SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
nabi muxamadna wuxuu naleeyahay NNKH : xiriiri qofkii ku gooya iska cafi qofkii ku dulmiya wanaaji qofkii kuxumeeyay.
qof diinta jaahil ka ah ayaa ku dhahaaya: qofkii naftaada aankuweydiinin xaalkeeda iyo arinkaaga adigana haweydiinin naftiisa iyo xaalkiisa.
inaad ku faaidid ma ahane kuma khasaaraysid
?sedex dadka kamid ah haday hortaada ka hadlaayaan u aamus ho gooynin xumaana haku ciqaabin
?labada kudhasahay , canuga yarka ah, qofka murugaysan
?waayo waxa hadlaaya ma aha carabkooda ee waa quluubtooda.
?dadku sida ay kuu arkaan way kala duduwantahay oo waa wax iskhilaafsan
?qaar ayaa kuu arka qof xun inaa thy
?qaarna waxay kuu arkaan qof fiican
?qaarkalana waxay kuu arkaan inaa tahay qof dagan oo dabeecad leh
?qaarna waxba kuuma arkaan
?cida kali ah ee sidaa tahay ee xaqiiqada ah kuu arka waa alla noloshaada dhan isaga dartii ubixi.
قال رجل حكيم :
ɴɪɴ ᴀʟʟᴀ xɪᴋᴀᴍᴅ sɪᴋʏᴀʏ ᴀʏᴀᴀ ʏɪʀɪ
أربعة إياك أن تخسرهم في حياتك:
Aғᴀʀ ᴅᴀᴅᴋᴀ ᴋᴀᴍɪᴅ ᴀʜ ɪɴᴀᴀᴅ ᴡᴀʏsɪᴅ ɪsᴋᴀ ɪʟᴀᴀʟɪ ɪɴᴛᴀᴀ ɴᴏᴏsʜᴀʜᴀʏ .
? من أسعدك، وأنت مهموم
?ϙᴏғ ᴋᴀᴀ ғᴀʀxɪʏᴀʏ ᴀᴅɪɢᴏᴏ ᴍᴜʀᴜɢsᴀɴ
?من ناصرك، وأنت مغلوب
ϙᴋғ ᴋᴜᴜ ɢᴀʀɢᴀᴀʀᴀʏ ᴀᴍᴀ ɢᴀʀᴀʙ ᴋᴜsɪɪʏᴀʏ ᴀᴅɪɢᴏᴏ ʟᴀɢᴀᴀ ᴀᴅᴋᴀᴀᴅᴀʏ
?ومن تحمّلك، وأنت غاضب
ϙᴏғ ᴋᴜᴜ ᴅᴜʟϙᴀᴀᴛᴀʏ ᴀᴅɪɢᴏᴏ ᴄᴀʀᴀʏsᴀɴ
? ومن دافع عنك، وأنت غائب
ϙᴏғ ᴋᴜᴅɪғᴀᴀᴄᴀʏ ᴀᴅɪɢᴏᴏ ᴍᴀϙᴀɴ
☑️ogoow maalinka aad dhimanaysid kaligaa ayaa dhimani, qabriga kaligaa ayaa lagu galini, kaligaa ayaan lagu soo saari, kaligaa ayaa lagu xisaabi cid xisaabta kula qaybsani majirta.
ibna aadamaw hadii dadka oo dhan ay alaah adheecaan laakiin adiga aad rabigaa caasidid, dhaacadooda waxba kuuma taraysa.
ibnul qayim.
﴿رب إني لما أنزلت إلي من خير فقير ﴾
☑️ rabiyoow waxaad iisoo dajisid (isiisid) oo khayr ah waan ubaahanahay.
☑️ waa jumla kulminaysa mahadnaq amaan iyo duca alla, nabi muusa jumladan oo uu dhahay darteed ayuu rabi usiiyay xaas , meel uu daga, iyo rizqi .
☑️ aynu badina kucelcelinteeda.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago