudaha iyo waxa ka dambeeya muuqaalka.
"The pen is mightier than the sword."
- Fasiraad: Hadalka iyo qoraalka waxay leeyihiin awood weyn oo ay ku beddeli karaan dadyowga iyo bulshada, marka loo eego awoodda xoogga iyo dagaalka.
"Two heads are better than one."
- Fasiraad: Labo qof oo iskaashanaya waxay awood u leeyihiin inay xalliyaan dhibaatooyinka iyo inay gaaraan go'aamo ka wanaagsan hal qof oo keligiis ah.
"A picture is worth a thousand words."
- Fasiraad: Sawir ama muuqaal ayaa xambaari kara macne iyo faahfaahin ka badan kun eray oo qoraal ah. Mararka qaar muuqaalku waa mid awood badan oo hadasha.
"Honesty is the best policy."
- Fasiraad: Daacadnimo iyo run sheeg waa dariiqooyinka ugu wanaagsan ee lagu kasbado kalsoonida dadka kale iyo in lagu noolaado nolol caafimaad leh.
"Practice makes perfect."
- Fasiraad: Marka aad ku celceliso hawl ama xirfad marar badan, waxaad ku noqon doontaa khabiir oo waxaad gaari doontaa heer sare
"You can’t have your cake and eat it too."
- Fasiraad: Ma heli kartid laba shay oo isku dhafan oo is diidan. Waa inaad doorataa mid ka mid ah marka aad go'aan gaarayso.
Xikmadooyinkaan waxay ka tarjumayaan waayo-aragnimo iyo aqoon durugsan oo dadku isku gudbiyeen qarniyo. Waxay naga caawiyaan inaan si wanaagsan u fahanno nolosha iyo xidhiidhada bulshada.
-Haddii aad rabto xikmadaha dadalalka kala duwan inaan soo gudbino nagu taageer emojiga🔥🫡love,like
ᴳᵒᵒᵇ ʸᵃʳ. ᴺᵒˡᵒˢʰᵃ kaligA ᵃʰ. Qᵃˡᵇⁱᵍoo ᶠᵃʳᵃˣˢᵃⁿ. ᴹᵃˢᵏᵃˣᵈᵃ ᵈᵃᵃʰⁱʳᵏᵃ ᵃʰ. ᴺᵒˡᵒˡ ⁿᵃᵇᵈᵒᵒⁿ waa furaha nosha?❤️.
?? ?❤ ???? ???? ??? ??? ?? ? ?
K░O░O░O░X░D░A░ ░H░O░R░S░E░E░D
?Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho✨
mid ka aad ka hesho ku bir?
@NolosheydiHore??
?Hada ku bir?
@DRSASMA1
?Hada ku bir??
@Kaligariyow ?
?Hada ku bir?
@Abdullahidhaqane???
?Hada ku bir?
@fardawsafiican1
?Hada ku bir?
@hansidechannel
?Hada ku bir?
@Hogaanka_nolasha1
?Hada ku bir?
@OGAANSHO12
?Hada ku bir?
@Dadweynha
?Hada ku bir?
@beertaxigmadaha
?Hada ku bir?
@nafta1hagaaji
?Hada ku bir?
@Nafteydagacalo021
?Hada ku bir?
@dhiiriye
?Hada ku bir?
@wadnojacayl
?Hada ku bir?
@Kasdareen12
?Hada ku bir?
@guusha_dhalinta✊??
?Hada ku bir?
@TALOOYINKANOLOSHA24
?Hada ku bir?
@sirtagusha021
?Hada ku bir?
@SYL_MEDIA
?Hada ku bir?
@MUSHARAXA
?Hada ku bir?
@HIIL_QARAN_FAMILY
?Hada ku bir?
@Ilaah_kaliya_lahadal
?Hada ku bir?
@teamhamiheena
?Hada ku bir?
@Murti_maal
?Hada ku bir?
@hoygaxikmada7
?Hada ku bir?
@faalo_jacayl
?Hada ku bir?
@Hoygaqoonta
?Hada ku bir?
@dhiirigelin27
?Hada ku bir?
@ASTAAN_JACAYL
?Hada ku bir?
@MASKAX_KAAB1
?Hada ku bir?
@tixjaceyl
?Hada ku bir?
@WANAAJIYE_CHANNEL
?Hada ku bir?
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
?Hada ku bir?
@Dareenka_Guusha
?Hada ku bir?
@xoyga_xigmada
?Hada ku bir?
@xidigtiimalayka
?Hada ku bir?
@DINTUWAANAFTENA
?Hada ku bir?
@Abdirizakthoughts1
?Hada ku bir?
@Cawayskanolosha
?Hada ku bir?
@halgnka
?Hada ku bir?
@DAREENQALBI1
?Hada ku bir?
@qoraalo_dhiiri_galin_ah
?Hada ku bir?
@DRSFARDOWSA
?Hada ku bir?
@WadadaToosan
?Hada ku bir?
@iftiinka_nolosha1 ?
?Hada ku bir?
@DhirigalintaNafta ??
?Hada ku bir?
???? ??? ??
??????? ???????
@DrsAsma1
?Hada ku bir?
@NolosheydiHore??
?Hada ku bir?
@Kaligariyow ?
?Hada ku bir?
@DhirigalintaNafta ??
?Hada ku bir
@Abdullahidhaqane???
?Hada ku bir?
powered By : @DhirigalintaNafta??
✨------_---?----_---?
?Vip channel @DhirigalintaNafta?
???????? ????????
https://t.me/Abdullahidhaqane/2907
Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah ✍@AbdullahiDhaqane9??
ᵂᵃˣᵃᵃⁿ ʷᵃˣ ᵘ ᵇᵃʳᵃⁿᵃᵃ ˢⁱᵈᵃᵃⁿ ᵘᵍᵘ ᵇᵃᵈᵃˡⁱ ˡᵃʰᵃʸⁿ,ⁿᵃᶠᵗᵉᵉⁿᵃ ,ᵈᵃᵈᵏᵉᵉⁿᵃ,ᵈᵃᵈᵏᵉᵉⁿᵃ,ᵈᵉᵉᵍᵃᵃⁿᵏᵉᵉⁿᵃ?ᵐᵃʳᵏᵃ ʸᵃⁿᵃⁿ ᵏᵃ qᵘᵘˢᵃⁿ ʷᵃˣᵇᵃʳᵃˢʰᵃᵈᵃ ʰᵃᵈᵈⁱⁱ ᵃʸ ᵃᵈᵏᵃᵃᵗᵒ ʰᵃᵈᵈⁱⁱ ᵃᵃⁿ ᵒᵘ ᵍᵘᵘˡ ᵈᵃʳᵉʸˢᵃⁿᵒ?✊
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━??????????????━✧
???? ?????? ???????? ????????.?
?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ???? ?? ???? ?
? https://t.me/addlist/q7rE7mI8Hc82YzFk
???? . ????? ????-??????? ???? ??????: ?????????: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
⎉_-???????-_⎉
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━??????????????━✧
???? ?????? ???????? ????????.?
?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ???? ?? ???? ?
??????????? ??? ???????
━━━━━✧❂✧━━━━━━
?Join ➠:@SamiirIsmail motivation
━━━━━✧❂✧━━━━━
?Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️?
━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1 ━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@CilmoogeThoughts1 ━━━━━✧❂✧━━━━━?Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━ ⬇️ KU BIIR ⬇️
⬇️ KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/q7rE7mI8Hc82YzFk
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
???? ?? ???? ???? ?? ???? ?. ━━━━@Kooxdawadajir━━━
? ?? ??? ? ?????????? ???????-????? ? ?????? ?????? ??????? ???? . ????? ????-??????? ???? ??????: ?????????: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
⎉_-???????-_⎉
Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/BfLcGcbeGagIhbjbhpTSUT
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━??????????????━✧
???? ?????? ???????? ????????.?
?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ???? ?? ???? ?
https://t.me/addlist/riJZHkCMkCw3OGZk
? ?????? ?????? ??????? ?. ???? . ????? ????-??????? ???? ??????: ?????????: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
⎉_-???????-_⎉
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago