Adem Adde

Description
Waxa aad halkan ka heli doonta muuqalo ku saabsan dhiiro gelin iyo talooyin wax ku ool ah.

Fadlan isoo raac
Tiktok: ademmohadde
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 2 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 day, 17 hours ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 1 week ago

2 years, 3 months ago

Qiimeynta qofnimo?
@DrAdemAdde

Tiktok: ademmohadde

2 years, 3 months ago

https://vm.tiktok.com/ZMNeUNvBa/?k=1

Qiimenyta Qofnimo?Dhiiri gelin follow and share

TikTok

Adem Mohamoud Adem on TikTok

Qiimenyta Qofnimo #somalilandtiktok #foryoupage #viraltiktok #tiktoker #xikmad @zakimohamedsidejr

Qiimenyta Qofnimo***✌******?***Dhiiri gelin follow and share
2 years, 5 months ago

Asc asxaabey aad ban idin salaamay marka hore waxa aan idinka codsanaya si sharaf leh in aad ii kala kicisan cinwaygan cusub TikTok

https://vm.tiktok.com/ZMLGjQPhw/

??wan idin taagera , idinkuna itaagera ( Follow and Like)

Adam Adde

TikTok

Adem Mohamoud Adem on TikTok

#somaliland #somali

Asc asxaabey aad ban idin salaamay marka hore waxa aan idinka codsanaya si sharaf leh in aad ii kala kicisan …
2 years, 5 months ago
2 years, 6 months ago

Bisha shabcaan iyo fadligeeda

Bishan Shabcaan een ku jirnaa waa bil khayr badan, waa bil barakaysan, waana bil ay dadku iloobaan sida uu Nabigu sheegay (scw). Waayo waxay kaga mashquuleen bisha Rajab iyo Ramadaan.

Bishani waa bil khayraad badan. Waa bil camaladeena Ilaahay loo geeyo. Waa bil sanadkaa waxaan soo shaqaysanay Ilaahay la hor dhigayo.

Haddaba sida uu Nabigu scw sheegay bishani dadka way ka dayacantaa yadda oo ah bil aad u khayr baddan laguna khatimayo sanadkii tagay oo dhan camaladaad soo waday. Sidaa darteed qofka waxa fiican in uu khatin fiican ku xidho sanadkiisa waayo, ma oga in uu sanadka danbe noolaandoono. Sidaa darteed bal kan aad soo noolayd eed soo shaqaysatay si qurux badan u xidho.

Haddaba waxa jira shaqo la qabto bishan lanna badsado waxaana ka mid ah:
in uu qof ku badiyo acmaasha aan dadku o gaan karin, caddayn karrina in aad samaysay sida: soonka, iyo salaatu laylka.

Soonka iyo salaatu laylku waxay ka mid yihiin camalada ilaahay uun ogyahay. Tusaale: Adoon soomanayn haddad igu tidhaa waan soo manahy waan ku ramaysanayaa lakiin in aanad soomanayn Ilaahay ayuunbaa ku og. Waala ogyahay in aad muslim tahay ood tukato laakiin lama ogaan karo in aad qiyaamu laylka tu kato. Sidaa daraadeed bishan waxa aad loo badsadaa camaladaa ilaahuun og yahay.

Maxaad ka faa"iidaysaa soonka bisha shabcaan. Waxaad helaysaa in marka hore acmaashaadii ilaahay loo qeeyay adoo soom kaagu badnaa, takalee jirta Ramadaan ayaa kuu soo galaysa adoo la qabsaday soonkii dhibna aanu kugu ahayn waayo, waxaynu ognahay in dadka qaar Ramadaan sadexda cishee hore ama weega u horeeya ay tabcaan dareemaan iyo madax xanuun, laakiin ninkii shabcaan soo soomay ma arko dhibaatadaa sifiicana bisha wuu u soo dhaweeyaa.

Bishan Shabcaan waa bisha daacada ilaahay labadiyo sida: Sadaqada, soonka, iyo digriga Ilaahay. Si ay dadku khayrka is kaga daydaan xumaantuna u joogsato.

Bishan shabcaan waxa layidhaa: bisha quraan akhriska waayo, maadaamoy bishani tahay bishii kuu gudbinaysay bisha Ramadaan waa in lagu dadaalo camalada Ramadaanta la sameeyo oo dhan. sidaa daraaddeed waxa la badiyaa quraan akhriska, ka aan qaranayna wuu dhaqaysanayaa.

Cumar ibnu qays markay bishan shabcaan soo gasho waxa uu xidhi jiray tukaan uu lahaa waxaanu odhan jiray quraanka ayaan akhrisanayaa. Waayo ma ogid in acmaashaada mardanbe la xidhi doono.

Ibnu qayim waxa uu yidhi: Nabigu scw sadex soon ayuu lahaa. waxaanay ka la yihiin sadex daasi: ¤ Soonka faralka ah.
¤ In uu bilwalba ka soomi jiray sadex cisho ( ayaamu biidka).
¤ Soonka Isniin iyo Khamiista.
Bishan shabcaana wuu samayn jiray soomamkan waxaanu odhan jiray waabisha camaladeena ilaahay loo geeyo. Ana Waxaan jecelahay in ilaahay camalkayga loo geeyo anoo sooman.

يا رسولَ اللَّهِ ! لم أرك تَصومُ شَهْرًا منَ الشُّهورِ ما تصومُ من شعبانَ ؟ ! قالَ : ذلِكَ شَهْرٌ يَغفُلُ النَّاسُ عنهُ بينَ رجبٍ ورمضانَ ، وَهوَ شَهْرٌ تُرفَعُ فيهِ الأعمالُ إلى ربِّ العالمينَ ، فأحبُّ أن يُرفَعَ عمَلي وأَنا صائمٌ
Isniinta iyo khamiista camaladeena waa loo qeeyaa ilaahay yagana, waana sababta uu nabigu scw u soomijiray labadaa cisho waxaanu odhan jiray ilaahay camalkayga ha loo qeeyo anoo sooman.

Hooyo Caa'isha waxay tidhi: maan arag bil uu nabigu scw shabcaan ka soonbadnaa xitaa aanu is odhan jirnay bishoodhan muu soomanyahay ilaa aanu aragno isaga oo wax cunaya.

Sidaa daraadded inagu maadaamoynu nahay dad Nabiga ku dayda waa in aynu soonaa, sadaqada, quraanka iyo dhammaan camalada wanaagsan oo dhana ku dadaalnaa si aynu ilaahay ugu dhawaano. sanadkuna camalo fiican inoogu xidhmo, Ramadaana sifiican u qaabilno.

2 years, 8 months ago
2 years, 9 months ago
Barnaamijka Qorra (قراء) waa barnaamij faa'ido …

Barnaamijka Qorra (قراء) waa barnaamij faa'ido badan.

Sannadkan 2022 qorshahaaga ugu wayni ha noqdo sidii aad kitaabka ilaahay u xifdin lahayd oo ku darso qorshaha sannadlaha ah.

Barnaamijkan saddex qaybood ayuu u qaybsamaa:
1. Lix bilood in aad ku sugto Qur'aanka maalin walba waxaa lagaa rabaa in aad afar bog sugto oo xifdido bishii 96 bog ayay noqonaysaa.

  1. Sannad in aad Qur'aanka ku sugto maalin kastana waxaa lagaa rabaa labo bog in aad sugto oo xifdido bishii 40 bog ayay noqonaysaa in aad xafiday.

  2. Labo sanno in aad Qur'aanka ku xafido maalin kastana hal bog ayaa lagaa rabaa in aad xafido oo sugto bishii 24 bog ayay noqonaysaa.

Barnaamijku waa furanyahay oo isdiiwaangelintii ayaa socota waxayna xidhmaysaa 6/4/1443 Hijriga.

Link-gan iska diiwaangeli?
https://www.qorra.org/qsys/participants/condition_and_inscri.php

Wixii faafin dheeraad ah ka dhugo Website-ka barnaamijka
http://www.qorra.org

2 years, 9 months ago
Ma jeceshahay in online wax ku …

Ma jeceshahay in online wax ku barato culuumta diiniga ? Hadii jawabtadu tahay websiteka balda tayiba waa bar si free ah wax loogu dhigo culuimta shareecada weliba aad ku dhamaynayso qaab fudud. Waxa dhigaya culimo waaweyn heer doctor ka sita faniyada . Booqo webisteka Baldatayiba.com oo iska diiwan geli si free ah kuna baro bilaash sidoo kale markad dhamayso waxa lagu siinaya shahaado la aqoonsanyahay?

Xirfadsame Ads

2 years, 9 months ago
Adem Adde
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 2 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 day, 17 hours ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 1 week ago