SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
-Nolashan aduunkan macaankeeda waa cibaado
-Maxa ka sharaf badan in aad rabigaa u sujuudid, baridid, ku mahadsid nimcooyinka xad dhaafka ah ee uu ku siiyay, danbi dhaaf waydiisatid.
{ فَاسْتَقِمْ كَمَا أُمِرْتَ } 🤍🦋✨
💫Maalgelinta maskaxdaada waa maalgashiga ugu fiican ee aad samayn karto noloshaada oo dhan💯
Hadii aad daasho baro sida loo nasto, laakiin ha baran sida loo rajo dhigo waayo maalin uun waa gaadhi doontaa guusha aad nolosha ka leedahay keliya Allaah ku xirnow lana imow dadaal iyo himma sare.
. MUGDIGA NOLOSHU WAA ADIGA OO JARA XIDHIIDHKA IDINKA DHEXEEYA
ADIGA IYO ALLAAH
ALAAHNA WUXUU YIDHI S.W.T
(ومن اعرض عن ذكري فاان له معيشة ضنكا ونحشره يوم القيامة اعمى)
QOFKII KAJEEDSADA XUSKAYGA WAXAA USUGNAADAY NOLOL CIDHIIDHA AH WAXAANA SOOSAARI DOONAA QIYAAMAHA ISAGOO ARAG LA,(INDHALA)
إِذْ يَقُولُ لِصَـٰحِبِهِۦ لَا تَحْزَنْ إِنَّ ٱللَّهَ مَعَنَا ۖ
Markii uu ku yidhi saaxiibkiis
Ha murugoon alle ayaa inala
Jira, 🥰
Waxaa jira hadal udhigma laabgalin
Xiliyada qaar waxeynu dareenaa😑
Cidhiidhi kadibna waxaa Inna soo gaadha weedho naxariis ah oo innaga Feyda dhubkii Inna ragaadiyay. Waqtiyada qaar qalpi jab💔 ayaa inagu dhaca. Kadibna waxaa ina soo gaadha weedho kabniin innoo noqota.😚
Markale ayaa murugo😮💨 dareenaa hadal togan ayaa innooga yimaada qof ehelka ah kadibka waa eynu faraxnaa🤗
Buuga dhambaalada qur,aanka
Qorshaha hankaaga dadka loogama qisoodo kaliya waxa la tusaa waxa kuu qabsoomay 📚💞💯.
Bani'aadanka in badan ka gaabso hubaal way ku ixtiraamayaan kaftankaagana yaree haddii kale dadnimadaada ayuu hoos udhigayaa 🪻🥀💯.
Dadka qancintooda wakhti badan ha galin haddii aad galisana waligaa murugo iyo walwal ayaad ku noolaanaysaa, Intaad bani'aadan qancin laheyd alle raaligali oo qanci 🥀💞💯.
Adigoo noqon kara cafis badane ku caan baxay farxada ha noqonin ciil badane ku caan baxay cuqdadiyo calool ku qaadka ☝️💕💯.
مِنْ مفاتيح السعادة لا تقارن نفسك بغيرك
Mid ka mid ah furayaasha farxaddu waa inaadan la barbar dhigin naftaada dadka kale
Guulaha ugu waaweyni waxay yimaadaan ka dib markii laga gudbo caqabadaha ugu adag🩺♥️
إن أعظمُ النجاحات تأتي بعد تخطي أصعب العوائق🩺♥️
𝑇𝒉𝒆 𝒈𝒓𝒆𝒂𝒕𝒆𝒔𝒕 𝒔𝒖𝒄𝒄𝒆𝒔𝒔𝒆𝒔 𝒄𝒐𝒎𝒆 𝒂𝒇𝒕𝒆𝒓 𝒐𝒗𝒆𝒓𝒄𝒐𝒎𝒊𝒏𝒈 𝒕𝒉𝒆 𝒎𝒐𝒔𝒕 𝒅𝒊𝒇𝒇𝒊𝒄𝒖𝒍𝒕 𝒐𝒃𝒔𝒕𝒂𝒄𝒍𝒆𝒔
-Dadkoo Wax Badan La Sheekeysato, Nolashada Waxba Iskama Badesho.
-Allah Haddii Aad Wax Yar La Sheekeysatana Nolashaada oo Dhan Ayaa Is Badalayso.❤️🥹❤️
𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗾𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗯𝗮𝗱𝗻𝗮𝗮𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗰𝗲𝗹𝗶𝗻𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗻𝗮 𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗻𝗮𝘀𝗶𝗶𝗻 𝗗𝗼𝗼𝗻𝗼 💕
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago