FAST MTPROTO PROXIES FOR TELEGRAM
#DigitalResistance
ADS:
@Ads_ProxyMTProto
Run your own MTProxy:
https://github.com/TelegramMessenger/MTProxy
Last updated 3ย months ago
Official Telegram Channel of Koorowsh?๏ธ
Last updated 9ย months, 2ย weeks ago
Last updated 2ย months, 3ย weeks ago
MA'SUUNIYADDA IYO DOWKEEDA MIDEYNTA DIIMAAHA.
Waa maxay ma'suuniyo?
Ma'suuniyadda waxey iska saaran tahay labo kalmad oo faransiis ah oo la micno ah " dhisihii runlowga ahaay, ama dhisihii xorta ahaay " .
Taariikhyahanada ayaa aad iskugu khilaafa xilligii la aasaasay, iyo golihii uhoreeyay ee lagu aasaasay, qaarkood ayaa uceliyo dhalashadi nabi ciise, qaarne waxey sheegaan taariikhyo kasii horeyday, laakiin sida caanka ah Ma'suuniyada cusub ayaa soo bilaabatay 1717 miilaadiga, wadanka Scotland.
Hadafkeeda ayaa ah faafinta Alla koodka - ilxaad-, sex- aflaanta tumshsda- , iyo hirgalinta dowlad zahyuuniyo caalami ah.
Xubnaheeda ayaa ka kooban dabaqada sare ee bulshooyinka, sida aqoonyahanada, hantiilayaasha, siyaasiyiinta iyo cid walbo magac sameysa caalami ah, iyado balamo adag looga qaadayo inowsan faafineyn sirahooda, la dili doonane cidii isku dayda iney jabido xeerkaas, haba lagu majo xaabiyo diintiisa iyo dalkow kasoo jeedo.
Ma'suuniyada oo colaadineysa diimaha oo idil markii laga reebo yuhuudiyadda, ayaa u aragto in diimaha kale yihiin caqabada ugu weyn ee diidan faafida qorshayaasheeda, una aragto iney yihiin sheeko baraaley iyo khuraafaad ey waajib tahay in laga takhaluso, lana tirtiro, la dumiyo gooba cibaadada, lala dagaalamo Rabbi, lakalasaaro diinta iyo nolosha.
Mu'tamarkii caalamiga ahaay ee Paris lagu qabtay sanadkii 1900 miilaadiga ayaa dhigayay: " hadafka ma'suuniyada waa la dagaalanka diimaha iyo ilaalinta dowladaha diinlaawayaasha- calmaaniyada- iyo in la baneeyo argagixisanimada si looga xuubsiibmo akhlaaqda wanaagsan iyo damiirka dadnimo" .
๐Si'ey oga taqalusto diimaha kale waxey juhdi balaaran ku bixineysaa mideynta diimaha, iyado hal ku dhigeedu yahay " xorriyad/sinaan/ iyo iswalaalsi" .
Mowqifkeeda muuqda ayaa ah mideenta iyo ixtiraamka diimaha kale, halka xaqiida uqarsoon ey tahay la dagaalnka si aanu ku baraarugeyn bulshooyinka kale ee heests diimaha kala duwan.
Ahdaafta ey ka leedahay mideynta.
1- Qabsashada ilaha dhaqaalaha caalamka, iyo dunidoo ushaqeydo masaalixdooda kaliyah.
2- Dhisida jamhuuriyad weyn oo zahyuuniyo caalami ah.
3- faafinta alle diidka iyo tirtirida diimaha, faafinta dhaqan xumada..
........
Qabyo.
Casriga cusub waxaa fikradan calanka usiday ุฌู ุงู ุงูุฏูู ุงูุฃูุบุงููุ ู ุญู ุฏ ุนุจุฏูุ ู ุญู ุฏ ุฌูุดุ iyo ragg kalo fara badan,
Wuxuu yiri jamaalu diin: " waxaa iimuuqday rajo weyno ah in la mideeyo atbaacda diimaha sadaxda ah, sidey umidowdayba asalkeeda iyo yoolkeeda" 10_9ุงูุฅุณูุงู ูุงููุญุฏุฉ ุงูููู ูุฉ ุุตู
Xagga fanka iyo suugaanta waxaa xayeysiinayay fikradaan Towfiiq Al.xakiim, wuxuuna ku yiri mid ka mid ah maqaalaadkiisa isagoo la hadlaya allaah : " iyadoo kitaabkaaga yahay kitaabkii udambeeyay eed soodajido, hadane sidaan ogahay aad dooneydo in mar walba lagu xuso, hadane wixii aad horey usoodajisay aadan dooneyn in la Tuuro, laakiin aad dooneydo in wax lagu daro ama laga badalo"
ุฏ. ุจุณุงู
ุนุฌูุ ู
ุญุงุถุฑุฉ ูุญุฏุฉ ุงูุฃุฏูุงู ุงูู
ูููู
ูุงูู
ุญุงุฐูุฑ ุุต 9.
Sanadii 1825 waxaa la aasaasay ุงูุฌู ุนูุฉ ุงูุชูุญูุฏูุฉ ุงูุฃู ุฑูููุฉ, dhamaadkii qarnigii 19 waxey jamciyada qaadatay fikradda isisaamixidda iyo aqoonsiga diimaha kale.
Kontameeyadii qarnigii 20 waxaa la aasaasay ุฌู ุนูุฉ ุงูุตุฏุงูุฉ ุงูุฅุณูุงู ูุฉ ุงูู ุณูุญูุฉ.
Sanadii 1961 waxaa midoobay:
ุงูุฌู
ุนูุฉ ุงูุชูุญูุฏูุฉ ุงูุฃู
ุฑูููุฉ ู ุงููููุณุฉ ุงูุนุงูู
ูุฉ ุงูุฃู
ุฑูููุฉ,
Iyadoo diiday caqiidooyinka laga dhaxlayo kaniisadaha, adkeysayne in Allaah mid yahay, ciisane bashar yahay, qof walbane camalkiisa aakhiro la weydiinayo.
Waxey si rasmi eh usoo baxday fikradan markii la furay ู ุนูุฏ ุงูุชูุงูู ุงูุฑูุญู, sanadii 1960, hadafkeedana ahaay kaalmeynta isfahanka diimaha waaweyn.
1981 miilaadiga waxey Spain ku qabatay markazka buxuuthta islaamigaa ee qurduba, nadwo loogu magac daray ุฅุจุฑุงููู ูุฉ ุฌุฏูุฏุฉ, laguna falanqeeyay mideynta diimaha, waxaana fadhiyay tiro yahuud ah, kirishtan, iyo kuwa unisba sheegto islaamka .
Qaramada midowne ayaa ucayimtay maalinta diimaha "Axada 3" ee bisha January sanad walba.
.......
Qabyo.
1/7/1446. ุจุณู ุงููู ุงูุฑุญู ู ุงูุฑุญูู
Mahad oo idil waxey usugnaatay Allaah subxaanahu watacaalaa, rabbigii la gooni noqday kalinimada iyo cibaadada, sow ula kaliyoobayba abuurka iyo amarkaba, allaha badala wuxuu doono; xukunkiisane aan lagu cirbinin, ku asteysan sifaadka sarsare iyo magacyada suuban.
Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato suubanaheena Muxammed isaga iyo ahalkiisa, asxaabtiisa iyo intii samaha ku raacdo ilaa aakhiro zamanka.
Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu kitaabkiisa caziizkaa ku leeyahay :
{ ููุงุชููููุง ุงูููุฐูููู ููุง ููุคูู
ูููููู ุจูุงูููููู ููููุง ุจูุงููููููู
ู ุงููุขุฎูุฑู ููููุง ููุญูุฑููู
ูููู ู
ูุง ุญูุฑููู
ู ุงูููููู ููุฑูุณูููููู ููููุง ููุฏููููููู ุฏูููู ุงููุญูููู ู
ููู ุงูููุฐูููู ุฃููุชููุง ุงููููุชูุงุจู ุญูุชููููฐ ููุนูุทููุง ุงููุฌูุฒูููุฉู ุนูู ููุฏู ููููู
ู ุตูุงุบูุฑูููู } ุงูุชูุจุฉ 29.
Isu soodhaweynta diimaha ayaa ah falsafad kasoo jeeda giriigii iyo hindidii hore iwm, taasoona ahayn aragti ku dhisan wax asal diimeed sugan ah, kuna biya shubatay ugu dambeyn la dagaalanka kalinimada rabbi iyo inow kasoo can yahay makhluuqiisa.
BILLOWGA ARAGTIDA
Dadka xambaarsan aragtidaan mideyntaa ayaan udajiyay shuruud iyo tiirarka lagu soo galo diintan ma dhaleyskaa oo soo bilaabatay quruun fog ka hor dhalashadii nabi ciise c.s, taaso hadafka laga leeyahay tahay sidii looga gudbi lahaay khilaafaadka iyo kala duwanaanta diimeed, iyo in dadkoo idil lagu mideeyo diin caalami ah, kuna dhisan isisaamixid iyo is walaalsi.
Markii uhoreyday waxey kasoo muuqatay hindiya qarnigii 9 ka hor dhalashadi nabi ciise c.s, taaso hindida loogu baaqay iney ku kulmaan hal ilaah, magacyada ilaahaa ayaa kala ahaay: baraahaama, faashno, iyo seyfaa.
Waxaa kalo mideynta isku dayay jabaaneyskii kala heystay diimaha : buudiyada ,konfushiisiyah, iyo hinduuska, taaso ey kasoo saareen hal diin oo kulansatay masaalixda iyo ilbaxnimada diimahaas aan kor kuso xusay.
Waxaa kalo sameeyay zaaraadeshti oo ahaay hogaamiyihii faarisiyiinta -eeraaniyiinta - qarnigii 6 ka hor miilaadiga, kaaso ku kulmiyay diin labo ilaah leh : ilaaha kheyrka iyo kan sharta.
Waxaa kalo sameeyay akhnaatuun- aminxootibki 4-, kaaso ka mid ahaa boqoradii faraacinada masar uhoreeyay ayaa isagane ku kulmiyay shacabkiisa ilaah la yiraah " Aatuun" ilaaha qoroxda.
Wuxuu leeyahay feylasuufka gariiga ahaay ee ููุฑููุทูุณ : " waa in caalamka dhan lagu kulmiyaa hal diin iyo dowlad caalami ah, kuna hoos noolaadaan hal calan; maadaama ey ka mideysan yihiin asalkii laga beeray, waana hal reer oo ku mideysan qaanuunka, caqliga iyo akhlaaqda , dhamaane waa ilmihii illaahey - ุชุนุงูู ุงููู ุนู ุง ูููููู ุนููุง ูุจูุฑุง- , iyo dhamaanteen inaan ku faano inaan nahay muwaadiniinta caalamkaan" .
Aragtidaan ayaa socotay ilaa laga soogaaro soobixidii nabiga scw, taaso qureysh markey dhibtay gaaleysiinta nabiga ola yimaadeen qorsho ah mideynta diimaha, ilaah kastane sanad lawada caabudo si wada jir ah, ayuu ilaahey kasoo dajiyay suurada kaafiruun oo xididada loogu siibay damacoodii guracanaay, iyo in towxiid iyo shriki aanu kuwada kulmi karin shaqsi qurah halmar.
fikradaas oo halkaas ku baaba'day in mudaa umada islaamkaa dhexdeeda ayaa waxaa dib usoo nooleeyay qarniyo kadib qaar ka mid ah suufiyada ku milantay falsafada yuunaanka, suufida masiixiyiinta iyo kuwa hinduuskaa, waxey asal unoqotay aragtida ah isdhaxgalka allaah iyo khalqigiisa, "ูุญุฏุฉ ุงููุฌูุฏ".
Wuxuu leeyahay zindiiqii weynaay ee xallaaj : " ogow in yahuuda, kirishtanka iyo islaamkaba iyo diimaha kalaba, ey yihiin naaneysyo kala duwan iyo magacyo isdiidan, laakiin maqsuudka iyo yoolkooda aanu isdiidaneyn, kalana duwaneyn isna khilaafsaneyn" ุฏ.ุดูููุ ููุฏ 152.ุงุจู ุชูู ูุฉ ููุชุตููุ ุตู
Waxey kor ukac fikradan sameyday markow qaatay "ibnu carabi" kaaso ku dhexfaafiyay muslimiinta iyo qeyrkoodba, ilaa loo aqoonsaday feylasuufkii weynaay.
Waxaa kalo markale isku dayay boqoradii hindiya iney markale mideeyaan islaamka iyo hinduuska qarnigii 15 miilaadiga, taaso markii dambe loo aqoonsaday siikh, ama siingasiingo.
Rugniga Kibirka Hadii Uu Dumo Waxaa U Fududaanaayo Hogaansanka, Rugniga Xasadka Hadii Uu Dumana Waxaa U Fududaanaayo Aqbalka Naseexada Iyo Bixinteeda, Rugniga Carada ( Xanaaqa ) Hadii Uu Dumana Waxaa U Sahlanaaneyso Cadaalada Iyo Tawaaduca, Rugniga Shahwadaโฆ
#Arkaanta_Gaalnimada Gaalnimada Arkaanteeda Waa Afar: Waa Kibirka, ( Xaqqa Oo Laga San Taago ) Xasadka , Iyo Xanaaqa , Iyo Shahwada , Kibirka Qofka Waxa Uu U Diidayaa Hogaansanka, Xasadkana Qofka Waxa Uu U Diidayaa Naseexada Aqbalkeeda Iyo In Uu Dadka U Naseexeeyoโฆ
Gaalnimada Arkaanteeda Waa Afar: Waa Kibirka, ( Xaqqa Oo Laga San Taago ) Xasadka , Iyo Xanaaqa , Iyo Shahwada , Kibirka Qofka Waxa Uu U Diidayaa Hogaansanka, Xasadkana Qofka Waxa Uu U Diidayaa Naseexada Aqbalkeeda Iyo In Uu Dadka U Naseexeeyo, Carada Ama Xanaaqa Qofka Waxa Ay U Diideysaa Cadaalada, Shahwada Qofka Waxa Ay U Diideysaa Cibaadada In Uu U Faaruqo.
ุงูููุงุฆุฏ ูุงุจู ุงูููู
ุงูููู ุฃูุช ุงูู ูู ูุง ุฅูู ุฅูุง ุฃูุชุ ุฃูุง ุนุจุฏู ุธูู ุช ููุณู ูุงุนุชุฑูุช ุจุฐูุจู ูุงุบูุฑ ูู ุฐููุจู ุฌู ูุนุง ูุง ูุบูุฑ ุงูุฐููุจ ุฅูุง ุฃูุชุ ูุงูุฏูู ูุฃุญุณู ุงูุฃุฎูุงู ูุง ููุฏู ูุฃุญุณููุง ุฅูุง ุฃูุชุ ูุงุตุฑู ุนูู ุณูุฆูุง ูุง ูุตุฑู ุนูู ุณูุฆูุง ุฅูุง ุฃูุชุ ูุจูู ูุณุนุฏูู ูุงูุฎูุฑ ููู ูู ูุฏูู ูุงูุดุฑ ููุณ ุฅููู ุฃูุง ุจู ูุฅููู ุชุจุงุฑูุช ูุชุนุงููุช ุงุณุชุบูุฑู ูุฃุชูุจ ุฅููู.
#ู ู_ุงูุฃุณุฆูุฉ_ุงูู ุฎุชุงุฑุฉ
ุณ/ ููู ุงูุฑุฏ ุนูู ู ู ุฒุนู ุฃู ุงูุฃุฑุถ ูุฑููุฉุ
ุฌ/ ุฃููุง: ุธุงูุฑ ุงููุฑุขู ูุงูุณูุฉ ุฃู ุงูุฃุฑุถ ุณุทูุญุฉ ุนุธูู
ุฉ ูููุณุช ูุฑุฉ ููุง ูููุจุ ูุฏูุงูุฉ ุงููุต ุฃููุง ุฃุฑุถูู ุณุจุน ูุงุญุฏุฉ ููู ุงูุฃุฎุฑูุ ููุญู ูู ุงูุฃุฑุถ ุงูุฃููู.
ุซุงููุง: ูุต ุงูุณูู ูู ุชูุงุณูุฑูู
ุนูู ุชุณุทุญูุง.
ุซุงูุซุง: ุงูุฅุฌู
ุงุน ุงูู
ุฒุนูู
ุนูู ูุฑููุฉ ุงูุฃุฑุถ ูู ุฅุฌู
ุงุน ุงูุฌูู
ูุฉ ุงูุฃุดุนุฑูุฉ ูุฃุณูุงุฏูู
ุงูููุงุณูุฉ ุฃุชุจุงุน ุงูููุฆุฉ ุงูุฌุฏูุฏุฉ.
ุฑุงุจุนุง: ุฃู ุงูููุงุฑ ุงูู
ุนุงุตุฑูู ูุง ุชููุจู ุดูุงุฏุชูู
ุ ุนูุงูุฉ ุนูู ูุซุฑุฉ ูุฐุจูู
ูุฏุฌููู
ูู
ูุฑูู
ุจุงูู
ุคู
ููู.
ุฎุงู
ุณุง: ูุง ุชูุฌุฏ ุตูุฑุฉ ูุงุญุฏุฉ ุญููููุฉ ููุฃุฑุถ ูุงู
ูุฉ ู
ู ุงูุฎุงุฑุฌ ุจุงุนุชุฑุงู ููุงุฑ ูุงุณุง ูููุงุฑ ุฑูุณูุงุ ููู ู
ุง ููุดุฑ ุนุจุงุฑุฉ ุนู ุตูุฑ ู
ุนุฏุฉ ุจุจุฑุงู
ุฌ ูู ุงูุญุงุณูุจ.
ุณุงุฏุณุง: ุซุจุช ูุฐุจ ุงูููุงุฑ ุจู
ุง ูุง ูุฏุน ู
ุฌุงูุง ููุดู ูู ุนุฏุฉ ุฃู
ูุฑ ู
ููุง ุตุนูุฏูู
ุนูู ุงููู
ุฑ.
ุณุงุจุนุง: ุซุจุช ุนู ูุซูุฑ ู
ู ุนูู
ุงุก ุงูููุงุฑ ุงูุฃู
ุฑููุงู ุฃู ุงูุฃุฑุถ ุณุทูุญุฉ ุฏุงุฆุฑูุฉ ุนุธูู
ุฉ ู
ุญุงุทุฉ ุจุณูุฑ ูู
ุง ูุตู ุฐูู ุฃุญุฏ ุนูู
ุงุฆูู
ุจุนุฏ ุฑุคูุชู ููุง ู
ู ู
ูุทุงุฏ ููุ ุซู
ุจุนุฏ ุฐูู ูุชููู ูุฃุฎููุง ุชูู ุงูุญูููุฉ.
ูุฐุง ุฑุฏ ู ุฎุชุตุฑุ ูุชุญุช ูู ููุทุฉ ู ุจุญุซ ูุงู ู ุทูููุ ูุงููู ุงูู ููู.
โจ ุนูููููููููููููุฏูู ู ุจูููููููููููุงุฑู โจ
ุชูุจู ุงููู ู ููุง ูู ูููููู
ููููููููู ุนูููููููุงู ูุฃูุชููููููู ุจุฎูููููููุฑ
FAST MTPROTO PROXIES FOR TELEGRAM
#DigitalResistance
ADS:
@Ads_ProxyMTProto
Run your own MTProxy:
https://github.com/TelegramMessenger/MTProxy
Last updated 3ย months ago
Official Telegram Channel of Koorowsh?๏ธ
Last updated 9ย months, 2ย weeks ago
Last updated 2ย months, 3ย weeks ago