...

Description
Advertising
We recommend to visit

ᴍᴇɴɢᴇᴍᴜᴋᴀᴋᴀɴ ɴᴏᴛᴀ sᴘᴍ ᴋssᴍ

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Profilingiz uchun ajoyib niklar olami🥰

Nik yasash xizmati bepul💸

Murojaat uchun:👇👇👇
https://t.me/+XXvO-UVUd4QzYjUy
https://t.me/+XXvO-UVUd4QzYjUy

Last updated 3 weeks, 3 days ago

ᴘᴀʏᴏᴜᴛ ʟᴏɢꜱ ꜰʀᴏᴍ @Gamifyr_ContestBot

Last updated 4 months ago

2 months ago
***💊*** **FURSAD MUHIIM AH .**

💊 FURSAD MUHIIM AH .

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .

💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

2 months, 1 week ago
(**FURSAD QAALI AH** ): ***COMPUTERKU WAA …

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

2 months, 1 week ago
Fursadi waa mar iyo faro-ku-hayn

Fursadi waa mar iyo faro-ku-hayn
(Barashada Daawada)
————-         —————       ————-

Waxa laga yaabaa hal fursad oo aad ka faa’idaysatay in ay noloshaada oo dhan beddesho, oo saamayn togan ku yeelato.Taa beddelkeeda, haddii ay fursaddu ku soo marto, oo aad ka faa’idaysan waydo, laga yaabaa in ay  noloshaada oo dhan saamayn taban ku yeelato.

Haddaba, waxa aannu idiin haynaa fursad aad uga faa’idaysan kartaan barashada daawooyinka .

Fursaddu waa mar! Ka faa’idaysi wanaagsan.

Baro dawada oo ugu adeeeg bulshadadada iyo ehelkaaga

La xidhiidh ciwaankan hoose 

➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

.

4 months, 2 weeks ago
***💊*** **FURSAD MUHIIM AH .**

💊 FURSAD MUHIIM AH .

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kusoo kordhisay barashada daawooyinka .

💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

6 months ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part3

https://t.me/addlist/Kthk05xB_RY4YzU0

6 months, 2 weeks ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part3

https://t.me/addlist/Kthk05xB_RY4YzU0

6 months, 3 weeks ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part3

https://t.me/addlist/Kthk05xB_RY4YzU0

7 months ago

https://t.me/addlist/k1RxmMckkiA2NDc0

Telegram

Kulmis 3aad

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “Kulmis 3aad”, which includes 53 chats.

7 months, 2 weeks ago

https://t.me/addlist/k1RxmMckkiA2NDc0

Telegram

Kulmis 3aad

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “Kulmis 3aad”, which includes 53 chats.

7 months, 2 weeks ago

https://t.me/addlist/k1RxmMckkiA2NDc0

Telegram

Kulmis 3aad

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “Kulmis 3aad”, which includes 53 chats.

We recommend to visit

ᴍᴇɴɢᴇᴍᴜᴋᴀᴋᴀɴ ɴᴏᴛᴀ sᴘᴍ ᴋssᴍ

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Profilingiz uchun ajoyib niklar olami🥰

Nik yasash xizmati bepul💸

Murojaat uchun:👇👇👇
https://t.me/+XXvO-UVUd4QzYjUy
https://t.me/+XXvO-UVUd4QzYjUy

Last updated 3 weeks, 3 days ago

ᴘᴀʏᴏᴜᴛ ʟᴏɢꜱ ꜰʀᴏᴍ @Gamifyr_ContestBot

Last updated 4 months ago