XIKMAAWI BOY

Description
Ilaali sharaftaada iyo tan walaalkaaga
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 16 hours ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months, 1 week ago

1 year, 1 month ago
" Marka aad waydo waxii aad …

" Marka aad waydo waxii aad adiga Dooratay xasuuso inaad helayso wixii uu Alle kuu dooray kana Qurxoon waxaad Dooratay .....💕💯🥰 

@Xikmaawi Boy

1 year, 1 month ago
Muxuu Dheemanka Ugu Qaali Noqday Dhagaxa?

Muxuu Dheemanka Ugu Qaali Noqday Dhagaxa?
Waayo Dheemanka Waa Mid Dhulka Ku Qarsoon Dhagaxa Se Meel Kasto Waad Ka Heli Kartaa.
Sidaas Oo Kale Gabadha Xijaaban Waa Dheeman Qaaliya Mana Mudno Inu Helo Qof Kasto.
Abaayo Macaan Sharaftaada Io Tan Walidintadaba Ilaali Ee Noqo Boqorad Wiil Walbo Ku Riyooda Inu Mar Un Helo🧕❤️

1 year, 1 month ago
Dhulka waxan u jecelahy

Dhulka waxan u jecelahy
Dhawrsaney agtaadee
Dadka Waxaan dhaweystaa
Midka adi Ku dhawree
Waxba kuu dhimayn
Dharaartaanu kulanana
Ciid bay Iga dhigantoo
Waan dhaanteynaya
Oo dheeshiyo ciyaaraha
Dhankeygaan Ka tumayaa
Waxaanse aan dhibtodaa
Dhabtii markaan ku waayee
Xalay dhawristaadii
Ruxtii dhaqaaqaba
Adaa layga kaa dhigay
Marbaan dhibicda roobkiyo
Dhaxan kuma karaysee
Dhagax noqo is iri
Marna dhabaha qaadoo
Dhulkaa ila wareego
Ee hadaan dhaawac muuqdiyo
Dhiig baxaayo leyahay
Cidi iguma dhaafteen
Ee dhimbilha jacaylkiyo
Dhuuxa iyo lafaha gubay
Dhaxdeydana Ka ololay
Bal dhamoy Ka jawaab adiguna taas
Mr Duceysane Daacad

1 year, 1 month ago
1 year, 2 months ago
Nolosha hortaada ah ayaa aad uga …

Nolosha hortaada ah ayaa aad uga muhiimsan nolosha kaa dambeysa

Subax badan

@Xikmaawi Boy

1 year, 2 months ago
Khasab kuguma aha inaad sharraxdo sida …

Khasab kuguma aha inaad sharraxdo sida aad dareemeyso mar walba, qof kasta oo doonaya inuu ku daneeyo wuxuu fahmi doonaa aamusnaantaada🤐😔 wuxuuna u arki doonaa luqad aad loo fahmi karo.  ۫

@Xikmaawi Boy

1 year, 2 months ago

sʜᴇᴇᴋᴏ ɢᴀᴀʙᴀɴ🥀

Waa ayaa waxaa jirey 5saaxiib ah oo magacyadooda kala yihiin: Qof, qofna, majnuun, stupid iyo doqon

Kii qof la oran jirey baa waxaa la dagaalay kii magaciisu ahaa qofna, majnuun durbadiiba wxa uu wacay police ka si uu arinta uga sheego

Majnuun: Asc
Police : wcs, maxaan kaa caawinaa wll?
Majnuun : Haa mudane qof ayaa dilay qofna
Police : adiga stupid miya thy?
Majnuun : Maya, stupid wuu qubeysanayaaa
Police : adiga majnuun miyaa thy ?
Majnuun : Haa majnuun waye qofka kula hadlayo 😂
Police : waxaan umaleynaa inaad doqon thy ?🤔
Majnuun : Maya mudane , doqon waa kan aqrinaya sheekadaan 😂

😂😂😂😂😂😂😂😂😂

1 year, 2 months ago
Aabo Wayeel Ah Aya Talefonkisa Gacanta …

Aabo Wayeel Ah Aya Talefonkisa Gacanta Ugeyey Mid Kamid Ah Dukamada Lagu Hagaajiyo Taleefonada Kadip Frsamo Yaqaanki Waxa Uu Odayga Wayelka Aha Ku Yidhi ( Talefonkaga Waxba Kama Qaldana Yacni Ma Ciladeysna ) Kadip Odayga Wayelka Ahaa Indhihisa Ilmo Aya Kaso Daadatay Mrkaas Ayu Yiri " Hadaba Mxa Kalifay Inaysan Carurteyda Iso Xidhiidhin😪? "
Waxaa Muhim Eh Inad Xasusato Walidkaga Marki Aad Yareyd Cidlo Kaagama Aysan Tagin Ee adigu Cidlada Ha Ugu Tagin Marka Ay Da" Noqdaaan 💔😭

1 year, 2 months ago

Hooyadeed oo leh , " Naa ha bixin . , 1da luuliyo gurigaada ku qaado. " , , ayey iska  dhaqaaqday . 

Deriska ,  muragada ayey la qeybsadeen Hooyada , 1da habeenimo , ayaa qaar ka mid ah deriska iska seexdeen .

Waxay ku faraxsan tahay in baraha bulshada soo dhigto , iyadoo  ku giigsan baati buluug , saaxiibadeedana la faraxsan , hooyadeedna ay banaanka taagan tahay.

Ruuux waliba dariska ah , oo albaabka soo garaac . " ma heblaa , " ayey hooyadu tiraahdaa .

8 saac oo habeenimo ayey xaafadda timid , hooyo waa hooyo , " naa mar uun iga seexo , mar haddii aad nabad timid".

Hooyadu ciil ayey ku seexatay.

Gabadhaasi maxaan dhahnaa ?
#Xigasho_Ali_Khadab

1 year, 2 months ago
Marka aad kobacado ood kacdo maankaagu …

Marka aad kobacado ood kacdo maankaagu kuu kordho Gaadho Gushadii Ha hilmaamin qof maalin uun ku caawiyey si aad qibrad u yelato
《HA NOQONIN AWAAL LAAWE》

@Xikmaawi Boy

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 16 hours ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months, 1 week ago