SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
Wali waan ku jeclahay, laakiin waan ku fasaxayaa. Waa ogtahay in aan ku jeclahay, sax? Waad garanaysaa inta jeer ee aan kaa baryay in aad si fiican iila dhaqanto oo aan aad kuu jeclahay. Laakiin waxaad dhaawacday qalbigayga, iyo in aan cidlo dareemo xataa markaan kula joogo. Waad aragtaa, weli waan ku jeclahay, laakiin kulama sii socon karo. Xanuunku hadda waa mid aan loo adkaysan karin. Mar dambe kuma weyddiin doono waqtigaaga iyo dareenkaaga. Mar dambe ma codsan doono dadaalkaga. Mar dambe ku weyddiin maayo in aad i dareensiiso jaceyl. Mar dambe ku weyddiin maayo inaad i fahanto. Mar dambe kaa baryi maayo in aad been ii sheegin. Mar dambe kaa baryi maayo in aad qof kale iga dooran. Waan ku fasaxayaa jacaylkaygiiyow. Ma aha sababtoo ah in aanan ku jeclayn, laakiin sababtoo ah waxaan dareemayaa in aan muhiim kuu ahayn adiga. Waxaa laga yaabaa, kaliya in aad arki lahayd qiimahayga haddii aan ugu dambeyntii kaa tago.
FG: Rag iyo dumar, inta ayna xaaladdan oo kale kugu iman, si qurux badan oo gobonnimo iyo qaddarin leh ula dhaqan qofka aad xidhiidh wadaagga tihiin ee ku jecel.
Ma jiraa qof dambi kaa galay ama aad wax ka tirsaneyso, oo aadan cafin wali?
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋
Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Hadii aad ubaahan tahay kanaalo telegram oo iib ah ila soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo
©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
Qofba qofka uu ka nugul yahay waa ka jacayl iyo naxariis badanyahay, waana ka xanuun iyo dhaawac badan yahay??
Intaan midkee lagu dhahaa?
Seexo
Ii seexo
So seexo
War naga seexo
Macaan na seexi?
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/1LJkc5xbnCExZDBk
Telegram
MIDNIMO
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 94 chats.
Nimaad garab udiiday ayaad gurmad maalin udoonaneysaa, waligaa rag dhibkii haka shaqeyn.
"Waxaynu noqonay kuwo aan u dhaawacmin sidii hore haddii uu inaga tago qof aynu jecel nahay ama saxiib ina khiyaamo, ma garanayo ma nafteena iskala qabsatey dhaawaca? mise inagaa kornay ilaa heer aynu gaadhnay in aynaan u aabo yeelin haddii cidii doonto ay tagto?." ??
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago