Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

ILA QOSOL

Description
Kanalka ILA QOSOL waa kanaal aad ka heli doonto Sheekooyin 🤣ila qosol ah🤣


😂JOIN DHEH👉 https://t.me/ilaqosol22
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

4 months ago
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada …

Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Erayojaceyl23
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @Riyooyinkeena56
╚═══════ - ════════╝

Halkaan ka iibso saliida dhaqankaaba 👇
https://wa.me/message/QPHVZ2S6JROYH1

♧Guddoomiyaha kooxda♧
@kooxdaMidnimo

5 months, 2 weeks ago
***✅*** Maxaa dhiiga Allah inooga xaaraantimeeyey***⁉️***

Maxaa dhiiga Allah inooga xaaraantimeeyey⁉️

Mucjisooyin badan ayaa ku duugan sababta rabbi innooga xaaraamtinimeeyey cabidda dhiiga.

Halkan ka akhriso cilmi baaristaan oo dhamaystiran 👉 mucjisooyin 👈

7 months, 3 weeks ago

SHEEKO QOSOL BADAN 🤣🤣🤣🤣

Haweeney ayaa Go'aansatay iney Ogaato qaabka uu Ninkeedu Uga Falcelin lahaa Haddii ay Guriga ka tagto iyadoo aan u Sheegin.

Ka dib waxey u qortay warqad waxeyna ku tiri:- waan kaa tagay mana rabo inaan kula noolaado intaan ka badan", ka dib Warqadii waxey Dul saartay Miiska. iyadana waxey gashay oo ay ku dhuumatay Sariirta Hoosteeda.

Saacaddo ka dib waxaa yimid Ninkeedii, wuxuuna Aqriye Warqadii, ka dib waxuu Bilaabay inuu Heeso oo uu Ciyaaro isagoo leh "Anba waa ku Nacay, waana ku dhibsaday". 🙂

Wuxuuna iska beddlay Dharkii, wuxuuna wacay Qof isagoo Faraxsan ayuu ku yiri "Gacaliso waan kuu imaanaa waan isla Cunteynaynaa tii Doqonta ahayd wey Ogaatay in aanan rabin, weyna baxday", wuuna baxay.

Xaaskiisa oo Sariirta ku hoos jirtay, wax walbana Maqleysay ayaa soo baxday iyadoo Niyad jabsan oo Go'aansatay iney iska baxdo, laakiin Warqadii ayey furtay, waxeyna Aqrisatay jawaaabtii uu qoray, balse waxaa Warqadda ku qornaa "Qaali waxaan arkay Lugahaaga, Taleefankana Been ayuu ahaa, Qofna lama hadlin ee naga daa ciyaarta Noocaas ah"😀😀 kkkkkk.

8 months, 2 weeks ago

Bismillaahir-Raxmaanir-Raxiim
▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒
Assalaamu Caleykum, Mahad oo idil Allah ayaa leh, Naxariis iyo Nabad gelyona Nabigeena Muxammad korkiisa allah ha yeelo.
▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔
.... intaas ka dib;

Dhalinyaro Waxaan jeclaaday in an wax yar is dul taagno xadiis ka sugnaaday xabiibkeena nabad galiyo dushiisa allah yeelee.

▪️Xadiiska waxaa nabiga inooga soo warinaya Saxaabiga Cabdiraxmaan ibnu cumar "Allah haka raali noqdee", wuxuu yiri : { Nabiga alle ﷺ, wuxuu reebay Qazaca }.

(yacnii timaha o qeyb laxiiro, qeybna laga tago)

Xadiithkan waxaa isku waafaqay
Bukhaari & Muslim.
~~

🔹Hadaba waa maxay Qazac ?

🔸 #Qazacu_culimadu waxay ku fasireen tamaha o qeyb laxiiro qeybna laga tago

🔸 #Qazacuna wuxuu galaa: in la xiiro hal dhinac o Tinta ah, ama in la xiiro timaha qeybta kore lawada dhinacna sidooda loo daayo, ama in la xiiro dhinacyada qeybaha korna sidooda loo daayo o an la xiirin, ama sida ay sameeyaan dhalinteena wiilasha xitaa sidaa gabdhaha qaar wan maqlay sidaa in iyaguna sameeyaan.

🍃#Ogoow walaal ma banaana in timaha madaxa lakala dheereyo o qeyb la xiiro qeybna aan la xiirin nabigeena (Nnkh) waa diiday arinkaas.

Ama si siman uwada xiir ama iska wada-daa. Arinka noocas ah Karistaanka iyo Nasaarada ayaa uxiirata.

♦️ #Diinteena ma ogola in gaalo lagu deydo iyo in la jeclaado arinkaasna dhalinteena way ku badan tahay, waxaan filayaa in ay sabab u tahay diintooda ay jaahil ka yihiin, Barashadeedana aysan usoo jeedin lkn ay waqti u hayaan daawashada ciyaaraha gaalada iyo maala yacniga kale.

♻️ #Gunaanadka: Qofka muslimka marka loo cadeeyo arin ama xujo lagu oogo ma murmo, Uqaadan waana kuma noqoto , ee waxaa laga rabaa in uu yiraahdo wan maqlay waana qaatay.... mar hadii alle yiri rasuulkiisana uu yiri.

☝🏻Hogaansamid waxaa leh allah iyo rasuulkiisa, Nabad galyo ha usugnaato cida qaadata hanuunka iyo waanadan..

سلامٌ عَلَى مَنِ اتَّبَعَ الهُدَى...

9 months, 2 weeks ago
Sheeko qosol Badan Oo Gaban ila …

Sheeko qosol Badan Oo Gaban ila aqriso in yar😅😅

Xaliimo ayaa filimaanta hindiga aad u daawan jirtey
Oo ramantic iska dhigeysey ayaa ninkeeda oo jiifo habeen barkii Toosisey, kuna tiri waxaan ku waydiinayaa xabiibi,....

Jacaylku ma seexdaa habeenkii ?
mise
Habeenka ayaa seexda jacayl dartii ?
mise
Aniga iyo habeenkuba jacayl aan seexan ayaa nahaya Ma is tiri ????🤔😱

Faarax oo Hurdo Meel fiican u mareysey kana soo toosey ayaa ku yidhi 😛🙆‍♂️

Xabiibti Ma waxaad dooneysaa furiin ?
Mise
Furiinka ayaaba adiga ku doonaya ?

Mise adiga iyo furiinkaba laba is doonayso ayaa tihiin ?

Deg-deg ayey u seexatey iyada oo aqrineysa yaasiinka iyo iqlaas kuna cel-celineysa subaxanallaah xaaji raali noqo🤪😅😅

Farah somaali is not easy😆😆😆

10 months, 1 week ago
Gabar Huruda ayaa Habeenkii waxey ku …

Gabar Huruda ayaa Habeenkii waxey ku Qarweysay Magaca Yaasiin, yaasiin, yaasiin.

Yaasiin waa Wiil ay Gabadhu Saaxiib ahaayeen oo ay aad u jecleyd.

Haddaba, Aabaheed oo soo jeeday Xilligaasi ayaa maqlay Gabadhiisa oo leh Yaasmiin, yaasiin, kolkaas ayuu ku Qeyliyey Cod dheer, isagoo leh Naayaa waa kuma Yaasiinka aad sheegeysid ?.

Intey dareentay inuu Aabaheeda ku qeylinaayo ayey Sheekada u beddeshay oo ay tiri (Wal Qur'aanil Xakiim).

Odaygii intuu yaabay oo illin ka timid ayuu yiri:- Istaqfirullaah, Gabadheydu waa ilma Xalaal ah, oo Qur'aanka ayeyba ku Qarweysaa 😂

Waad ku qarwi kartaa Taliyaha iyo Madaxweynaha xitaa qofka aad jecashahay balse  sheekadaada  xal u hel oo aad ku baxsan karto  ! 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

10 months, 1 week ago
SHEEKO QOSOL BADAN

SHEEKO QOSOL BADAN

Nin ayaa xaaskiisa ugu cawday xifdintisa qur'aanka oo liidatay, waxey u balan qaaday hadii uu qur'aanka ku xifdiyo hal sano gudaheed in ay u guurineyso xaas labaad, ninkii qur'aanka lix bilood ayuu ku xifdiyay iyaduna saddex maalmood ayay soontay waayo dhaartee ayay burburisay oo uma guurinin xaas labaad.
🤣🤣🤣😂😂

Ragu damac badnaa😂

Dumarkuna khiyaano badnaa.
🙈🙊😂😂

10 months, 2 weeks ago
Sheeko Qosol leh,

Sheeko Qosol leh,

Dalka shiinaha ayaa soo saaray mishiin soo qabta tuugada, tijaabadii ugu horeesay waxa lagu sameeyay dalka talyaniga 20kii daqiiqo ee ugu horeeyay waxa uu soo qabty 40 tuug, mareykanka ayaa la geeyay 20kii daqiiqo ee ugu horeesay wuxuu so qabtay 20 tuug

Afrika ayaa la keenay 3dii daqiiqo ee ugu horeesay Mishiinkii oo dhan ayaaba la xaday 😂😂😂

10 months, 2 weeks ago
Oday meel fadhiya oo jawi degan …

Oday meel fadhiya oo jawi degan isaga qayilaya ayaa waxaa soo ag martay naag rufyaan ah oo xaafadda macruuf ka ah, markaas ayay tiri: "Alla Aakhiro maxaa war yaalaa?"
Markaasuu dhahay: Adiga un war ha geyn. 😂

10 months, 3 weeks ago
SHEEKO GAABAN OO QOSOL LEH***😅***

SHEEKO GAABAN OO QOSOL LEH😅

Mid Ciyaalka xaafada ah oo tabliiq raacay baa lagu qoray inuu ka wacdiyo masjidka salaadda kadib, Xarfaankan aqoontiisa diini ma badneyn, waase la qasbay markuu soo istaagey ayuu wacdigii ku bilaabey sidaan:

"Akhyaarey diinteena inaba caadi maaha, Ilaahey naxariistiisana maba dhamaaneyso adinkaaba yaabeysiin, laakiin waa idin tuugaa danbiga aan gab ka dhahno, ajirkana sidey tahay ugu yaacno..!
xarfaaney waa inaad adkeysatiin oo xaliimo raadiska ka dhacdiin, aakhiro waxa idinkaga horeeyo bajaqyaal holac ah, laakiin hadaad marax ku noqotiin diinta.. ogaada in Ilaaheyna idinku daadinaayo, oo cadaab roobka idin kaaga dhigayo, ee waa idin baryaayaa aynu caadi iska dhigno !

kuwii loo wacdinayey ayaa qosol kala joojin waayey.. Markaasuu inta joojiyay wacdigii ku yiri: "xarfaaney ha idiin macaato Jannada!
Waana ka dhaqaaqey isagoo leh
"Anagaaba dhoorayaal waqti isaga luminey 😂

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago