Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Description
Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada.

Kusoo biir chanelkena kale .

https://t.me/cilminafsiga

Wixii su'al ama talo bixin ah👇

Owner : @AASIYA_CASAYR


15/5/2021 🥰Welcome.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 1 week ago

Haddii aad la kulantaan qof si niyad ah u doonaya in uu ka gudbo xaalad nololeed oo adag oo markaas uu ku sugan yahay, ha malaynina niyaddiisa ee ficilkiisa eega. Nolol kasta oo dhibaato ay weheliso waxay u baahan tahay in la qaabilo oo in laga cararo uma baahna. Ka baxsashada caqabadaha, iyada ayaa ah caqabad hor-taagan nolosha. Haddiise la qaabilo dhibaatada, waxaa xigaya in xal loo helo. Xasuusnaada in maanta ay tahay timaaddadii shalaydiina, taas oo ahayd mid aad shalay ka walwaleyseen. Berrina in ay tahay timaaddadiina maanta, taas ah mid aad maanta ka walwashaan. Sidaa darteed, hawl maanta idiin taal dib ha u dhiganina. Keliya waxaad dib u dhigataan hawsha aad dooneysaan inaad qabataan goorta aad dhimataan.

1 month, 1 week ago

Coming soon qiso cajiib ah❤️

1 month, 1 week ago

aamin kuwa raadinaya oo har iyo habeenba usoo jeedaya sida ay runta u helaan , lakiin waligaa ka shaki kuwa isku maleeya in ay runtiiba iyo xaiiqdii iyaga soo heleen . kuwaas run ma aysan helineh weey ismoodsiiyeen .

3 months, 1 week ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part
one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Telegram

KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 43 chats.

3 months, 1 week ago
Waxaynu ku jirnaa wakhti ay wax …

Waxaynu ku jirnaa wakhti ay wax waliba is badaleen jawigii iyo qaab nololeedkii deegaamadeenu qof waliba waxaa ku hareersan intaas oo xaladood midba mid ka adagtahay mid markuu ka baxana mid kale galaya aduun waxaynu ku noolahay aad u adag oo hadaad nolosha adigu fududaysan kugu sii adkaanaysa intaas markaynu Isla ogaano tan xigta waxa weeye

Intaad wakhti haysto adigu wax korodhso ama naftaada wax aakhirona kuu taga aduunkana ku anfaca yeelo waxaa jirta aayad quraan ah oo ilaahay Ina leeyahay aduunka ka qabsada wixii aad ku leedihiin micnaha aakhirada shaqaysta aduunkana shaqaysta wanaaga samee sidii ilaahay wanaag kuugu sameeyey  aayada dhamaadkeeda alleh wuxuu leeyahay ma jecli kuwa fasaadka badan.iska ilaali inaad aduunka isku ilowdo ku kibirtid iyo inaad ilowdid aakhirada danbaysa❗️

وَابْتَغِ فِيمَا آتَاكَ اللَّهُ الدَّارَ الْآخِرَةَ ۖ وَلَا تَنسَ نَصِيبَكَ مِنَ الدُّنْيَا ۖ وَأَحْسِن كَمَا أَحْسَنَ اللَّهُ إِلَيْكَ ۖ وَلَا تَبْغِ الْفَسَادَ فِي الْأَرْضِ ۖ إِنَّ اللَّهَ لَا يُحِبُّ الْمُفْسِدِينَ❤️

3 months, 1 week ago
Philosophy فلسفه 🤔🧠.
5 months, 1 week ago
Inta aad ku jirto halganka Nolasha …

Inta aad ku jirto halganka Nolasha oo shaqo la’aan tahay, waxbarashada iska bixin karin, daruuf kasta oo nolal aad wajaheyso ma arki doontid qof ku caawiya.

Qabiil, asxaab iyo xataa ehelka lkn marka aad guul gaarto, nolashaada hormar sameyso waxaa hareerahaada imaan doono qabiilkaada oo dhan, asxaabta iyo ehelka, mararka qaarna dhalashadaada ayaa leesku qabsan doonaa.

Ma jiro xilli uu qofku ugu baahi badan yahay in aad caawiso inta uu dhibka ku jiro. Dhallinyaradu waa inay sameeyaan halgan adag oo nolasha ah dulqaadkana badiyaan si ay u guuleestaan.

Ilaahayna isku xidha wax waliba way imaanayaa Samir ka dib😊👍

Qoraalkaan insha allaah mar Baan qiso ku saabsan idiinku soo qaadan wakhti Baan la sugayaa insha allaah😊

Asia😶

5 months, 1 week ago

Waxan ahay Qof suaal badan ,shakina u raacsan yahay .
Saas markaan ogaaday ayaan bilaabay in aan diinta ka akhriyo inta naxariista leh .
Si uu xoogeysto Aaminaadeyda iyo Iimaankeyga 🥰

@mrxoosh

5 months, 1 week ago
Badiya saliga nabiga ***😊***

Badiya saliga nabiga 😊

اللهم صلي على سيدنا محمد ❤️

Jimce wanaagsan👍

5 months, 1 week ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part
one

https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0

Telegram

Kulmis1aad

Dr IBRAHIM ADAN invites you to add the folder “Kulmis1aad”, which includes 43 chats.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago