News and announcements of the library. No books here.
๐จ๐ณOfficial Chinese channel: t.me/zlib_china_official
๐ https://z-library.sk
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
๐ฆ https://twitter.com/Z_Lib_official
๐ https://mastodon.social/@Z_Lib_official
Last updated 4ย months, 4ย weeks ago
Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.
For paid promotions and feedback contact us at: @CEOofBelarus
Last updated 1ย month, 4ย weeks ago
๐ซWelcome to the best book channel of Telegram.
โจBuy ads: https://telega.io/c/BooksHub25
โจContact admin โ @Bookshub_contact_bot
โจ Copyright Disclaimerโ https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18
Aniga oo qayilo oo jaad iyo sigaar Cabo ayaan soo fariistay tafsiirka
-Sh muxamad dirir ayaa tafsiirkii ii mariyay habenkaas ayeey nolashayda is badashay
Sh.Muxamad haybe
-Qofka 20jirka sexdaa 70jirkuu ku ordaaa
Xigmad
- **Dumarka iyo geeluba
- Haddaan hadal macaan
- iyo heeso loo tirin
- haggaag uma socdaan'e"
๐*๐*๐ซก
ALLAHU AKBAR
-Dimishiq oo la qabtay iyo guud ahaan dalka suuriya oo xor noqday 60sano kadib, suniga oo dib u qabsaday, mujrimkii waynaa ee bashaar oo rushia u baxsaday iyo dawlad cusub oo suni ah oo lagu dhawaaqay
Alx
โข Degmo idil dad meel yaal ninkii dux iga soo moodey
โข Dug maanaa ka odhan kara bakhayl derejo loo waaye.
Abwaan Ahmed korjaan AUN
Fg: Hadii aad isku aragto adiga oo akhrinaynin qormo dheer hadayba faiido leedahay ama daawan karin muqaal dheer oo faiido kuu leh lkn wakhti badan ku qadanaayo dawashada muqalada qosolka ee micno darada ah iyo qormooyin gaagaabn
Ogow in aad tahay qof aad caajis u ah meel dheerna gaari maysid
Maadaama waxa aad maqasho ama laguu sheego
saamaynayaan nafsaddaada waa inaad ka fikirto waxa aad
maqlayso ama aad dhagaysanayso.
Had iyo jeer ka fogow
inaad maqasho erayada cadawnimada, nacaybka, xukunka.
siyaasadaynta diinta ee keenaysa in Alle dagaalka dhexdeena
ah lagaliyo, oo la sheegto inuu Alle qolana la jiro midna ka
jiro.
Waxaas oo dhan nafsadaada uma fiicna. Waa inaad ka fogaato si aad u hesho nafsad deggan, oo isku kalsoon oo
jacayl iyo khayr ku dhisan.
Nafsadda aadanaha waxaa saameeya:
1. Wuxuu arko.
2. Wuxuu maqlo.
3. Wuxuu nafsaddiisa isu sheego.
4. Iyo wuxuu aammino.
Qofna marabo inuu kugu taagero ama kula garab galo zafarkaaga nololeed markad bilowdo, taabadelkeeda dadka qaar way kugu qosli,halka qaarkodna ay kulayaabi doonan balse ha hilmaamin maalinkad guuleysato inay isku dayayaaan dhamantod inad saxib ka agdhow unoqotid halkay qaarkod odhan doonan waa reerkayga.
News and announcements of the library. No books here.
๐จ๐ณOfficial Chinese channel: t.me/zlib_china_official
๐ https://z-library.sk
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
๐ฆ https://twitter.com/Z_Lib_official
๐ https://mastodon.social/@Z_Lib_official
Last updated 4ย months, 4ย weeks ago
Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.
For paid promotions and feedback contact us at: @CEOofBelarus
Last updated 1ย month, 4ย weeks ago
๐ซWelcome to the best book channel of Telegram.
โจBuy ads: https://telega.io/c/BooksHub25
โจContact admin โ @Bookshub_contact_bot
โจ Copyright Disclaimerโ https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18