Tuuji Maankaaga

Description
Channel kaan waxa aad ka helaysaa fikrado kaabayo maankaaga kuuna sahlaya in aadan cidna u jajuubnaan.
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago

8 months, 2 weeks ago

Furaha qunful kaste furi karo waxaa la yiraa "master key" waana fura wanaagsan lkn qunfulka uu fura kaste furi karo waa qunful xun waana la badalaa.

Micnaha adigu kala dhex bax.

8 months, 2 weeks ago

Duunyadu waa xaab daaq
Dadkune waa xan daaq.

8 months, 2 weeks ago
12|April maalinta CXDS.

12|April maalinta CXDS.
Sanadguuradii 64aad, Hambalyo daljirayaasheena aan gamban lagana libin helin ee aan darteed hurdada u gama'no.

~Maanta maanta maanta
~Waa maalin wayne maanta.

8 months, 2 weeks ago
Kuwa badan oo Youtube wax ka …

Kuwa badan oo Youtube wax ka sharaxa boqol muuqaal waxba kuguma fahamsiin karaan ninkaan askariga ahna 5 daqiiqo buu Cryptocurrency sharaxaad la fahmayo ku soo koobay.

Markii aad aqoon ku hubaysan tahay qof xog soo ururin karana aad tahay?

8 months, 2 weeks ago

Soomaalidu waxyaabaha aanay runta ka sheegin oo ay khiyaaliga kaga meeraystaan waxaa ka mid ah in aanay ogolayn in ay wax kala lahaadaan oo ay jiraan wax cid waliba u qaas ah (dhul, maal ama magaad ah) haba kula kala duwanaadaane.
Kuwa waxaa jiro isticmaalo qaacida "taada kula lihi taydane anigu lihi".

[Hadii aan wax lakala leeyahay jirin, ma jiri karaan wax la wada leeyahay].

8 months, 2 weeks ago

Bulshada Soomaalidu waa dun-wadaag diirka kore (qabiilada ama ashqaasta) kula duwan, duntooduse (ama waa xigto ama waa xidid) hoos ka xariirto.
Majirto qof Soomaali ah oo iska dhal isir ah wada yeelan karo, kama hadlayo aabe iyo hooyo oo kaliya.

Sidookale waa bulsho xaga dhaqanka mid ka ah oo ma jiraan dhaqan reer gooniya oo marka la arko lala amakaagayo ama lala yaabo, waa macquul hab-dhaqanada qaar in aynan isku si uga wada sinayn lkn si guud waa u mid.

Labaadaasi arin iyo kuwa kaloo badan waxa aynna tusi karaan sida aynan ukala maarmi karin bulshada Soomaalidu oo ay u yihiin ul iyo diirkeed.

"Dadku waa xidid iyo xigaal wada yaal".

8 months, 2 weeks ago

Soomaalidu waa ummad qiyaaliga, maada iyo fadhi ku dirirku u yihiin mowhibo ama caado oo aan ku sheekaysan ama isku sheegin wax ku dhisan xaqiiq iyo taariikh.

8 months, 2 weeks ago
Maca Salaama.

Maca Salaama.

Waxaa soo dhawaaday Wakhtigii aan is faaruqi leheeyn oo aan is maca salaameeyn leheyn Ramadaanoow, Ballanteenu waa Ramadaanka Dambe.

Waa la hubaa Adigu waad Fulinee Ballantaa oo waad imaanee Ramadaanka Dambe 11 Bilood kadib. Laakin, lama hubo in aan Anagu Ballantaa Fulin doono oo 11 Bilood kadib aan kula joogi doono.

Haddii aan Gaari weeyno mudadaa Ballintii kaagama bixin ee Qadartaa intaa ku ekeed. Kan Hadda aan ku macasalaameeyneyno Allaah ha nooga dhigo mid la Aqblo oo Xasanaadkiisa iyo Dambi dhaafka Alle aan Janno ku muteysano.

Aamiin, Aamiin, Aamiin.

8 months, 3 weeks ago

Ifka lagu janeeyay (Hooyo)
Uurkiyo wadnahaay (Hooyo)
Aqligiyo maskaxdaay (Hooyo)
Dhiigiyo oofahaay (Hooyo)
Barbaarin aloosaneey (Hooyo)
Ducadeeda la aqbalaay (Hooyo)
Arxan iyo naxariis
Eebe ku manaystayeey (Hooyo)
Aduunkaan kadeedkaa
Kurbadiyo aafadaa
Alloow hadimada ka dhowr (Hooyo)
Aakhinarane Raboow
Suubanihiyo asxaabtiisa
Eeboow rafiiqeeda ka yeel (Hooyo).

? Join @Tuujimaankaada

8 months, 3 weeks ago
Cajiib! Sawir kulmiyay in ka badan …

Cajiib! Sawir kulmiyay in ka badan 5 dabaqad oo ka mid ah dabaqadaha nolosha.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago