Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Sirtaguusha 1

Description
๐€๐ช๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐œ๐š๐ช๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š, ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐ง๐š ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐š ๐ข๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฐ๐ž๐ž๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐จ , ๐Ÿ๐š๐ก๐ฆ๐จ, ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐จ, ๐ค๐š ๐ ๐š๐๐š๐š๐ฅ ๐ง๐š ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก ๐ ๐š๐š๐ซ๐จ,
Nasoo raac oo hel faham bdn@sirtaguusha1
Advertising
We recommend to visit

Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.

For feedback and business enquiries
@IntelSlavaFeedbackBot

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

News and announcements of the library. No books here.
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณOfficial Chinese channel: t.me/zlib_china_official
๐ŸŒ https://zlibrary-global.se
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
๐Ÿฆ https://twitter.com/Z_Lib_official
๐Ÿ˜ https://mastodon.social/@Z_Lib_official

Last updated 4ย months, 1ย week ago

๐Ÿ’ซWelcome to the best book channel of Telegram.

โœจBuy ads: https://telega.io/c/BooksHub25

โœจContact admin โž  @Bookshub_contact_bot

โœจ Off Topic Communityโž  @BooksHubCommunity

โœจ Copyright Disclaimerโž  https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18

1ย month, 2ย weeks ago

Youtubekan โ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธ waxaa la soo Galin qisooyin aad cajiib u ah ku biirโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธ

1ย month, 2ย weeks ago
1ย month, 2ย weeks ago
3ย months, 2ย weeks ago

Barnaamijka Qormoโœ๏ธ

Qormada seddexaad " Akhlaaqda wanaagsan "

Akhlaaqdu waa cinwaanka qof walba ka horeeya ee sheegaya dabeecadiisa iyo dhaqankiisaba, akhlaaqda wanaagsani waxa ay kuu jiidaysaa dhanka camalka wanaagsan, camalka wanaagsanna waxa uu sabab u noqonayaa inaad gasho janada.

1] Akhlaaqda wanaagsan waxa ay sabab u tahay galidda janada, sida uu warinayo: abuu hurayra alle haka raali ahaadee waxa uu yiri: Nabiga๏ทบ ayaa la waydiiyey shayga ugu badan ee ay dadku ku galaan janada ? nabigu๏ทบ waxa uu ku jawaabay: waa alle ka cabsiga iyo Akhlaaqda ama dabeecada wanaagsan.
2] Akhlaaqda wanaagsan waxa ay sabab u tahay inuu alle ku jeclaado, mar ayaa nabiga๏ทบ la waydiiyey: waa kuma adoonka alle ugu jecelyahay adoomadiisa ? waxa uu ku jawaabay nabigu๏ทบ waa qofka Akhlaaqda wanaagsan leh.
Sidoo kale Akhlaaqda wanaagsan waxa ay sabab u tahay inuu nabigu๏ทบ ku jeclaado. Nabiga๏ทบ ayaa. yiri: Qofka aan idibkugu jecelahay ee iigu kiin dhaw boos ahaan maalinka qiyaame waa kan idinkugu wanaagsan xaga Akhlaaqda.
3] Akhlaaqda wanaagsan waxa ay calaamad u tahay  in qofka iimaankiisu dhamaystiran yahay, abuu hurayra alle haka raali ahaadee ayaa nabiga๏ทบ kasoo wariyey in nabigu๏ทบ yiri: Kan ugu dhamaystiran xaga iimaanka mu'miniinta waa kan ugu wanaagsan dhanka Akhlaaqda iyo dabeecadda, sidoo kale kan idinkugu khayrka badan waa kuwa idinkugu akhyaarsan dhanka xaaskooda.

Ku dayo nabigaaga muxammed๏ทบ asaga ayaa dayasho kuugu jirtaaye, kaga dayo sida uu xaasaskiisa ula dhaqmayey, kaga dayo sida uu salaada u ilaalinayey, kaga dayo sida uu asxaabtiisa ula dhaqmayey oo adna ula dhaqan saaxiibadaada, ma jirto cid isaga ka mudan inaa ku dayato e.

iska ilaali

1: Kibirka: Kibirku waakii meel dhigay: ibliis,fircoon iyo dhamaan qoomamkii la halaagay.
ma aha wax fiican inna iskala waynaato daka, faa'ido darro mooyee wax kalena ka faa'idi maysid,
" Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado "
         _ Ismacil mire AHUN

- Adoon baad tahay dhimane
- Kibirka waynaha u dhaaf
           _ Khaliif faarax xayir
2: maalaayacniga: inaa iska hadasho aadan eegin waxaad oranayso waa wax laga fiicanyahay, nabiga๏ทบ ayaa yiri: Qofka islaamnimadiisa wanaageeda waxaa kamida inuu ka tago maalaayacniga ama waxa aan anfacayn.
3: Saaxibka xun: ka fogoow qof walba oo aan wax kugu soo kordhinayn gaar ahaan dadka xun-xun, carabtu waxay dhahdaa " ha la saaxiibin shararka " Ogoow qofka xun inuu kuu saamaynayo sida: marka  dhambiisha dhuxusha ah ay u danto marka la dhex galiyo dambaska sidaas oo kale ayuu kuu daminayaa qofka xun ee ka fogoow.
4: Ku dayashada gaalada: Alle swt markii uu sameeyey aduunka waxa uu soo dajiyey qaanuunkii lagu maamuli lahaa oo ah kitaabka quraanka, hadii aad ka tagto qaanuunkaas allihii ku uumay oo aad raacdo kuwo iyaguba lunsan oo aad ogtahay masiirkooda ama halka ay ku dambaynayaan oo ah naarta, u diyaar noqo inaad la gasho naartaas
diintu afka uun ka sheego ma aha baro oo ku dhaqan wixii ka soo harana alle ayaa kaaga filan.
5] Xasadka: xaasidnimadu ma aha wax fiican oo nabiga๏ทบ ayaa yiri: xasadku waxa uu cunayaa camaliidana wanaagsan sida dabku u cuno ama u gubo xaabada ama qoryaha, cidna ha xaasidin, guulaha dadka ugu farax sida kuwaaga aad ugu faraxdo.

- Xiskiyo maankaaga dhahir
- Ka saar xiqdigiyo jahliga
- Kibirka xasadkiyo xumaha
       _ Axmed maxamuud ( Axmed tukur )

La soco qaybta 2aad

3ย months, 2ย weeks ago

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir๐Ÿ‘

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @Lamaane24h
โ†ช๏ธ @Erayojaceyl23
โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42
โ†ช๏ธ @Riyooyinkeena56
โ†ช๏ธ @NAFTEENNA1
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

Halkaan ka iibso saliida dhaqankaaba mida hablaha  ๐Ÿ‘‡

Channel kudarista. ๐Ÿ‘‡
โ™คโ™ง @Gud_Kooxda_Midnimo โ™งโ™ค
Riix boton kaan si aad ugu biirto.๐Ÿ‘‡

https://t.me/addlist/zyVM0kaS7W1iOTg8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMidnimoโ€, which includes 81 chats.

3ย months, 2ย weeks ago

Sidee ayaad bishii 5,000$ interneetka oga samayn kartaa

Kor ka soo akhriso โ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธcilmiraadis.com

5ย months, 2ย weeks ago
Yeelo saaxiibo badan lkn ha ilaawin โ€ฆ

Yeelo saaxiibo badan lkn ha ilaawin waliga qarabadaa, xaq dhawr dariska, xushmee dadka

5ย months, 2ย weeks ago

Gabadhaha 9 kaas calamadood leh ha la guursado waa arin %100 la ogaaday raga oo dhan ay jecel yihiinโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธ kor ka soo akhriso cilmiraadis.com

5ย months, 2ย weeks ago

3 Cudur oo aad halis ah oo dhalinta %90 ku dhaco laga yabaa in uu ku haayo soo akhriso โ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธ cilmiraadis.com

5ย months, 3ย weeks ago
Mar kasta oo gabadhu bulashada ku โ€ฆ

Mar kasta oo gabadhu bulashada ku dhex yeelato sharaf iyo soo dhawayn waxa ay muujinaysaa wanaaga iyo karaamada ninkeeda, gabadha waxa ogu wayn ee kor u qaadana waa dharsanaanta

We recommend to visit

Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.

For feedback and business enquiries
@IntelSlavaFeedbackBot

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

News and announcements of the library. No books here.
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณOfficial Chinese channel: t.me/zlib_china_official
๐ŸŒ https://zlibrary-global.se
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
๐Ÿฆ https://twitter.com/Z_Lib_official
๐Ÿ˜ https://mastodon.social/@Z_Lib_official

Last updated 4ย months, 1ย week ago

๐Ÿ’ซWelcome to the best book channel of Telegram.

โœจBuy ads: https://telega.io/c/BooksHub25

โœจContact admin โž  @Bookshub_contact_bot

โœจ Off Topic Communityโž  @BooksHubCommunity

โœจ Copyright Disclaimerโž  https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18