DHAMBASHA DHALINTA

Description
بسم الله
Chanalka waxaa loogu tala galay in dhalinta soomaliyeed lagu wacyi galiyo laguna jiheeyo xaga diintooda
Ka qayb qaad faafinta diintaada sharaftu waxay ku jirtaa inaad diintada
Links https://t.me/dhambaldhalinta
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago

1 month, 1 week ago

Mar walba baadilka waa inaad ku cidhiidhidaa meel waba uu joogo

Gaar ahaan baraha BULHSADA xaqa iyo tawxiidka ,akhlaaaqda suuban inaad faafiso
Ku dadaal

1 month, 2 weeks ago

🔹Aadaabta dikriga 🔹
1. Inaad ilaahay amaan inbadan

  1. Inaad yaqiinsato inuu ilaahay kaa aqbali

  2. Inaad codkaaga hoos u dhigto oo aad kor u qaadin

  3. Markaad meel joogto ama fadhido hadalka xun iska ilaali

  4. Ikhlaas inaad la imato oo aad ka ilaaliso istusnimo

1 month, 2 weeks ago

🌷gabadha waxa kaliya ee ay mulkido yacni hantido ragana kaga adag tahay waa jidhkeeda

🌷sidaas daraadeed ayay gaalada u adeegsadaan meel walba iyo xaysiis kasta gabdhaha si ay u kasbadaan yicni u hantaan ragga

✔️hadii la asturid waayo waxaa dhacay inuu noqdo Hilib banaan wadhan oo waraaben kasta ka darsado

🧕 asturaad haddii la dhahana ilaahay ayaa ku waajib yeelay xijaab iyaga iyo jidhkooda ilaaliya xijaabkaas haday qaadatana aduunka waxay ku noolaan.boqortooyo nin kasta ku hammiyo inuu mar uun helo aakhrina cadaabka iyo dhibkiisa way ka badbaadi

🧕xijaabka sharciga ah maha mid aad qurqurxisay waa mid jidhkaaga oo dhan asturaya

Xijaabka hadii uu jidhkaaga sawiro xijaab maha kaasi

🧕markaan xafiisyada tagayno dhar noocee ah aya xidhanaa
waa la.is.ogyahay ilaahay haan ka.baqno aduun waa laga tagi

1 month, 2 weeks ago
1 month, 2 weeks ago

𝐈𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐜𝐢 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐮𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐞𝐞 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐫𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐮𝐮 𝐬𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫 𝐚𝐫𝐢𝐦𝐨𝐨𝐝

  1. 𝐉𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚.
    𝟐.𝐪𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐪𝐚𝐥𝐥𝐚𝐣𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚

  2. 𝐅𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐫𝐫𝐨 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲𝐬𝐚

  3. 𝐇𝐮𝐫𝐝𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐢
1 month, 2 weeks ago

🔰عن عــــائشــــة إذا قــــرأت: ﴿وَقَرْنَ فِي بُيُــــوتِكُنَّ﴾ بكت حتى تبل خمــــارها
𝐔𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚'𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝 𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐝𝐨 𝐦𝐢𝐝 𝐢𝐥𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐢𝐥𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐲𝐬𝐨 𝐧𝐢𝐪𝐚𝐚𝐛𝐤𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐨𝐨𝐡𝐢𝐧 𝐝𝐚𝐫𝐚𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝

1 month, 3 weeks ago
1 month, 3 weeks ago
(**FURSAD QAALI AH** ): ***COMPUTERKU WAA …

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

1 month, 3 weeks ago
***🔹***وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ***🔹***

🔹وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ🔹

♻️nimcada ilaahay ku siiyay ka sheekeeya marka loo baahan yahay
Mar walba inaad ka sheekaysi maha lkn marka aad leedahay hala.igu daydo

Lkn luqmaan al xakiim ayaa suaal la waydiiyay wax lagu yidhi qof ka xun maad garanaysaa qofka bakhaylka ah
Wuxuu ku jawaabay haaa
Waa qof ka sheekeeya ixsaanki iyo wnaagi uu dadka u qabtay

Waxa aad qabanayso dar ilaahay u qabo
Wixii aad dadka daraadood u qabatoa adu iskama lihid dadka udaa

Ugu dabayn :- hadaad camalkaaga dar ilaahay u aqabanayn ha daalin naftaada

1 month, 4 weeks ago

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

QORO CV QURXOON
FURSAD MUHIIMA .

MA RABTAA INAAD DIYAARISO CV QURXOON OO AAD MARKIIBA SHAQO KU HESHO.
ALFURQAN ONLINE SCHOOL TABABARKAN MUHIIMKA AH AYAY KUU HAYSAA .
Kaliya afar cisho ayuu soconaya
Kunabeegan maanta.
AYUU BILAABMAYAA.
DIWAAN GALINTUNA MAANTA AYAY SI RASMI AH UBLAABANTAY.
COURSkU WAA FREE AMA LACAG LA'AAN .
KALIYA DIWAAN GALINTA AYAA AH
2$.

YAANAY KAA BUUXSAMIN EE HALKAN ISKA DIWAAN GALI.
KALIYA 50 ARDAY AYAANU SIINAYNAA TABABARKAN.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq.

Si yar oo fudud ku hel shaqo kasta oo aad doonato adoo sita cv qurxoon.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago