Wanaag Fidiye

Description
Ku soo dhawowow barteena Telegram
https://t.me/+dU2p_tYDIfs4NjBk

waxaad ka heli doontaa Alle idimkii Arimo diini ah sida Quraanka , Axaadiithta, Taariikhda Islaamka, Dhiirigalino, iyo waxkastoo kheyr ah.
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 Jahr, 2 Monate her

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 Jahr, 4 Monate her

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 Jahr her

1 Jahr her
Suubanaha calyhi as-salatu wa sallam wuxuu …

Suubanaha calyhi as-salatu wa sallam wuxuu yiri:

"Ha yaraysan wanaagga, haba ahaato
inaad walaalkaa u dhoollacadayso e'.

📚Waxaa Wariyey Muslim 📚
_
Wanaagga inuu yaryahay dartii ha u xaqirin oo ha is oran "waxan waa wax yar oo ajir badan ka heli mayside iskadaa " wax walba oo wanaag ah samee xitaa inaad u dhoolacadayso qofkaad la hadlayso ha ahaatee\-intaasna ajir ayaad ka heli.

1 Jahr her

لا تعتمد كثيرا على أحد في هذه الحياة فحتى ظلك يتخلى عنك في الأماكن المظلمة

1 Jahr her

5 نصائح للتقرب من الله:

  1. قراءة القرآن يومياً.
  2. التركيز في الصلاة.
  3. إطالة السجود.
  4. كثرة الدعاء إلى الله.
  5. تذكر الموت كثيراً.
1 Jahr, 3 Monate her
Wanaag Fidiye
1 Jahr, 3 Monate her
Wanaag Fidiye
1 Jahr, 3 Monate her

Salaadaha lagu cabbiro heerka uu marayo iimaanka qofku waa salaad subax iyo salaada cishe.

Hadadan u kicinba waxaa u baahan tahay iimaankaga inaa dib u firisid oo isdaba qabatid hadaa dayacdid waa janadii ood iska dayacday hada ilaashatid waa janadii ood ilaashatay??.

1 Jahr, 3 Monate her

Mucjioyinka quraanka waxa kamida
‏" لا تقنطوا ، لا تحزنوا ، لا تهنوا ، لا تيأسوا "
Ha quusanina hamurugonin ha walwalin marwalba rajo iyo meel aad ku nafisto ayu  kusinaya aayad walban waa risaalo dhamystiran??

1 Jahr, 3 Monate her

في الإسلام، هدف الحياة هو تحقيق العبودية لله سبحانه وتعالى واتباع أوامره. كما جاء في القرآن الكريم:

“وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ” (سورة الذاريات: 56).

هذا يعني أن الهدف الأساسي للحياة هو عبادة الله بكل جوانبها، وليس فقط من خلال الصلاة والصوم، بل أيضًا في جميع الأعمال اليومية التي يقوم بها الإنسان بنية إرضاء الله.

أهداف الحياة في الإسلام تشمل:

  1. عبادة الله وطاعته: تنفيذ أوامر الله والابتعاد عن ما نهى عنه.
  2. الإصلاح في الأرض: الإنسان خُلق ليعمر الأرض ويكون خليفة فيها، كما قال تعالى: “إني جاعل في الأرض خليفة” (سورة البقرة: 30). وهذا يشمل العمل الجاد والسعي للإصلاح وتحقيق الخير في المجتمع.
  3. تحقيق التوازن بين الدنيا والآخرة: المسلم يسعى للنجاح في الدنيا ولكن دائمًا يتذكر أن الحياة الآخرة هي الغاية الأسمى. كما قال النبي ﷺ: “اعمل لدنياك كأنك تعيش أبداً، واعمل لآخرتك كأنك تموت غداً.”
  4. تحقيق الأخلاق العالية: المسلم يسعى لتحسين أخلاقه والتعامل مع الآخرين بالعدل والإحسان، متبعًا سنة النبي محمد ﷺ.
  5. الاستعداد للآخرة: الحياة الدنيا هي اختبار، والإنسان يعيش فيها استعدادًا للحياة الأبدية في الآخرة. كل ما يقوم به الإنسان في حياته هو وسيلة لتحقيق سعادة أبدية في الجنة.

باختصار، هدف الحياة في الإسلام هو عبادة الله وتحقيق الخير في الدنيا والآخرة، والعمل بما يرضي الله لينال الإنسان رضوانه وجنته في الآخرة.

1 Jahr, 3 Monate her
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 Jahr, 2 Monate her

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 Jahr, 4 Monate her

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 Jahr her