SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días
Cugashada Dareenkii
Cashaqii Igalay een
La Caatobay awgaa
Cuuryaami Mooye
Mar Cisee Is,maad oron
Cudud ii Ahow Iyo
Waxaan Hadal Cimaamadan
Kuu Curiya Maansaba
Isma Ceebsan Goor Qudha
Ku Coloobi Maynoo
Calaf waa Halkiisee
Cisi iigu Noloww???
Midkaan Cashaq Wacan iyo
Cugashada Wadaagnoww
Farxad Igula Ciid Qaali
Calmashada,Dareenkiyo
Midkaan Nolol Casuuoww
Malintaan Cisada Ficn
Ku Cimaamad Samaheena❤️?
Eid mubaarak Asxbtayda meel walbe ood Jòogtaan❤️?
I Maalinta Jimcaha ee nagu soo aadan 07 jun 2024 / 1/12/1445.(Dul- hijjah ama carafa waxaad u taqaanaba. waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh.
Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
Wuxuuna yiri :
(والفجر وليال عشر)
Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.
Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah.
1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.
2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.
3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.
4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.
5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga
6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.
7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.
8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.
9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا)
10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana
wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.
Lawadaag wll aad qeryka ka jeceshahy
Walal qoraalka lawadag umada Musliminta Ah ❤❤❤❤ dhamaantiina waan idin jaclahay Allaha caafimaad nagu gaarsiiyo Aamiin aamiin ??? sanadkaan sanadkiisa cumri dheer caafimaad leh Allaha nagugaarsiiyo Aamiin Aamiin ????❤❤❤
Cishqigaan Igalayee
La Caatobayy awgiis
Cisi iyo wanaag badan
Caawaba ha Gaaree
Calmashada bal Qiimee
Inan Kuu Cuntami karo
Kali Cabo Xal maahee?❤️?
Jacaylka adaa ibarayy
Adaa beerkayga Dagayy
Kuu baahdee hayga baaqan❤️
Cisiyo Sharaf ban .Mudnaye
Markan Ku Cuktee Jecladay
Cawayskaagiyo Agtaada
Miyaad Cidlo ii Horseedayy
Agtayda Miyad ka Caagtayy
Anoo Ku colaadin gorna
Anoon Caro kugu Abuurin
Markan Cududaa Ubahdayy
Miyad Ciribtayda Goysayy
Anoon Cabanayn marlayto
Anaa Kalinimo Casuumayy??
Qofkii Ku Camal Fala wixii uu yaqaano, illaheyy" Wuxuu Dhaxalsiiya"~ Cilmi Uusan Aqoonin;? Ibnul Taymiyah✍
Walal Wehel kayga lyo Waxad Tahayy Waaxyahayga wanaagba Kugu Dhamaadayy Hadii Wad nakala Fogaynin Marnana Kala Weecan Mayno runtii Isma Waayi Doono Wadeecaan Kaa Jiraaye Adigu Walbahaar ka Baaqso❤️☺️
Ma Jiraa Qof Yaraanti Is barateen walina Wehel kuu eh
Waxaan Ahay Cuud bad,qaba
Hadane Buko oon ladnayn
Waxaan ahay Ruuxan Bagan
Habeenkii Badi Hurdadaa??
Boqorada ama Malikada Qasrigeeda Ma Dhaafto Hadii ay Dhaaftana Kaligeed ma Baxdo Oo Intaas Oo Qof ayaa Raacdo Oo lagu Sheegayo Ilaalo iyo Waardiye Inta badana Malikadu kama Baxdo Qasrigeeda Dulucda Sheekadu Waxay Tahay Gabadha Muslimadaa Gurigeeda ayay ku Tahay Boqorad iyo Malikad Diinta ayaana Ka Dhigtay Taas Wayo Waxaa la Yiri Gurigeeda ayaa U Kheyr badan Walibana Markay Baxayso Ee Meel Aadayso Waxaa La Yiri aabaheed ama Walalkeed ama Zowjkeeda Ha Raaco Miyaysan Boqornimo ahayna Midaas?❤️?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días