Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Jowharadi qalbiga❤☘💡🥀

Description
Qora 🖋dhiragalin ✅ereyo jeceyl ❤⛓gabayo hal abuur🖤urahyo wacan
Dajiyaha wadnaha io qalbi deeqa weyo manku daweya ⛓🖇❤
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

2 weeks, 6 days ago
Cishqigaan Igalayee

Cishqigaan Igalayee
La Caatobayy awgiis
Cisi iyo wanaag badan
Caawaba ha Gaaree
Calmashada bal Qiimee
Inan Kuu Cuntami karo
Kali Cabo Xal maahee🤔❤️‍🔥

3 weeks ago
Jacaylka adaa ibarayy

Jacaylka adaa ibarayy
Adaa beerkayga Dagayy
Kuu baahdee hayga baaqan❤️

3 weeks ago
Cisiyo Sharaf ban .Mudnaye

Cisiyo Sharaf ban .Mudnaye
Markan Ku Cuktee Jecladay
Cawayskaagiyo Agtaada
Miyaad Cidlo ii Horseedayy
Agtayda Miyad ka Caagtayy
Anoo Ku colaadin gorna
Anoon Caro kugu Abuurin
Markan Cududaa Ubahdayy
Miyad Ciribtayda Goysayy
Anoon Cabanayn marlayto
Anaa Kalinimo Casuumayy💔🥹

3 weeks, 6 days ago
Qofkii Ku Camal Fala wixii uu …

Qofkii Ku Camal Fala wixii uu yaqaano, illaheyy" Wuxuu Dhaxalsiiya"~ Cilmi Uusan Aqoonin;👉 Ibnul Taymiyah

4 weeks ago
Walal Wehel kayga lyo Waxad Tahayy …

Walal Wehel kayga lyo Waxad Tahayy Waaxyahayga wanaagba Kugu Dhamaadayy Hadii Wad nakala Fogaynin Marnana Kala Weecan Mayno runtii Isma Waayi Doono Wadeecaan Kaa Jiraaye Adigu Walbahaar ka Baaqso❤️☺️

Ma Jiraa Qof Yaraanti Is barateen walina Wehel kuu eh

4 weeks ago
Waxaan Ahay Cuud bad,qaba

Waxaan Ahay Cuud bad,qaba
Hadane Buko oon ladnayn
Waxaan ahay Ruuxan Bagan
Habeenkii Badi Hurdadaa💔🥹

1 month ago
Boqorada ama Malikada Qasrigeeda Ma Dhaafto …

Boqorada ama Malikada Qasrigeeda Ma Dhaafto Hadii ay Dhaaftana Kaligeed ma Baxdo Oo Intaas Oo Qof ayaa Raacdo Oo lagu Sheegayo Ilaalo iyo Waardiye Inta badana Malikadu kama Baxdo Qasrigeeda Dulucda Sheekadu Waxay Tahay Gabadha Muslimadaa Gurigeeda ayay ku Tahay Boqorad iyo Malikad Diinta ayaana Ka Dhigtay Taas Wayo Waxaa la Yiri Gurigeeda ayaa U Kheyr badan Walibana Markay Baxayso Ee Meel Aadayso Waxaa La Yiri aabaheed ama Walalkeed ama Zowjkeeda Ha Raaco Miyaysan Boqornimo ahayna Midaas👸❤️💎

1 month ago
Daauus La mood Muuqa

Daauus La mood Muuqa
Sida Dahabka Nuurayso
Jowharada Muuqeed leh
Midabkaagu waa Qaali
Miisaanka Hadalkaaga
Xuma waaba laga Miiray❤️👸

Mar la,arag Mabluuq Tosan
Marna aanan laga maarmin
Maryahaad la Xirataaye
Dumarkaba ka Miisaanid
Loo Maseeryay Quruxdaada
Oo lagugu Maamuusyayy
Samo lagugu Meermeeri
Inta Mohasho Keenayso
Meher baad Uqalantaaye
Ku Macsuunid laabtayda❤️👸

Intaan Waxaa Leh Hablaha Igu Xiran inamadana gabdhaha ay Jecelyihiin Ha udirsadeen❤️🫶

1 month ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️

Halkaan ka iibso xirmo data internet iyo ku hadal aan ka dhaceynin mudo bil ah 0618886500 somtel amtel somlinki hormuud walaguugu shubaa

⬇️KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

1 month, 1 week ago

Cawa Intaan Maqnaa Inan Idinka aarsanayaa Moodaa 3 Post ayaan Marayaa🤣

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago