QORMOYIN JACEYL❤️✍️

Description
Soo dhawoow walaal Meeshaan waxaan kusoo gudbin doona ereyo ku anfaci doona i.allah ✔️✍️??.waxaana ka mid ah⬇️
1:ORAAHYO
2:XIKMADO
3:DHIIRIGALIN
Iyo kuwo kale oo badan haduu rabi idmo?
............................kusoo dhawoow gacmo furan wll??
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 4 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

1 year, 2 months ago
Maanta waa dhalashada nabi muhamed(NNKH) ***❤️***

Maanta waa dhalashada nabi muhamed(NNKH) ❤️
Qof waliba haku saliyo nabiga qof ka fadli badan oo aad waqti ku lumin laheyd mlahane ka faaideyso wlll?

1 year, 3 months ago
"Jacaylku waa marka qofka kale farxaddiisu …

"Jacaylku waa marka qofka kale farxaddiisu ay ka muhiimsan tahay taada."

— H. Jackson Brown Jr. ?

━━━━━━━━━━━ ✍️ @qormoyinjaceyl ??

1 year, 3 months ago
QORMOYIN JACEYL❤️✍️
1 year, 4 months ago

Isagana waan sameyay howshu waa xagiina mrka

1 year, 4 months ago

Markaad dhamaantiina wada tagtaan ayaan wax so dhigaya saas ula socda i.allah

1 year, 4 months ago

Midkaan ku dhufta kaas ayaan dhamaan waxaan halkaan soo dhigi jirnay soo dhigeyna mahadsanidiin

1 year, 4 months ago
Foolxumada aduunka waxay meesha ka baxdaa …

Foolxumada aduunka waxay meesha ka baxdaa markaad la kulanto wejiga aad jeceshahay ❤️

1 year, 4 months ago
Muhiim ma aha in wax walba …

Muhiim ma aha in wax walba la gaaro marka hore ama hal mar. Laakiin aad ayay muhiim u tahay in horumar wanaagsan lagu sameeyo waqti macquul ah. si aad horumar wanaagsan ugaarto meesha ugu muhiimsan waa wanaajinta xiriirka alle ee ka bilow raali galinta alle.??

#BarQo_wanaaGsan?

1 year, 4 months ago
Weligaa ha u oggolaan wax kasta …

Weligaa ha u oggolaan wax kasta oo caqabado ah oo waaweyn ama mid yar oo nolosha ah inay ku dejiyaan oo kaa joojiyaan inaad gaadho yoolalkaaga nolosha.??

#Subax_wanaagsan?

1 year, 4 months ago

Dhaqan la raaco macnaheedu maaha in kuwii dhintay ay nool yihiin, laakiin kuwa nool ayaa dhintay.
︎Ibnu Khalduun?
#ORAAH ?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 4 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago