ILA QOSOL

Description
Kanalka ILA QOSOL waa kanaal aad ka heli doonto Sheekooyin ?ila qosol ah?


?JOIN DHEH? https://t.me/ilaqosol22
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 month ago

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis

Àsc wrx wbrk

Kanaalkan ee ila qosol waa iib qofkii u baahan in uu iibsado fadlan ha igala soo xariiro linkigaan?@Ila_qosol2

5 months ago

Gabadh ayaa jeclaatay wadaad mu’adim ah (Masaajid ka adima) markasta oo aadaankiisa ay maqasho waxey tiraahdaa alla wadaadku cod macaanaa. Nin naagta qabay ayaa ku dhibsaday arintaan wuxuuna mudo ka fikiraayay siduu uga reebi lahaa isagoon cidna u sheegin.

Markaasuu habeenkii dambe wiil yar fariin u faray kuna yiri “Hebla waxad ku tiraahdaa waxaa ku doonaya wadaadka masaajidka ka adima wuxuuna kugu sugayaa meel heblaayo ee u tag. Naagtii inta si hal haleel ah u labisatay ayay dag-dag ku tagtay halkii looga wacay, ninkii oo isna iska dhigaya wadaadkii ayaa inta soo xirtay dhar cad cad oo iska qariyay baa soo istaagay meeshii.

Naagtii oo ordeysay ayaa ugu tagtay halkii balantu aheyd, markaasey ku tiri, Alla waa wadaadkii codka macaanaa, Asc see tahay sheekhow? Isna isagoon u jawaabin buu ul

ku bilaabay markaasey ka carartay iyadoo aad u yaaban. Maalintii dambe ayuu adimay wadaadkii markaas baa ninkii yiri “Alla waa wadaadkii codka macaanaa oo adimayo ee xaajiyo ma maqashaa?” Naagtii baa inta soo booday tiri, “Ma cod macaanee balaayada naaguhuu dilaa ayaa meelaha laga sheeg sheegayay.

5 months, 3 weeks ago

Sheko qosol badan

nin ayaa maalin kasta wuxuu cuni jiray rooti iyo basbaas lacag la'aan(shiid) darted muddo shan sano ah.
maalintii dambe ayaa waxaa u yimid sheydaan careysan ama xanaqsan markaasuu ku yiri garacow garac dhaley lawo mid soo gal.
in aad cuntada badasho ama aad bismillhi ku bilaawdo maalintaan ku bartey ayaa baabasiir iigu horeysay
ninki naxdin ma tiraahdaa, yaab ayuu meel la fadhistey.

adiga maxaa kaa qosliyey
  aniga waxaa ku qosley babasiirka?

6 months ago

?Sheko qosol badan ???
Mamo gaarob ahayd ayaa waxaa uu joogtay gabar yaaroo aaad u qurax badan Raag badan ayaana kasoo doontay gabadheda laakinse waxay shardi uga dhigtay inay meherkeeda ka dhigaan 50 million runti lacagtu aaad bay uu badneyd cid ku dhiiraatana wa laa waye mamadana goankedu way ku adkeysatay
Wilka ayaa aad u jeclaadey gabadhii intuu dadaali kaaro ayuuna dadaley lacagta 30 million ah ayuuna so aruriyey aaabihis ayuunba sheegay Inu gabadhas doonayo waxa kale oo u shegay  shuuruda hoooyaded ee aheyd 50 million ka Yar nin wata inaysan siineyn gabadheda
Aabihi waxa uu  ku yiri wilkisa dhib malaha wilkeygow keen intaad heysid
Wilkii ayaa ku celiyey lakiin aaabe mamadas ana kaga aqoon badan 50 million ka Yar aqbali meyso
Aabihi ba hadana yiri adi wilkeygiyow keen haduu inad heysid raabii ayaana no fuduudeyne naakeena aan ku doone gabadha
Waxay tageen guriga ay gabadhas ka doonan lahayen is wareysi kadib aabihi waxa uu ushegay mamadi garobka aheyd Inu gabadheda wilkiisa uso Dooney 10 million ka dhigayan meherka
....mamadi aya isla markiiba hadalka dhexda ka gashoo tiri war maxaad shegii 10 million aaa
Aabihi baa hadalkii qatoo yiri ha iga dhex galin warka walalo 10 million kalena meherkaagi oo adiga ana ku raaba ☺️
Mamadi intay dhoosha ka qoososhey tiri rabbi ha isu keen barakeeyoo Wana ogalahay wax kasta ❤️
Markay deriskii weydiiyen sababta ay uga taanasushey goankedii ahaa 50 million in lagu mehersado gabadheda waxay tiri badeecaduba marka jumlo iyo tafariq lagu kala gadaanayo isku qiimo ma aha ?
Wilkina aaabihis buu 10 million ee so hartay  weydiyey aaabihi kulaha hoooyada ayaan maseer tir uga dhigaa intaas ??

Share ina dhahdid gacaantadu ha barato

7 months, 1 week ago

**Buugii aad wada sugayseen

?Kani waa buug kaa caawinaya sidii aad u ilaalin lahayd caafimaadkaaga misna kaaga digaya waxayaabaha dhaawici kara caafimaadkaaga.

waxa uuna ku siinayaa Talooyin qiimo badan oo aad ku ilaalin karto caafimaadkaaga, waxaana qoray caalimkii waynaa ee ibnu Qayyim RX.

Waxa aan jeclaystay in aan ku turjumo afkeena hooyo.
?Akhri oo caafimaadkaaga ilaasho!

━━━━| ???? ?????? |━━━━
???g??:  ➠ 50 Talooyin caafimaad ah
???aa:     ➠ Abdullahi Abdirahman Ali
?????:  ➠ PDF
?????:    ➠ 1.0 MB
?????:  ➠ 19
??????:  ➠ #3aad ━| @Mucjisoyinka_Quraanka|━**

8 months, 2 weeks ago

Nin oday ah baa maalin walbaa marka uu salaada tukado, waxa u ku duceysan Jiray:

ILAAHOW: Naag Labaad ii sahal.

Maalin maalmaha kamid ah ayaa markuu salaada ka baxay xaaskiisa soo ag istaagtay.

Saaxiibkaa kulahaa “Ilaahow siddii aan isku ogeyn lee ha inoo ahaato........
?????????????

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago